Cs Sfaxine ee Reer Tunisia Ayaa Markii 3-aad Hantidey CAF Confederation Cup.(By Jaahuur)
Congo-Lubumbashi Stadium-01-Dec-2013-(SDN) Akhyaartay faaqidaadeena ciyaarha waxaynu ku soo qaadaneynaa koobkii Africa Confederation Cup oo lagu kala faraxashey,waxaana ku guuleystey Cs Sfaxine ee Tunisia. Haddaba lugtii 1-aad ee lagu ciyaarey Tunis ayaa Cs Sfaxine Tunisia ku badiyeen 1-0,lugtii 2-aad oo maanta ka dhacdey Congo ayaa xulka Togo ku badiyey 2-1,marka la isku cel-celiyo goolasha Tunisia 3-Congo-2. Congo ayaa ku guuleysatey koobkan…
