Natiijada Cilmi-baadhis Jaamacad London Ku Taallaa Ku Samaysay Somaliland
London:25-Nov-2013M(SDN)-Horumarka Tallaabo Tallaabada ah ee Somaliland ka Jira ayaa Waayadan Dambe Noqday mid soo Jiita Indhaha Waddamada HOrumaray ee Yurub. Jaamacad ku taalla Magaalada London ayaa Cilmi-baadhis ay Somaliland ku samaysay lagu ogaaday inuu jiro xidhiidh ka dhexeeya amaanka iyo horumarka, inakstoo hore xaqiiqooyin caddeynaya jirin. Cilmi-baadhis ay hogaaminaysay, Dr Laura Hammond, oo madax ka…
