Kooxda Alshabaab oo Lix ka Mid ah Ciidamadooda lagu dilay duleedka Magaalada Beledweyne
Beledweyn 24.Nov 2013 (SDN)- Lix ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab ayaa saakay lagu dilay duleedka degmada Beledweyne kaddib markii ay ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah AMISOM ay howgal ka fuliyeen tuulooyin ku yaalla galbeedka magaalada Beledweyne. Sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda ayaaWarfidiyeenada u xaqiijiyay in lix ka mid ah…
