Webmaster

    Maamulka Madaarka Hargaysa oo dhan isaga duway dhaleecayn uu u jeediyay Jamaal Cali Xuseen kuna Sifeeyay inay Waayo aragnimo la’aani haysato {DHAGAYSO}

    Hargaysa 25.Nov 2013 (SDN)- Maareyaha Madaarka Cigaal International Airport  ee Hargeysa ayaa Jawaab ka bixiyay Hadal ka soo Yeedhay Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Ucid Aqoonyahan  Jamaal Cali Xuseen Waxaanu xusay inay Waayo aragnimo la’aani haysto Musharaxa hab maamuuska ay Gudoomiyihiisa u sameeyeen, Waxa kale uu sheegay in Gudoomiyaha Ucid si fiican…

    Read More

      Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo dalka ku soo laabtay si adagna uga hadlay Sababta ay Xukuumadu uga soo Hor jeedo Shirka ay Axsaabtu ku baaqeen {DHAGAYSO}

      Hargaysa 25.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay ka dib Safar uu ugu maqnaa Dalka Turkiga oo uu kaga qayb galay Shir Xisbiyo Dunida ka kala yimid ku kulmeen. Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Ucid Jaamal Cali Xuseen, Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga Ucid…

      Read More

        Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid oo Xukuumada ku eedeeyay in Meel Shacabka loo Ogol yahay loo diiday Masuuliyiinta Xisbiga Ucid {DHAGAYSO}

        Hargaysa 25.Nov 2013 (SDN)- Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen oo Maanta ka hadlayay Soo dhawaynta Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo in Mudo ah Socdaal Shaqo ugu Maqnaa dalka Turkiga ayaa sheegay  inay fiicnaan lahayd inay si ka balaadhan sida ay u soo dhaweeyeen Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ay ku hawlanaayeen balse…

        Read More

          Xadhiga Ganacsade Oomaar oo soo shaac bixisay in Sirdoonka Jabuuti Dhegeystaan Telephonada Somaliland

          Jabuuti Nov 25,2013(SDN)-Dawlada Jabuuti ayaa xabsiga dhigtay mid ka mida ganacsatada ugu waaweyn Somaliland iyo Jabuuti ganacsade Jaamaca Oomaar Seed oo xarigiisa loo aaneynayo in uu xiriir la lahaa Ganacsade Cabdiraxmaan Boore. Sirdoonka Jabuuti ayaa in muda ahba laga warhayay basaasida isgaarsiinta kala duwan ee Somaliland ka dib kolkii shirkadaha isgaarsiintu dalkaas ka dhigteen Xarumo…

          Read More

            Wasiirka Duulista Oo Amar Ku Bixiyey In Saraakiisha Xisbiga Ucid iyo Saxaafadda Madaxa Bannaanba Laga Hor Istaago Soo Dhaweynta Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

            Hargeysa:25-Nov-2013(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa amar ku bixiyey inaan Madaarka loo Sii daynin HOggaanka Sare ee Xisbiga Ucid oo Doonayey inay Soo Dhaweeyaan Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo halkaas ka soo Degayey. Amarkan  wasiirka ayaa waxa si Toos ah u fuliyey Ciidanka Ilaalada Madaarka oo Goor Horeba Bilaabay inay Garoonka Ka…

            Read More

              Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Joojinta Xadgudubyada ka dhanka ah Haweenka oo hargaysa lagu qabtay

              Hargaysa 25.Nov 2013 (SDN)- Xubno wasiiro ah ayaa  ka qeyb galay xaflad loo sameeyay maalinta caalamiga ah ee joojinta xadgudubyada ka dhanka ah haweenka  taas oo lag qabtay   hoolka hayada shaqaalaha ee magaalada hargaysa. Xafladan oo ay soo qaban qaabisay wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada waxa ugu horeyn ka hadlay wasiirka wasaarada shaqada iyo arimaha…

              Read More

                GUDOOMIYAHA BAARLAMAAN S/LAND AHNA GUDOOMIYAHA XISBIGA WADDANI OO SOO GAADHAY WADANKA INGRIISKA.

                London 25Nov13(SDN)Gudoomiye A/rahman Mohamed A/llahi “Ciro” oo beryahaba ku sugnaa Qaaradan Yurub ayaa xalay xili dambe ka soo degay Wadankan Ingriiska. Gudoomiyaha oo safaro kooban ku soo kala bixiyey wadamada Finland iyo Sweden ayaa wadankan Ingriiska kaga qayb geli doona shir ay isugu imanayaan Xubnaha Baarlamaanka ee wadamada barwaaqo sooranka (commonwealth) oo la filayo inuu…

                Read More

                  The history of Hargeisa as per documentary from Tube taken Hagi Abdi Hussen (Abdi Waraabe) commented by Dr. Mohamed Rashid sheik Hassan (An Ex-BBC Somali broadcaster))‏

                  A city is a relatively large and permanent settlement although there is no agreement on how a city is distinguished from a town, however, many cities have a particular administrative and legal status and treated as head quarter of state legislative body and that is what distinguishes a city government from a town.Cities generally have…

                  Read More

                    Madaxweyne ku-xigeenka Dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN oo xabsiga laga siidaayay

                    Jabuuti Nov 25,2013(SDN)-Guddoomiye ku-xigeenka dalada mucaaridka Jabuuti Md Cumar Cilmi Kheyre ayaa ay xukuumada Jamhuuriyada Jabuuti ay xabsiga ka sii deysay maalmo ka dib kolkii ay qabatay. Xukuumada Jabuuti ayaan faahfaahin ka bixin sababta ay xabsiga u dhigtay Mr Kheyre oo ka mid ah halgaamaayadii u soo dagaalamay xoriyada Jabuuti. Sidoo kale dalada mucaaridka Jabuuti…

                    Read More

                      Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Waalidiinta Soomaaliyeed Canada ku nool uga digay in caruurtooda ay Masaajida keligood u diraan

                      Toronto Nov 25,2013(SDN)-Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka dalka Soomaaliya oo booqanaya dalkan Canada ayaa digniin culus u soo jeediyay Waadlidiinta Soomaaliyeed ee dalkan ku korsanaya ubadka. Cabdiraxmaan Aadan Ibrahim oo imaantinkiisa Canada ku weheliyay xildhibaan dhawaan Soomaaliya ku soo dhaawacmay ayaa saxaafada u waramay. Xildhibaanka oo haatan ka mid ah Guddida arrimaha Dibedda ee Baarlamaanka Soomaaliya…

                      Read More

                        Wasiirka arrimaha dibedda Iran oo si weyn Tehran loogu soo dhaweeyay,hashiiskii Nuclearka ee Geneva ka dib

                        Tehran Nov 25,2013(SDN)-Wefdigii dalka Iran uga qeybgalay gorgortankii dalkaasi la galay reer Galbeedka ee Barnaamijka Nuclear-ka oo mudo tobaneeyo sanadood ka dib heshiis laga garay Axadii. Wefdiga Iran uga qeyb qaatay wadahadalada oo uu hogaaminayay wasiirka arrimaha dibedda ee dalkaasi Maxamed Javad Zarif ayaa gegida duyuuradaha ee Tehran si weyn loogu soo dhaweeyay. Boqolaal ruux…

                        Read More

                          OGAYSIIS OGGAYSIIS:CAAWA IYO HAWEENKA IYO HABLAHA UCID

                          Waxa la Ogaysiinaya Dhaman  Taagarayaasha Haweenka UCID ee kunool LONDAN iyo Nawaaxigeed in laqabandoon Xaflad ka dhicidoonta magaalada LONDAN Habeenka  FREDAY 06/12/2013 .Sacada.07:00PM.ILAA IYO OO:30am Address. hoos ku qoran. EGYPTIAN HOUSE 95 BLoemfountain Road Londan W12 7DA.  {halkaasoo lagu soo bandhigi doono  talawadaag  iyo xog urrin xisbiga ah.waxaana GOOBTA  KA HEESAYA FANAANII ISUGU JIRTA RAG…

                          Read More

                          Sagaal Jir Reer Japan ah Ilaahayna Ku Maneystey Xirfadda Kubadda Cagta oo Dhan Ayaa Real Madrid u Saxeexay(Daawo) By Jaahuur.

                          Takuhro Nakai-Japan-Nov-25-2013-Akhyaartay Koonkan Ilaahay abuurtey inta aad nooshahay waxaad ku arkaaysaa wax kaa yaabiya,Magaalada lagu magacaabo Takuhro Nakai oo ku taala dalkaa japan ayaa waxaa ku nool wiil yar oo 9-aal jir ah Ilaahayna hibo u siiyey xirfad kasta oo kubadda cagta lagu ciyaaro,bacdamaa aay naadiyaasha aduunka tartan ugu jireen sidii ay ku hanan lahaayeen…

                          Read More

                            Rajada Ra’isal Wasaare Saacid Oo Kor u Kacday Iyo Tiro Xildhibaanno Oo Hore Loo Sheegay Inay Ka Soo Horjeedaan Oo La Waayey

                            Muqdisho:25-Nov-2013 (SDN)-iyadoo ay kala jiidashada Golaha Baarlamaanka ku dhex Maraysa Madaxweyne Xasan iyo Ra’iisal wasaare Saacid meel sare marayso, ayaa Haatan la Arkaa  Saacid oo hantiyaya Tiro badan oo aan markii hore la filaynin. Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoon yahay oo warbaahintu ka helayso Xafiiska Ra’iisal wasaaraha, ayaa sheegaya inaanay 168-ka Xildhibaan ee la…

                            Read More