Webmaster

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo Kashifay Sir ku saabsan Booqashadiisii Sucuudiga

Washington 17. July 2017 (SDN/QJ):- Arin loo arko inay tahay qumbulad nuclier ah oo qaraxday sida ay ka dhawaajiyeen khubaro faro badan oo siyaasadda ka faalootaa, Madaxweynaha Dalka Maraykanka Donald Trump ayaa kashifay sir diblumaasiyadeed oo weyn markii uu sheegay in uu sucuudiga shuruud kaga dhigay inay Balaayiin doolar hub kaga iibsadaan hadii ay doonayaan…

Read More

Maxaa Ka Jira in Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye uu Canaan Kulul u Jeediyey Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland & Sababta Keentay!!

Burco 17. July 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye ahna Gudoomiyaha Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Weli Ku guda jira Socdaal uu ku Marayo Gobolka Togdheer ayaa la soo Weriyey inuu Cannaan Xoogan la Miciinsaday Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Somaliland Mudane Cali Xasan Maxamed ‘’Cali Mareexaan’’ oo ka Mid ah…

Read More

Turkiga Oo Soo Gabagabeeyay Dhismaha Saldhig Military Oo Ay Ka Sameeyeen Muqdisho

Muqdisho 17. July 2017 (SDN/QJ):- Dowladda Turkiga ayaa sheegtay sheegtay in ay soo gabagabeeyeen saldhig military oo dowladdaTurkiga ay ka dhistay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya. Safiirka dowladda turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Baker oo Saxaafada kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay soo gabagabeyeen dhismaha Saldhigaas islamarkaana Bisha Ogoosto ay qorsheynayaan in…

Read More

‘’Lacagihii ay Turkiga Noo Balanqaadeen Wali Nama Soo Gaarin’’ Wasiirka Maaliyadda ee Dawlada Federaalka Somalia Mr Beyle 

 Muqdisho 17. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in muddo saddex bilood aanay qasnada dowladda ku soo dhicin lacagihii uu balan-qaaday Turkiga ee loogu tala galay kabka miisaaniyadda. Dowladda Turkiga ayaa bishii April ku dhawaaqday in dowladda Soomaaliya ay ugu deeqeyso lacag gaareysa labo milyan oo dollar bil…

Read More

“Kuwa nalagu eedaynayo inaan Shaqada ka erinay, Iyagaa dawladda Khaayimay ee haka Xammaashaan Suuqyada..” Madaxweyne Erdugan & Badheedhihiisa Sannad Guuradii 1aad ee Inqilaabkii Dhicisoobay

Istanbul 17. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Turkiga Rajab Tayib Erdogan, ayaa ku eedeeyay waddamada Galbeedka munaafaqnimo, xilli habeen hore uu dalkiisa xusayo sannad-guuradii koowaad ee kasoo wareegtay afgembigii fashilmay ee Guutooyin Ciidammada Turkiga ka tirsani isku dayeen inay inqilaabaan Dawladda oo ku Beegnayd Habeenimadii 15-ka bishii July 2016-kii.   Dalka Turkiga waxaa ilaa shalay ka…

Read More

Madaxweynaha Cuba Raul Castro oo dhaliilay Siyaasadda Dhigiisa Maraykanka Donald Trump ee Wax ka bedelka Xidhiidhkii Cuba

Cuba 17. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Cuba, Raul Castro, ayaa markii ugu horaysay si shaac baxsan u dhaliilay siyaasadda uu madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, wax kaga bedelayo xiriirka ay dhawaan labada dal dib usoo ceshadeen. Madaxweyne Raul Castro ayaa sheegay inuu guuldaraysan doono isku-day kasta oo lagu waxyeelaynayo kacdoonkii Cuba. Madaxweyne Trump ayaa adkeeyay in…

Read More

Suuqyada Burtinle oo lacago Faalso ah la soo galiyay iyo Mudaharaad looga Horjeedo arintas oo dhowr qof Dhaawacay

Burtinle 17. July 2017 (SDN/QJ):- Dibad baxan oo ahaa mid xoogan , isla markaana looga soo horjeeday sicirka sarifka degmada Burtinle ayaa dhaawacay dhowr qof oo shacab ah ,kuwaasi  oo carro xoogan kala hortagay qaar kamid ah ganacsatada degmada.   100 Dollar ayaa degmada Burtinle oo ka tirsan gobolka Nugaal ee Puntland lagu kala sarifanayay…

Read More

Mid ka mid ah dowladaha Afrika Oo Lagu Eedeeyey Iney Toogatay Dad Uu Ku Jiray Nin Xaday Muus ah

Rwanda 17. July 2017 (SDN/QJ):- Hay’adda xuquuqda aadanaha u doodda ee Human Rights Watch ayaa dawladda Rwanda ku eedaysay inay laysay dad dambiyo sahlan galay. Dadka la sheegay inay dawladdu laysay badankood waxaa lagu eedeeyay in ay xatooyo gaysteen, waxaana dadkaas mid ka mid ah lagu eedeeyey inuu xaday Moos.   Qaar kalana waxaa lagu…

Read More

Ruushka Oo Soo Saaray Gaadhi Biyaha Iyo Berrigaba Mari Kara Oo Ciidamadu Adeegsanayaan

Moscow 17. July 2017 (SDN/QJ):- Iyada oo dhowaan ay ciidamada Ruushka iyo shirkaddaha dalkaasi qaar kamid ahi soo saareen diyaarad dhulka iyo baddaba mari karta oo ay yeelan doonaan ciidamada wadankaasi, ayaa haddana waxa kale oo ay soo saareen shirkaddaha gawaadhida ciidamada qaabilsan ee Ruushku gawaadhi awood u leh inay biyaha iyo dhulkaba maraan. Gaadhi…

Read More

Dhulka Siberia Oo Markii Ugu Horeysay Heer Kulkeedu Gaadhey Meel Aanu Hore U Gaadhin

Siberia 17. July 2017 (SDN/QJ):- Dhulka kaymooleyda ah ee Siberia ayaa heer kulkeedu gaadhey markii ugu horeysay meel aanu hore u gaadhin, sida lagu sheegay daraasad u  sameeyey mac-hadka Gabe Institute of Siberia  iyo Maxadka kale ee  Russian Academy of Science . Khubarada mac-hadadan ka socotay ayaa sheegay in isbedelka cimilada adduunka ee saamaynta ku…

Read More

Maxaad kala Socotaa Luuqada Ay Laba Qof oo Keliya Ku Hadlaan Dunidda Maanta? Iyo Sababta Dhimaalka ku Keentay!!

Mexico 17. July 2017 (SDN/QJ):- Dalka Maxico oo ku yaalla latin America waxa ka jirta luuqad lagu magacaabo Ayapaneco, taasi oo dalkaasi lagaga hadli jiray qarniyo badan. Degaanada ay aad u degnayaanyeen dadkii luqadaasi ku hadli jiray ayaa ka badbadaay qabsashadii gumaysigii Spanishka laakiinse waxa ku dhacay fatahaado, abaaro , dagaalo  iyo kacdoono dhexdooda ah,…

Read More

Hibo Cabdiraxman: Basaasidii Mosad Ee Halist Badnayd & Sida ay Ku Heshay Xogta Sheegaysa Halka ay Yaalaan Gantaalaha Hawada Sare ee Difaaca Masar!

Qaahira 17. July 2017 (SDN/QJ):- Markii ay Hibo aamintay inay Yuhuuddu bariga dhexe ugu awood badan tahay waxa si fudud looga shaqaaleeyey hay’adda sirdoonka Israa’iil ee Mosad waxaana sabab u ahaa oo hawsha shaqaalaynteeda ka qayb qaatay Yuhuudiga dhalinyarada ah ee reer Poland ee saaxibadeed gurigeeda ku baratay. Hibo ayaa Mosad u sheegtay inay aqoon…

Read More

Hantidii Uu Lumiyay Ayaa Noloshiisa Sahayatay! Qiso Ku Cibro qaadasho Mudan!!

Pennsylvania 17. July 2017 (SDN/QJ):- William Post waxa uu degenaa gobolka Pennsylvania ee dalka Maraykanka markii uu ku guulaystay bakhtiyaa nasiib dhan 16.2 Million doller sanadkii 1988. Maalinta uu ku guulaystay lacagta xadigaasi leeg waxa ku jiray accountkiisa lacag dhan $ 2 keliya, waxaanan uu ahaa nin sabool ah. Shaqooyin kala duwan oo ayuu ka…

Read More

Danjire Bethuel Kiplagat Oo Geeriyooday Isagoo 81 Sano Jir Ah Iyo Waxyaabaha ay Somalia ku Xasuusato

Nairobi 17. July 2017 (SDN/QJ):- Danjire Bethuel Kiplagat oo Kenya ugu xil saarnaa hanaankii nabadda ee Soomaaliya 2003 illaa 2005 ayaa geeriyooday isagoo 81 sano jir ahaa. Wuxuu kaloo ahaa guddoomiyaha guddiga farsamada IGAD u qaabilsanaa shirka dib u heshiisiinta Soomaalida ee ka dhacay Kenya kaasoo lagu dhisay dowladii KMG aheyd ee uu madaxweynaha ka…

Read More

Weli Ma is Weydiisay Sababta ay Dad Badani Uga Cabsadaan Tirada 13ka?

Berlin 17. July 2017 (SDN/QJ):- Odayga Arnold Walter Schoenberg wuxu ku dhashay dalka Austria bishii  Septemebr 13, sanadki 1874 wuxu lahaa xirfadda muusiga, gabayga waxaanu noqday maamulihii dugisgii Muusiga ee Viennese ee Jarmalka, waxaana uu xooga saaray musiga markii u soo baxay xisbigii Hitler maadaama uu ahaa dhalasho ahaan nin ka soo jeeda Yuhuudda. Sanadakii…

Read More

Agaasimaha Guud ee Tacliinta Sare ee Somaliland oo Murashixiinta 3-da Xisbi Ku Tilmaamay Kuwo aan Lahayn Qorshe ay Ku Horumarinayaan Tayada Waxbarashadda Isla Markaana aan ka Warqabin Heerka ay Waxbarashada dalku Marayso+ Saamaynta Xisbiga Kulmiya DAAWO

Saamayn Intee Leeg Ayaa Dhaliilaha Uu Agaasimahani Ka Simay Axsaabtu Ku Yeelanaysaa Qorsheyaasha   xisbiga talada Haya Ee KULMIYE uga Meel Yaala Horumarinta Iyo Tayada Waxbarashada oo Agaasimahani Hungo Madhan Ku Tilmaamay? Hargeysa 16. July 2017 (SDN/QJ):- “Wasaaradda [waxbarashada] adigu laba sanno wax yar baa ka dhiman muddada aan joogo,labadaas sanno xafiiska anigoo jooga ayaa odayaal…

Read More

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Soo Bandhigay Xadgudubyo uga Yimid Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye,Iyo Xukuumadda & Talaabada ay Qaadayaan DAAWO

Hargeysa 16. July 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadlay Falal lidi ku ah Nabadgalyada oo uu Sheegay inuu ku talaabsaday Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye. Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani Maxamed C.laahi Uur Cade oo Maanta Warbaahinta la hadlay ayaa Sheegay  in Madaxda Kulmiye ay Xoog ku qabsadeen Xaruntii uu…

Read More

Xisbiga Kulmiye oo ka Hadlay Shil Gaadhi oo ku yimi Wefti Muuse Biixi Hoggaaminayo oo marayey Hawdka Togdheer

Hargeysa 16. July 2017 (SDN/QJ):- War-Saxaafadeed ka soo baxay Xarunta dhexe ee Xisbiga Kulmiye ku leeyahay magaalada Hargeysa, ayaa lagaga warramay Shil Baabuur oo ku yimi Wefti uu hoggaaminayo Musharraxa ahna Guddoomiyaha Xisbigaas Muuse Biixi oo Safar Kormeer ah ku marayey Hawdka gobolka Togdheer, iyaga oo dhammaan 4 Qof oo Masuuliyiin iyo Hawl-wadeenno isugu jira oo…

Read More