Webmaster

Sawirka Marwada Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi Iyo Aragtiyaha Laga Bixiyey !

Waqooyiga 18. July 2017 (SDN/QJ):- Xaaska Madaxweynaha Dalka Kuuriyada Waqooyi ee magaceeda la yidhaahdo Rai Sool, oo aan had iyo jeer la arag iyada oo wehelinaysa Sayigeeda Kim Jung Own oo ah Madaxweynaha Dalkaasi K.Waqooyi. Haddaba, wakaalada wararka ee Dalkaasi K.Waqooyi ayaa waxay aad u qaada dhigtay Sawir iyo Muuqaal Muujinaya Madaxwaynaha iyo Xaaskiisa oo…

Read More

Waa Kuma Ciyaartoyga Ugu Dheer Ciyaaryahanada Kubbada Kollayga ee Adduunka !

Romania 18. July 2017 (SDN/QJ):- Ciyaartooyga kubbada Kollayga ciyaara ee adduunka ayaa had iyo jeer lagu soo xullaa ama loo tixgaliyaa Dhererkiisa iyo awoodiisa Caafimaad, haddaba waxa dhawaan la shaaciyay ciyaaryahanka ugu dheer ciyaaryahanada Kubbada Kollayga ee guud ahaan Dunida, kaasi oo la sheegay inuu yahay wiil 16 jir ah oo u dhashay Dalka Romania….

Read More

Sannad Kadib: Qisadii Shirqoolkii Afganbi ee Dhicisoobay ee Turkiga Ka Dhacay,Xogo Ku Siinaya Faham Buuxa Iyo Go’aan Qaadasho Waa Qallinkii Kamaal A.Cali

Hargeysa 18. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Dalka Turkiga Looga Dabaal Degay Sannad Guuradii 1aad ee ka soo Wareegtay Isku dayga Afganbigii Dhicisoobay ee Dalkaasi ka Dhacay. Hadaba waxaan halkan idiinku soo Gudbinaynaa Macluumaad ku saabsan Inqilaabkaas Fashilmay oo Xiddidadiisu qoto dheer yihiin ee Akhris haboon:- Habeennimadii Sabtidu soo gelaysay ee 15kii Julaay 2016ka, xilli goor…

Read More

Maxaa Ka Dhab ah Inqilaabkii Dhicisoobay ee Sanad Ka Hor ka Dhacay Turkiga?, Maalmaha,Daqiiqadaha Iyo Ilbidhiqsiyadu Sidii ay isu Bedelayeen Iyo Falanqayn Xiiso Leh oo uu ka Diyaariyay Xasan Cumar Hoori

Hargeysa 18. July 2017 (SDN/QJ):- Waa Qormo aynu Ku Eegi doono Isku daygii Inqilaabkii ay sameeyeen sannad ka hor Cutubyo ka tirsan Ciidanka Dalka Turkiga si ay Talada uga Tuuraan Madaxweyne Ordugan Xukunkuna uu Gacanta Mar kale u galo Ciidamadda Mileteriga. 10:30 (caweyskii) – Jimce. Ciidamo ayaa xidhay buundooyinka (Bridges) Furraat iyo Sultan Mehmet ee…

Read More

Laanta Afka Somaliga ee Idaacadda BBC oo Maanta u Dabaal degaysa 60 Sanno Guuradeedii ka soo Wareegtay Markii la Aasaasay & Dhacdooyinka Wareed ee ay Mudadaas Tebisay

London 18. July 2017 (SDN/QJ):- Laanta af-Soomaaliga ee BBC-du waxa ay shaqadeeda bilawday 18-kii Luuliyo, 1957-kii, waxaana lagu bilaabay in ay hadasho toddobaadkiiba laba jeer oo min 15 daqiiqo ah, hase ahaatee, si isdabajoog ah ayaa marba loo kordhinayey muddada idaacadda. Markii ugu horreysay, subaxnimada waxa la sii deyn jirey wararka caalamka, gelinka dambena waxa…

Read More

Wax ka Ogow Dalalka Carabta iyo Isku deygii Farsamaynta Gawaadhida!!

Riyadh 18. July 2017 (SDN/QJ):- Dalal badan oo Carbeed iyo Kuwa Khaliijka ayaa Ibadan ku taamayey inay maruun ku Guukeystaan Soo saarista iyo samaynta Gawaadhida oo maruun dunida Guudkeeda  lagu arko. Waxaanay dalalka Carbeed marar badan isku ayeen sidii ay ugu Guuleysan lahayeen Samaynta Gawaadhida. Hadaba isku deygii uu horeeyey iyo dalkii ugu horeeyey dlalka…

Read More

Dawlada Pakistan Ayaa Dalka Hindiya Ku Eedaysay Qulqulatooyin Dhiig Ku Daadatay Oo Ka Dhacay Xudduuda U Dhexaysa Labada Dal

Karachi 18. July 2017 (SDN/QJ):- Dawlada Hindiya ayaa sheegay in aanay wax war ah ka haynin arrinta ku saabsan dhimishada afar askar oo Baagistaani ah oo lagu diley xudduuda labada dal. Sida laga soo xigtay Milatariga dalka Baagistaan ,dawlada Baagistaan ayaa dawlad Hindiya dusha ka saartay inay bartilmaameedsadeen gawaadhi milatari oo ay saarnaayeen ciidamo Baagistaani…

Read More

Warbaahinta Suuriya oo Baahisay In Safaaradda Ruushku Ku Leeyahay Magaalada Dimishiq Lagu Weeraray Laba Hoobiye 

Dimishiq 18. July 2017 (SDN/QJ):- Wakaalada wararka ee Suuriya ee SANA ayaa sheegay in labada hoobiye ay ku dheceen gudaha dhismaha safaarada, balse  aanay waxa dhaawac ah geysan marka laga reebo qalab ay burburiyeen.   Jabhadaha ka soo horjeeda dawlada Suuriya ee ku sugan duleedka caasimada ayaa dhawr jeer oo hore weerar noocan oo kale…

Read More

Madaxa Ololaha Doorashadda ee Xisbiga Mucaaridka ee Waddani oo Magac Bixin Cusub u Sameeyay Xilka uu Xisbiga u Hayo Sheegayna Inay Idaacado Furayaan DAAWO

Hargeysa 17. July 2017 (SDN/QJ):- Xamse C.raxmaan Khayre Waxa uu Ku Magacaaban Yahay Madaxa Ololaha Doorashadda ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani,Waa nin dhallinyaro ah oo Deegaan ahaan ka soo jeeda Gobolka Gebilay Wuxuu Xogwaran siiyay Barnaamijka Milicsiga Siyaasiga ee Ka baxa Telefishanka Universal Waxaanu si qoto dheer u sharaxay halkii uu ka soo fuulay…

Read More

‘‘Somaliland ma Quusan Doonto Maalin Uun Ayay Heli Doontaa Aqoonsi’ Fanaanada Sahra Halgan Iyo Telefishanka CNN

Hargeysa 17. July 2017 (SDN/QJ):- Fannaanada caanka ah ee Sahra Axmed Maxamuud (Sahra Halgan), ayaa sheegtay in mustaqbalka Jamhuuriyadda Somaliland wanaagsanaan doono oo ay maalin uun aqoonsi caalami ah ka heli doonto caalamka. Fanaanadu waxay intaas ku dartay in aanay Somaliland quusan doonin waligeed, waxaanay sidaas u sheegtay Telefishanka caalamiga ah ee CNN oo ka…

Read More

Sadex Wasiir Arrimo Gudeed iyo Siyaasiyiin Kale oo Ka Soo wada Jeeda Beesha Gudoomiye Muuse Biixi oo Khamiista Ku Biiraya Xisbiga Waddani & Magacyadooda!!

Hargeysa 17. July 2017 (SDN/QJ):- Maalinta khamiista ayaa haddii eebe ina gaadhsiiyo waxaa la filayaa in xisbiga waddani ay ku biiraan siyaasiyiin tiro badan oo ka soo jeeda beesha Musharaxa xisbiga kulmiye kuwaas oo ay ka mid yihiin sidda warar la hubo ama badhkood aan ka xaqiijinay in ay ku soo biirayaan xisbiga waddani Siyaasiyiintani….

Read More

Hogaamiyeyaasha Xisbiyadda Kulmiye iyo Waddani oo ka hadlay Digniin ay u Jeediyeen Guddida anshaxa ee Komiishanka doorashooyinka Qaranka Iyadoo Midba Mid ku Eedeeyay inuu Sameeyay Olole Siyaasadeed DAAWO

Hargeysa 17. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Bilowgii Todobaadkii tegay ka bilaabmay Gobolada Maroodi Jeex Iyo Togdheer Wejigii Kowaad ee Hawlgalka Qaadashadda Kaadhka Codbixiyaha ee lagu galayo doorashooyinka inagu soo fool leh. Hogaanka ugu sareeya ee Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani ayaa Isugu Tagay Magaaladda Burco Isla markaana Mid kastaaba uu Markii danbe u baqoolay Jiido ka…

Read More

Kulmiye Iyo Waddani (Olole Taageero Doon Mise Wacyigelinta Kaadh Qaadashadda Codbixiyaha)? DAAWO

Hargeysa 17. July 2017 (SDN/QJ):- Labada Xisbi ee Kulmiye iyo Waddani ayaa Todobaadkii tegay iska Daba Maray Deegaano ka Tirsan Gobolka Togdheer oo ay ka socotay hawsha qaadashada Kaadhka Codbixiyaha Doorashooyinka Somaliland, Inkasta oo ay Mamnuuc tahay in Mudada uu Socdo Qaadh qaybintu aan la gelin wax Kaambayn ah hadana labada Xisbi waxay qaadeen dariiq…

Read More

Sharciga Somaliland muxuu ka qabaa Shanta Websit ee ay Xukuumadu Hawada ka saartay iyadoo aanay Jirin Wax Dacwad ah oo Lagu soo Oogay oo ay Iska Difaaci waayeen? DAAWO

Hargeysa 17. July 2017 (SDN/QJ):- Maxkamadda Gobolka Maroodi jeex ayaa dabayaaqadii Todobaadkii tegay waxay xayiraad ku soo rogtay shan ka mid ah Websityada Somaliland ka jira,Kadib markii ay Xeer ilaalinta oo dhanka Xukuumada ahi ay ku soo oogtay dacwad ku saabsan inay Faafiyeen arrimo wiiqi kara nabad-galyada. Maxkamadda Gobolka Maroodijeex Ayaan haba yaraatee dhagaysan Dhinaca…

Read More

Barnaamij Diirada Saaraya Xidhiidhka Ka Dhexeeya Madaxweyne Farmaajo & Somaliland,Aragtiyaha Dekeda Berbera ee Maamulka Shirkada DPW Iyo abuuritaanka Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka DAAWO

Muqdisho 17. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Mudane Maxamed C.laahi Farmaajo ayaa Xilka Madaxweyne ee Somalia waxa uu hayay Mudo Ku siman ilaa Lix bilood. Intii uu ku Jiray Ololaha doorashadda Madaxtinimo waxa uu sameeyay Balanqaadyo tiro badan oo ku saabsan Somaliya guud ahaan iyo Somaliland waxa uga meel yaal. Madaxweyne Farmaajo wuxuu…

Read More

Bulshadda Ku Dhaqan Xaafada Istanbuul Ee Magaaladda Hargaysa oo Cabasho Iska Soo Hor Jeeda u Diray Maamulka Gobolka Maroodijeex & Xukuumadda Dhexe DAAWO

Hargeysa 17. July 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah dadweynaha ku dhaqan Xaafada isku raranta ah ee Istanbul ee Magaaladda Hargaysa ayaa Cabasho ka muujiyey Xadhig uu Badhasaabka Gobolka Maroodijeex ku sameeyay Gudoomiyihii Xaafadaas oo uu ku eedeeyay inuu Gubi jiray Guryaha xaafadaas ku yaala,waxayna sheegeen in arrintu aanay sida uu Gudoomiyaha Gobolku sheegay ahayn…

Read More

Wasaarad ka Tirsan Wasaaradaha Somaliland oo Qaybisay Mobilada Lagu wada hadlo oo Markii hore ay soo qabteen Iyo Sababta ay u soo qabteen!! DAAWO

Hargeysa 17. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Todobaad ka hor soo Dhamaaday Imtixaankii Shahaadiga ah ee Fasaladda 8aad ee Dugsiyadda Dhexe Iyo Kuwa 4aad ee Dugsiyadda Sare ee Somaliland ee Sannad Dugsiyeedka Waxbarasho ee 2016-2017. Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Xafiiska Guud ee Imtixaanaadka Qaranka ayaa dagaal adag la galay Qishka oo la isugu Gudbiyo Noocyo badan oo…

Read More

‘’Waxaan Xabsiga Dhignay Nin Gudoomiye ah oo Guryaha Gubi Jiray Dadkana Lacag baad ah ka qaadan Jiray’’ Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex DAAWO

Hargeysa 17. July 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex Mr Buraale Gaaxnuug ayaa Sheegay inay Xabsiga dhigeen nin uu sheegay inuu Gudoomiye ka ahaa xaafad isku raran ah oo lagu magacaabo Istanbul kaas oo dadweynaha xaafadaasi ka qaadi jiray Lacag baad ah sida uu hadalka u dhigay.

Read More