Webmaster

    Wasaaradda Arrimaha Dibadda Faransiiska Oo Beenisay War kasoo Baxay Maamulka Puntland

    Paris:20-Nov-2013(SDN)-Wasaaradda arimaha dibada ee Faransiiska ayaa  dhinac iskaga Riixday eedo uga yimi Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Oo la xidhiidhay inay gacanta ku hayaan basaasiin u dhalatay waddanka Faransiiska. Romain Nadal oo ah afhayeenka wasaarada arimaha dibada Faransiiska ayaa xaqiijiyay in muwaadiniin u dhalatay dalalka Faransa iyo Ingiriiska lagu xidhay deegaanada Puntland Khamiistii lasoo dhaafay.  …

    Read More

      Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Xukuumadda Ka Difaacay Afgembiga Sharciyadda Waddanka ee Dhabarka Loo Saaray

      Hargeysa:20-Nov-2013 (SDN)-Xukuumadda Somaliland ayaa iska fogaysay eedo ka soo yeedhay qaar ka mid ah xisbiyadda mucaaridka ah oo xukuumadda ku eedayay inay ka dambayso labada Guddoomiye Ku xigeen ee aqalka wakiiladda oo iyagu laalay go’aankii uu Guddoomiye Cirro iskugu shaandheeyay Guddi hoosaadyadii aqalkaasi.  Sidaasna waxa shaaca ka qaaday Afhayeenka madaxtooyadda Axmed Saleebaan Dhuxul oo  Xalay…

      Read More

        Baanka Somaliland Oo Ka Hadlay Farriin ay Ku Diiddan Yihiin Lacagta Jeexjeexan, Fartana Ku Fiiqay Halista Dhaqaale ee Adeegga Zaad-ku Waddanka Ku Hayo

        Hargeysa:20-Nov-2013(SDN)-Baanka Dhexe ee Somaliland ayaa Suuqyada waaweyn ee Magaalada Hargeysa ku Soo Bandhigay Boodhadh waaweyn oo ay ku qoran Yihiin Farriimo dadka loogu sheegayo inaan la qaadan Karin lacagta shilling Somaliland-ka ah ee jeexjeexan. Arrintan oo waxoogaa caqabada ku keeni karta dadka shacabka ah, ayaa waxa faahfaahin ka Bixiyey Guddoomiyaha Baanka Somaliland Cabdi Dirir Cabdi,…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo iyo Gudoomiyaha Kulmiye oo dhambaalo Tacsi ah u diray Marxuumiin ku Naf Waayay Shil baabuur

          Hargaysa 20.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Eheladii, Qoysaskii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo guud ahaan Shacbiga Somaliland isaga oo ka tacsiyadaynaaya geeridii ku timid Alle ha u naxariistee 5 qof oo muwaadiniin ah oo shil baabuur ugu geeriyooday 19/11/2013 galbeedka Hargeysa. ALLE ha u naxariistee muwaadiniintaasi…

          Read More

            Madaxtooyada Oo Sharci-jebinta Dastuurka Dalka u Adeegsatay Guddoomiye Baashe, Cirro Oo Xaqa Ku Addimay iyo Cali yuusuf Oo Labac-labac Leeyey

            Hargeysa:20-Nov-2013 (SDN)- Madaxtooyada ayaa  Falan-qeyn dheer iyo shirar albaabadu u xidhan yihiin oo ay yeelatay ka dib Go’aan ku gaadhay in Hilifaha loo laabo sharciyadda waddanka iyadoo laga soo gelayo Golaha sharcidejinta Dalka. Guddoomiye-ku-xigeenka 1-aad ee Golahaasi Baashe Maxamed Faarax ayey Xukuumaddu ku qancisay in muran sharci ka dhex abuuro Golaha, waxana uu shalay soo…

            Read More

              Garabka Haweenka EE Xisbiga Ucid Oo Dhaliilo culus Dusha ka Saaray Xukuumadda iyo Xisbigeeda Kulmiye

                Hargeysa:20-Nov-2013(SDN)-Hoggaanka Sare Ee Garabka Haweenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid, ayaa  eedo kulul u soo Jeediyey Xukuumadda Somaliland iyo Xisbigeeda Kulmiye oo ay ku tilmaameen kuwo Fadhiidnimo u horseeday waddanaka. Xubnaha oo  ka kooban xubnaha ugu sarreeya  Xisbiga UCID, islamrkaana xilal kala duwan haya, ayaa Bulshada u soo Bandhigay Dhacdooyin ugub ku ah taariikhda…

              Read More

                Shil Galabta ka dhacay Galbeedka Hargeysa oo ay ku dhinteen Saraakiil sar sare oo shirkadda Somcable ka tirsani

                Hargeysa-19-2013(SDN)-Deegaanka Galbeedka Magaalada Hargeysa, ayaa shil galabta ka dhacay waxa ku Geeriyooday Lix qof oo ay ka mid ahaayeen Mulkiilaha Shirkadda Somcable walaalkii iyo Engireenkii Guud ee shirkadaas, kadib markii ay isku dhaceen Gaadhi ay wateen saraakiisha shirkaddaasi iyo Gaadhi kale oo Nooc Dhaynaha loo yaqaano ahi. Eng.Axmed Aadan Xasan oo ahaa Engineerkii Guud ee…

                Read More

                  UK to Give Counterterror Aid to Somaliland

                  London, 19 Nov 2013 (SDN) -The British government is proposing to set aside around 4.8 million pounds ($7.7 million) to enhance counterterrorism capabilities in Pakistan and Somaliland. Foreign Secretary William Hague detailed the plans to donate equipment and fund training and mentoring programs in written statements to lawmakers on Tuesday. He said the government wants…

                  Read More

                    Marwo Faadumo Siciid oo Si Adag ugu Jawaabtay Maareeyaha Xafiiska Samo falka ee Wasaarada Dibu dejinta {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 19.Nov 2013 (SDN) Xoghaya Maaliyada Ee Xisbiga Ucud Marwo Faadumo Siciid ayaa Maanta Si Kulul uga  Jawaabtay hadalo Ka soo yeedhay Agaasimaha Samafalka wasaarada dib U Dajinta Somaliland Marwo Aamina Maxamuud Diiriye. Xoghaya Maaliyada Ee Xisbiga Ucud Marwo Faadumo Siciid Ibrahin Waxay Sheegtay in Aamina Maxamud Diiriye Oo Xukuumada U Qaabilsan Samafalka wasarada dib…

                    Read More

                      UN Charcoal Ban Crucial to Somalia Survival

                       Mogadishu, 19 Nov 2013 (SDN) -Al-Shabab militants, who control portions of southern Somalia, have long relied on charcoal exports to Gulf Arab states to fund their operations and pay their recruits. Now, following the al-Shabab attack on Nairobi’s Westgate shopping mall in September that killed at least 67 people, there is renewed urgency at shutting…

                      Read More

                        “Xeer hoosadka Golaha wakiiladu waxa uu tilmaamaya in laysku shandhayn karo guddi hoosadyada,isku shandhantuna way jiraysaa insha Allaha.” Gudoomiye Cirro

                        Finland 19.Nov 2013 (SDN)- Guddomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Cabdiraxman Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa Sheegay in aan waxba laga badaleynin  Isku shandhanta Guddi  hoosadyada golaha wakiilada ee dhawaan uu isku badeley, waxaanu xusay in Shirguddonku u dhanaa  isku Bedelka  Guddi  hoosadyada. Siddaasi waxa uu ku sheegay Mar uu Khadka Telefoonka ugu waramayey Telefeeshinka  Caalamiga ee…

                        Read More

                          Qaadacaada Shirgudoonka ee Isku Shaandhaynta Gudi Hoosaadyada iyo Xogo soo baxaya {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 19.Nov 2013 (SDN)- Shirgudoonka Golaha Wakiilada Gaar ahaan Gudoomiye ku xigeenka 1aad iyo 2aad ee Golahaasi Mudane Baashe Maxamed Faarax iyo Cali Yuusuf Axmed ayaa daboolka ka qaaday inay Joojiyeen Isku Shaandhayn uu Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu ku sameeyay Gudi Hoosaadyada uu ka kooban yahay Golaha Wakiiladu kadib markii Hogaankooda ay hantiyeen Xisbiyada Mucaaridka ah….

                          Read More

                            Wasiirka arrimaha Gudaha oo Mar kale Xaaraan ku Tilmaamay Shirka Xisbiyada Mucaaridku Shaaciyeen {DAAWO}

                            Hargaysa 19.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka arrimaha Gudaha ee Somaliland ayaa shir jaraa’id oo uu xafiiskiisa ku qabtay waxa uu ka hadlay arimo door ah oo khuseeya nabadgalyada,isagoo Xisbiyada Mucaaridka ahna u soo jeediyay inay kala gartaan Qaranimada iyo  Mucaaridnimada. Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade waxa  uu ku adkaystay in Qabashada…

                            Read More

                              War Murtiyeed:Hiil Dastuur iyo Dimuqraadiyad – HDD

                              Muqdisho Nov 19,2013.Waxaa maanta magaalada Muqdisho ku shiray 50 xildhibaan oo ka kala socda 5 ta beelood ee Soomaaliya.  Waxay xildhibaanadu shirkoodaan ku sifeyeen mid ay ugu hilinayaan dastuurka qaranka iyo nidaamka dimuqraadigaa ee dalku hiigsanayo. Waxayna cadeeyeen inay ka dhiidhiyeen marin-habowga siyaasadeed ee dalka la galinayo, dastuurka lagu tumanayo iyo musuq-maasuqa loo adeegsanayo golaha…

                              Read More

                                Sidee Baad U Aragtaa G.Qaban Qaabada Shirka Dooda Qaran?

                                Tan iyo intii ay jamhuuryada somaliland xornimadeeda lasoo noqatay 18may 1991, waxay soo martay dabaqado fara badan taaso ay ku timid doorka ay maanta ka ciyaarayso dowladaha ka dhisan mandaqada geeska africa. nidaamka uu dimuqraadi ee qarankani qaatayna uu ahaa mid (dhexdhexaada) dhexdhexaad markaanu leenahay waxa weeyi mid dhinicii dimuqraadiyada ku shaqaynaya,dhinaca kalena uu yahay…

                                Read More

                                  Al Shabaab oo Weerar ku Qaaday Saldhiga Booliska ee Magaalada Beledweyn

                                  Beledweyn 19.Nov 2013 (SDN)-Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maleeshiyo hubaysan oo ka tirsan Al-Shabaab ay saaka weerar ku qaadday saldhig boolis oo ku yaalla magaalada, sida uu  xaqiijiyay guddoomiyaha gobolka, Cabdi Faarax Laqanyo. Dableyda ayaa gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ku qarxisay albaabka dhismaha saldhigga ka hor…

                                  Read More

                                    “Dood Qaran ma jiro Sharci u diidaya Xisbiyada Mucaaradka ah, Siyaasiyiinta waddaana waa kuwii wadankan tacabka badan ku lahaa” Wasiir ku Xigeenkii Hore ee Ganacsiga

                                    Hargaysa 19.Nov 2013 (SDN)- Wasiir ku Xigeenkii Wasaarada Ganacsiga ee Xukuumadii Daahir Rayaale Kaahin Mudane C.xaliim Maxamed Muuse ayaa difaacay Dooda Talo Qaran ee ay Xisbiyada Mucaaridku ku baaqeen isla markaana sheegay in Sharciga dalku u ogol yahay . Mudane C.xaliim Maxamed Muuse waxa uu Sidaa ku Sheegay Warsaxaafadeed uu soo saaray kaas oo u…

                                    Read More