Webmaster

Xiddiggii Hore ee Chicago Bears Iyo Dallas Cowboys Sam Hurd oo 15-ban Sanno La Xidhey Muxuuse Qoonsadey?(By Jaahuur)

Dallas-Nov-16-2013-(SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku turxaamineynaa xiddiggii hore ee Chicago Bears iyo Dallas Cowboys Sam Hurd oo 15-ban sanno lagu xukumey muxuuse galabsadey? 28-tan jirkan Sam Hurd ayaa Arbacdii la xukumey,xidhitaankiisa oo la xidhiidha darogooyin aad u miisaan leh (DRUGS) iyo faraxumeyn uu kula dhaqmey caruur yar-yar. Sam Hard oo u badheedhey inuu 3-dex…

Read More

    Dastuurka Soomaaliya muxuu ka oranayaa Khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha iyo Raiisul Wasaaraha dalka

    Muqdisho Nov 16,2013(SDN)-Waxa aan weli xal loo helin khilaaf sabab kala boodka madaxada Dawlada Soomaaliya ee wel welka geliyay Shacabka iyo inta xiiseysa arrimaha Soomaaliya. Hab-dhaqankan oo ragaadiyay nidaamyadii u danbeeyay ee dalka soo maray ayaa hadana waxa lagu hanweynaa in ka dib kolkii laga baxay nidaamkii KMG in xaal isbedelo. Ma dhicin,suaashuna waxa ay…

    Read More

      3rd Annual of MN 6 I Group Somali Photo Exibition on

      Baryahan dambe Somaliland sida aad lawada socotaan waxa leynagu soo dhextuurayey Bakeylayaal siyaabo kala dawn leynoo hordhigo hadaba waxaa loo dhigaa qaabab kala duwan oo ah heer qaran,deegaan iyo Shaqsiba. Tusaale ahaan hadaynu qaar kamida soo qaadano 1- Shirqoolkii HUBAAL ee isku dey dilka ahaa oo loogu talo galey in dadka deegaanka Hargaysa leysaga horkeeno…

      Read More

        Siyaasi Cawed Cashara Oo Ka Soo Horjeestay In Madaxweyne Xasan Sheekh Xilka Ka Qaado Saacid Shirdoon

        Canada:16-Nov-2013(SDN)-Siyaasiga soomaaliyeed ee Cawed Axmed Cashara ayaa ka hadlay khilaafka u dhexeeya Madaxda Sare sare Ee Dawlada Faderaalka Somalia isagoo  si hoose u sharraxay waxyaabaha lagu kala saari karo labadan masuul. Cawed Cashara oo waraysi siiyey warbahinta ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay khilaafka, Wuxuuna Sheegay In Haatan Madaxwaynaha aanu Booska Ka Qaadi Karin…

        Read More

          Dawladda Maraykanka Oo Digniin Ka Soo Saartay Weeraro Shabaab Ku Soo Waddo Xarumaheeda Ku Yaalla London

          Nairobi:16-Nov-2013(SDN)-Xukuumadda Mareykanka ayaa digniin kasoo saartay in weerarada argagixisada ah ee ka dhacay dalka Kenya oo Al-shabaab ay geysanayaan ay la beegsadaan saameeyaan xarumaha dowlada Mareykanka ay ku leedahay dalkaasi kenya. Warbixinadii ugu dambeeyay ee kasoo baxayay wasaarada arimaha dibada waaxda u qaabilsan la talinta amaanka ee Mareykanka ayaa lagu sheegay in Al-shabaab iyo kooxda…

          Read More

            Why We Should Not Rebuild the Somali State

            Coarsely stated, the average Somali person is now wondering whether a strong Somali State, if resuscitated or more correctly, if created, can get a grantee not to be assaulted or worse killed, first and foremost by such a future state – or whether it is better to continue with current dishonorable affairs of life resulting…

            Read More

              Jamaal Cali Xuseen Oo Si Adag U Naqdiyey Xadhig Xukuumaddu U Geysatay Oday Birma-geydo ah

                Hargeysa-16-Nov-2013(SDN)- Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen oo hore u cambaareeyey falkii isku dayga Dil ahaa ee lala beegsaday Maxamed Kaahin Axmed, ayaa dhinaca  kale maalintii shalay ka hadlay xadhiga Oday Xaashi Muuse oo u xidhan falkaas lagula kacay Maxamed Kaahin. Musharax Jamaal ayaa  ku tilmaamay Aar-goosi siyaasadeed isagoo u jeeda Mujaahid…

              Read More

                XOghaha Guud Ee Xisbiga Waddani Oo Si Kulul Uga Hadlay Barobogaandhada ay Warbaahinta Dawladdu Ka Baahiso Axsaabta Mucaaridka ah

                Hargeysa:16-Nov-2013 (SDN)-Xoghayaha Guud ee Xisbiga  Mucaaridka ah Ee Waddani Maxamed Cabdilaahi Uur-cadde, ayaa ka Hadlay Barobagaandhada Xukuumaddu ku furtay Shirka Dood Qaran ee ay axsaabta mucaaridka ahi ku baaqeen in dhammaadka sanadkan la qabto. Maxamed Cabdilaahi Uur-cadde oo u Warramayey  Shabakadda wararka ee Qurbejoog.com, ayaa Ugu Horrayn ka Hadlay warar Aan Sal iyo Raad midna…

                Read More

                  Masuuliyiinta Warfaafinta Oo Xaasidnimo Geliyey Guul Diblomaasiyadeed Oo UU faysal Cali Waraabe Soo Hooyey, Uguna Dhaartay in Warbaahinta Dawladda Laga Sheego

                  Hargeysa:16-Nov-2013(SDN)Xukuumadda Somaliland ee uu Gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo), ayaa la sheegay inay xasarad iyo Xaasidnimo gelisay Horumar Diblomaasiyadeed oo uu Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ka soo Hooyey Dalka Turkiga. Guddoomiyaha Iyo Madaxda Xisbiga Ucid Oo Ka Qayb Galay Shir Caalami Ah Oo Ka Dhacay Dalka Turkigay, islamarkaan Halkaas loo soo dhaweeyey Hannaan…

                  Read More

                    DAAWO:Hay’ada MN 61 Group oo soo bandhigtay shawgii sawirada Soomaaliyeed ee Sanadlaha

                    Minneapolis Nov 16,2013(SDN)-Waxa magaalada Minneapolis ee Gobolka Minisota lagu soo bandhigay sawiro ka turjumaya dhaqanka iyo dadnimada Soomaaliyeed. Hay’ada MN 61 Group ayaa sanadkii sadexaad isla magaalada Minneapolis ku soo bandhigaan Barnaamijkan. Maxamed Barre oo ah ruuxa Juhdiga ugu badan geliyay ayaa TV-ga Qaranka Soomaaliyeed uga waramay ahmiyada Barnaamijkani Bulshada aanu la noolahay iyo jiilalka…

                    Read More

                      Weydiimaha Hor-yaal Shirka Qaran

                      Waa mid meesha taal, in bulsho waxa wada wadaagtaa is-weydiiso, maxaa inoo toosan oo aan ilaashanaa? Maxaase inaga qaloocan oo aan toosisanaa?, waana halka guushu ku jirto, maxaa yeelay, garashada weydiimahaas, ayay ku dhex jirtaa guushu, hadii se geedigu yahay bilaa sahan, waxa bulshadaas guuraysa, ku dhacaaya habaw, iyo iyada oo toobiyaha ka baydha, qarana…

                      Read More

                        Madaxweynaha Somaliland oo Kulan kula qaatay Madax Milateri iyo Dublamaasiyiin Ingiriis ah Markab kuwa dagaalka ah (DAAWO)

                        Berbera 15.Nov 2013 (SDN)- Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta safar shaqo ugu kicitimay magaalladda Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, Isla markaana Ka Qayb galay Xaflad loo sameeyay Ciidanka Difaaca iyo Ilaalada Xeebaha Somaliland oo Tababar loo soo Gabo Gabeeyay. Madaxweynuhu Waxa uu Kulan kula qaatay Markab kuwa…

                        Read More

                          Boqol Qof oo Dawlada Kenya ay kala Noqotay Waraaqihii dal ku Jooga ahaa iyo Dib u eegis lagu samaynayo Aqoonsiyada la Bixiyay 3 sanno ee u danbeeyay

                          Nairobi 15.Nov 2013 (SDN)- Dowladda Kenya ayaa waraaqaha aqoonsiga kala noqotay in ka badan 100 qof oo ay sheegtay in ay yihiin ajaanib si khalad ah ku helay warqadahaas. Wasiirka arrimaha gudaha Kenya Joseph Ole Lenku ayaa sheegay in ay dowladdu dib u eegis ku sameysay aqoonsayadii la bixiyay saddexdii sano ee la soo dhaafay….

                          Read More