Webmaster

    Cabinet endorses plans to reopen Somali National University

    His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon and Cabinet were today briefed government plans to rebuild and reopen Somali National University at the weekly Cabinet meeting. The plans were unanimously supported by the Cabinet. Somali National University was established in 1974, consisting of 13 faculties, 700 staff and educating over 15,000 students. The physical structure…

    Read More

      BALANBAALISTII iyo SHINIDII (PRT2)

      Anoo meeshii sii fadhiya , oo la yaaban dhaqankii QUDHAANJADA , ayaa waxa soo martey cayayaan aad u qurux badan , waa xiligii BALANBAALISTA . Culimadu waxay sheegeen , inay BALANBAALISTU tahay ta ugu muruqyada (xoogga) wayn  makhluuqaadka illaahay abuuray , ha arkin yaryaraanteeda iyo jiljileeceeda , intaa way duuleysaa , baalasheedaasuna mar qudha isma…

      Read More

        Kulmiye oo kulmiyay laba reer”SACLO”

        Waagii hore ee Somaaliya la joogay waxa jiri jiray shariikado ka dhexeeyay laba dal, sida Somaliya iyo Liibiya ama Romaniya, shariikadahaa waxa magacoodu sifayn jiray labada dal ee mulkiyadaasi ka dhexayso sida; LIBSOMA ama ROMSOMA. Malaa yaab ayay idinku noqon doontaa hadii aad barri maqashaan xisbiga SACLO. Kalmadani waa xarafyo laga soo qaatay labada mulkiile ee…

        Read More

          ” Muranka Siyaasadeed Haduu Sii Socdo,Golaha Shacabka Baa Xalinaya,Baarlamanka Baana Xaq Leh Xalinta Muranka” Gudoomiyaha Baarlamanka S

          Muqdisho 14.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta ku qabtay xafiiskiisa magaalada Muqdisho Shirjaraa’id oo uu uga hadlayo marxaladda uu marayo Dalka gaar ahaanna dhanka siyaasadda isagoo fariin gaar ahna ukala diray Xildhibaannada Golaha Shacabka,Shacabka Soomaaliyeed iyo Saxaafadda “ugu horeyn waxaan rabaa inaan u jeediyo Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka…

          Read More

            Wefti ka Socda Baanka Horumarinta Islaamiga ah oo dalka Yimid lana Kulmay Madaxweyne Axmed Siilaanyo

            Hargaysa 14.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socda Baanka horumarinta islaamka oo booqasho ku joogay dalka afartii maalmood ee la soo dhaafay. Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo kulankaasi ka hadlay ayaa ku bogaadiyay weftiga ka socda baanka horumarinta islaamka booqashadooda Somaliland iyo mashaariic…

            Read More

              inspirations of empowering our youth generations

              Youth leadership is the practice of youths exercising authority over themselves or others. Youth leadership has been involved upon as a theory of youth development in which young people gain skills and knowledge necessary to lead civic engagement, education reform and community organizing activities. Countless programs around the world seek to teach young people particular…

              Read More

                Golaha Wasiirada Somalia oo Meel Mariyay Xeerka Maamulka Daraasaadka Badaha Somalia

                Muqdisho 14.Nov 2013 (SDN)- Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ansixisay xeerka maamulka Hay’adda Daraasaadka Badaha Soomaaliyeed. War-qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska raysul wasaaraha Soomaaliya Cabduqaadir Faarax Shirdoon ayaa lugu sheegay in dood iyo falanqayn kaddib uu goluhu wasiirrada ansixiyay xeerka hay’adda, si xal loogu helo dhibaatooyinka badaha dalka. Hay’adda ayaa lugu wadaa in ay…

                Read More

                  Xaaji Maxamed Yaasiin oo ka Mid ah Murashixiinta Xilka Madaxtinimo ee Punt land oo Lacag Dhan Toban Kun oo dollar ugu deeqay dadkii dhibtu ka soo Gaadhay duufaankii Gobolkaas ku dhuftay

                  Garowe 14.Nov 2013 (SDN)-Xaaji Maxamed Yaasiin oo ka mid ah musharraxiinta u taagan madaxtinnimada Puntland ayaa maanta lacag dhan $10,000 ugu deeqay dhibbanayaasha duufaanta ku dhufatay qeybo ka mid ah Puntland. Isagoo ka hadlayay shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Nairobi, Xaaji Maxamed Yaasiin ayaa ku dhawaaqay deeqda lacageed, wuxuuna ka codsaday beesha caalamka…

                  Read More

                    “Maanta waxaa la joogaa xilligii nabadda iyo horumarka,”Raisal Wasaare Saacid oo baaq u diray Ciidamada Qalabka Sida

                    Muqdisho 14.Nov 2013 (SDN)- Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta oo Khamiis ah amar ku siiyay ciidanka xoogga dalka ee ku sugan gobolka Shabeellaha Dhexe inay kala dhex galaan beelaha ku dagaallamaya gobolkaas. Isagoo shir guddoominayay shirka golaha wasiirrada, raysul wasaare Shirdoon wuxuu u jeediyay beelaha ku dagaallamaya gobolka Shabeellaha Dhexe…

                    Read More

                      Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Tacsi u diray Qoyskii ay ka Baxday Marxuumad u dhaxday Mujaahid dalka qiimo ku lahaa

                      Hargaysa 14.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhamaan Shacbiga Somaliland ee ay ka baxday MARXUUMA CAASHA CUMAR BULLAALE oo ahayd Xaaskii Mujaahid Maxamuud Haybe Goodhaadhi oo ahaa Mujaahidiintii dalkan ku lahaa qiimaha ee naftooda u huray sidii ay dalkan u xorayn…

                      Read More

                        Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolk Maroodi Jeex oo ka Waramay Khasaaraha ka dhashay Raxmaadkii eebbe

                        Hargaysa 14.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Maroodijeex Ms Rashiid Axmed Maxamed oo ku gudo jira kormeer  ku saabsan xog ogaal u noqoshada xaaladda degmooyinka gobolka hoos yimaadda ayaa maanta warbixin hordhac ah oo faahfaahsan ka bixiyey roobabkii gobolka ka da’yey maalmahii u dambeeyey iyo deegaanada  khasaarauhu soo gaadhay. Gudoomiye ku xigeenka oo Warbaahinta u Waramayay…

                        Read More

                          ” Dastuurka Ninkii Ka Weyn,Meeshu Doono Ha Ka Dhaco ” Ra’isal Wasaaraha Somalia

                          Muqdisho 14.Nov 2013 (SDN)- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa fariintii labaad uu ku muujinayo mowqifkiisa khilaafka isaga iyo Madaxweynaha waxaa uu soo dhigay barta uu Facebook ku leeyahay. Mr Saacid ayaa wali ku adkeysanaya in aanu casili doonin, isla markaana uu ku qanacsan yahay in Baarlamaanka Federaalka uu soo dhex galo khilaafka. “Xalka…

                          Read More

                            Kulankii Madaxda Warbaahinta Afrika Oo Lagu Soo Qaaday Qaybo Ka Mida Caqabadaha Saxaafada Somaliland Haysta Iyo Xoghayaha Guud Ee Solja Oo Ka Warbixiyay

                            Addis Ababa 14.Nov 2013 (SDN)- Madaxda warbaahinta saxaafada afrika ayaa kulankooda sanadlaha ah koodii lixaad ee sanadkan ka dhacay 6-8 November 2013  caasimada dalka Ethiopia addis ababa  oo ay kasoo qayb galeen 1073  waxay diirada ku saareen la dagaalanka cabudhinta saxaafada madaxa banaan ay ku hayaan hogaamiyayaasha siyaasada ee wadamada  qaarada afrika  iyo sidoo kale…

                            Read More

                            Xulka Mexico oo 5-1 Ku Asqeysiiyey Xulka New Zealand(World Cup Play/off) By Jaahuur.

                            Mexico-Azteca Stadium-Nov-14-2013-(SDN)-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku jibaaxaynaa ciyaar aad u xiisa badneyd oo dhexmartey xulka Mexico iyo xulka New Zealand kana tirsaneyd isreeb-reebka koobka kubadda cagta ee aduunka kana dhici doona Brazil 2014. Ciyaartan oo lugtii hore ahayd (First Leg) kana dhacdey Azteca Stadium ee dalka Mexico ayaa waxaa ka soo qeybgaley dadweyne iyo…

                            Read More

                              Hargeysa: Xukuumadda Oo Xabsiga u Taxaabtay Dhakhaatiir Borama Ka Soo Jeeda Oo Xamar Siminar Kaga Qaybgalay, Kuwii ay Shirka Muqdisho u Dirsatayna Gelbis kusoo Dhaweysay

                              Hargeysa:14-Nov-2013 (SDN)-Dawladda Somaliland ayaa maalintii shalay xabsiga u Taxaabtay Saddex Dhakhtar oo ka tirsan Jaamacadda Camuud, kuwaas oo ka soo noqday Casuumad ay ka heleen Dhiggooda Jaamacadda Banaadir ee Magaalada  Muqdisho. Dr Cabdirashiid cumar sheikh Ibraahim, madaxa kuliyada ilkaha ee   jaamacadda Camuud, Dr Mumin iyo Jibriil oo iyaguna ka tirsan Bahda Caafimaadka ee Jaamacadda Camuud,…

                              Read More

                                Professor Jawaari Oo Ka Hadlay Khilaafka Xasan Sheekh iyo Ra’iisal wasaarihiisa

                                Muqdisho:14-Nov-2013 (SDN) –Iyadoo Guud ahaanba soomaaliya lag Hadal Hayo Khilaafka dhex hoganaya labada Masuul ee dalka ugu sarreeya, ayuu Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu isaguna markii ugu horraysay ka Hadlay Arrintaas. Guddoomiye Jawaari, ayaa wuxuu qabaa in khilaafaadka Madaxda dowladda lagu xallin karo oo kaliya gudaha dalka, oo dibedda aan  loo waaridi…

                                Read More