War Deg-deg Ah: Wariyihii Gaarka Ahaa Ee Madaxweyne Siilaanyo Oo Ku Dhawaaqay In Uu Ka Tagay Gabi Ahaanba Shaqadii Warbaahinta Dawlada Iyo Sababaha Keentay Iscasilaadiisa
London 15Nov13 9(SDN)Weriyahii Gaarka Ahaa Ee Madaxweynaha Somaliland Siciid Maasim Axmed Cawaale Isla Markaana Ka Mid Ahaa Haldoorka Telefishanka Iyo Idaacadda Qarranka Somaliland Ayaa Maanta Ku Dhawaaqay Inuu Gebi Ahaanba Iska Casilay Shaqadii Uu Ka Hayey Wasaaradda Warfaafinta Iyo Telefishanka Afka Xukuumadda Ku Hadla Ee SLNTV, Isagoo Qoraal Uu Goor Dhawayd Warbaahinta U Qaybiyey Mudane…
