Cali Maxamed Geeddi Oo Hannaan Xaglin ah Uga Hadlay Khilaafka Madaxda Soomaaliya
Nairobi:14-Nov-2013(SDN)-Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi, haatana kamid ah Mucaaradka ugu waaweyn ee dowlada Federaalka Soomaaliya, ayaa waxa uu ka hadlay Khilaafka soo kala dhex galay M/weynaha dowlada Federaalka iyo R/wasaarihiisa Cabdi Faarax Shirdoon Saacid. Prof. Geedi, oo wareysi siinayay mid kamid ah Warbaahinta Muqdisho, ayaa waxa uu sheegay in M/weynaha aanu awood…
