Webmaster

    Ruling Party Chairman Criticizes Opposition Parties for Planning to Hold National Dialogue conference- (Listen)

    Hargeisa, 13 Nov, 2013 (SDN) -The chairman of ruling party Kulmiye Mr. Muse Bihi Abdi has criticized the opposition parties for planning to hold National Dialogue conference saying that the national dialogue conference is against Somaliland constitution. Bihi also criticized the political leadership of Abdirahman Irro, the chairman of Somaliland’s House of Representatives and WADANI…

    Read More

      UN Approves More Troops for AU Force in Somalia

      New York, 12 Nov, 2013 (SDN) -The United Nations Security Council has authorized more than 4,000 new troops for the African Union force battling militants in Somalia. This will bring the force’s strength to just over 22,000. The Council also authorized the U.N. to supply Somalia’s national army with food, water, fuel and other assets…

      Read More

        Madaxweyne Faroole oo Dalbaday in Beesha Caalamku ay Gurmad la soo Gaadhan Shacabka Punt land ee Masiibooyinku Haleeleen {DHAGAYSO}

        Garowe 12.Nov 2013 (SDN)- Madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiraxaman Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta  socdaal gaaban ku tagay halka ay wadadu ka go’day oo magalada Garowe u jirta 60-km dhanka Bari. Hakad ayaa waxa galay isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha Puntland,Inta uu madaxwaynaha socdaalka ku jiray waxa uu mararka qaar u dagayay eegista xawaaraha ay biyaha kusoo…

        Read More

          Somalia gets first fiber optic link to the world

          Cape Town, 12 Nov, 2013 (SDN) -African fiber optic company Liquid Telecom has delivered a broadband Internet cable to Somalia’s doorstep, the first terrestrial connection to the Horn of Africa country that because of conflict has had rely on expensive satellite links. Liquid Telecom has agreed a deal with one of Somalia’s largest mobile operators,…

          Read More

            Xildhibaan Axmed Yaasiin Sh.Cali Ayaanle oo Iftiimiyay Sababaha ay ugu Digo rogteen Xisbiga Kulmiye {DHAGAYSO}

            Hargaysa 12.Nov 2013 (SDN)- Xildhibaan Axmed Yaasiin Sh.Cali Ayaanle oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ee Ku abtirsan Jiray Xisbigii Dhacay ee Udub kana soo baxay Gobolka Awdal ayaa Faah faahin ka Bixiyay Sababaha ku kalifay Inuu ku biiro Xisbul Xaakimka Kulmiye,Waxaanu Cadeeyay in Xisbiga Kulmiye uu ka Turjumayo rabitaanka Shacabkii soo doortay…

            Read More

              Duufaano Culus oo ku dhuftay Deegaanka Ceelaayo ee Gobolka Badhan ee Somaliland

              Ceelaayo 12.Nov 2013 (SDN)- Duufaan xoog leh oo watta  dabaylo Qoyan ayaa maanta ku dhuftay Degmada  Ceelaayo ee Gobolka Badhan ee Bariga Somaliland, kaasoo sababay Khasaare kala duwan. Mayorka Magaalada Ceelaayo Md Barkhad aadan xasan oo hawlo shaqo hadda u jooga magaalada caasimadda ah ee hargaysa ayaa galabta u sheegay warbaahinta  in wararkii ugu dambeeyey…

              Read More

                Xukuumada Somaliland oo daboolka ka qaaday inay ka qayb qaadanayso Gurmad loo fidiyo dadka ku tabaaloobay roobabka ka da’aya deegaamada Punt land {DAAWO}

                Hargaysa 12.Nov 2013 (SDN)-Dawladda somaliland ayaa heerkii ugu sareeyey kaga hadashay dabaylaha qoyan iyo roobabka maalmahan ka da’ayey Gobolka Geeska Afrika, kuna dhawaaqday inay ka qayb qaadanayso gargaarka loo fidinayo dadkii ay dhibaatada culus ka soo gaadhay duufaanadii ku dhuftay deegaanada bari ee maamul goboleedka Puntland, Somalia. Labadan Wasiir oo Si Wada Jir ah Galabta…

                Read More

                  Ra’isal Wasaare Shirdoon oo Cadeeyay in Khilaaf Distoori ahi u dhexeeyo isaga iyo Madaxweynaha Somalia

                  Muqdisho 12.Nov 2013 (SDN)- Raysul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in khilaaf dastuuri ah uu kala dhaxeeyo madaxweynaha dowladda federaalka, Xasan Sheekh Maxamuud. War qoraal ah oo laga soo saaray xafiiska raysul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa lagu sheegay in khilaafka ka dhex aloosan labada mas’uul uusan ahayn mid siyaasadeed, balse la isku hayo arrimo dhinaca…

                  Read More

                    Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Dhaliilay Gudoomiye C.raxmaan Cirro,Shirka ay Wadaan labada Xisbi Mucaarid {DHAGAYSO

                    Hargaysa 12.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Tilmaamay in Shirka Qaran ee ay labada Xisbi Mucaarid ku baaqeen ay u arkaan mid ka hor imanaya danta iyo Maslaxada Qaranka . Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye waxa uu ku dhaliilay Siyaasada Hogaamineed ee Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Maadama uu ku…

                    Read More

                      Madaarka Hargeysa Oo Aan Maanta Wax Duulimaad ahi Soo Fadhiisan iyo Dayuuradihii Soo Degi Lahaa Oo Meelo Kala Duwan u Baydhay

                      Hargeisa:12-Nov-2013 (SDN)-Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal Internarional Aiport, ayaan Haba yaraatee maanta soo Fadhiisan Garoonkii Ceeryaamo iyo Roobab culus oo da’aya Saaccado badan aawadeed. Duulimaadyadii Imaaraadka, Itoobiya iyo Muqdisho ee saaka soo fadhiisan lahaa madaarka Hargeysa ayaa u leexday Garoomada Diridhaba Jabuuti iyo Magaalada Berbera. Diyaaradda Itoobiya Air-line ayaa ku laabatay magaaladda Diridhaba, halka diyaaradda…

                      Read More

                        “Muuse Biixi Waxaan Leeyahay Abti Inta Hadhaaga ah Ee Xisbiga Isku Soo Jiid Aniga Iyo Maxamed Xaashina Waanu Noolnahay” Wasiirka Warfaafinta {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 12.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Waraafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Md.Cabdilaahi Maxamed Daahir  Cukuse ayaa Tilmaamay in Xisbiga Kulmiye aanu ku kala Tagayn fikirka,Waxaanu ka dalbaday Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi inuu isu soo Jiido Garabyada kala duwan ee Xisbiga Kulmiye u qaybsamay. Wasiirka ayaa hadalkan ka Jeediyay Munaasibad loo sameeyay 11 Xildhibaan…

                        Read More

                          Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo ka kaga Qayb galay Turkiga Shir Balaadhan oo Wadamo badani ka qayb galeen {DAAWO}

                          Ankara 12.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka qayb galay Shirka Wadamada dhinaca dimuqradiyada iyo axsaabta badan ka horumaray Ee loo yaqaano SOCIALIST DEMOCRETS oo ka kala yimi wadama ku kala yaala qaaradaha Yurub, Africa ayaa ka Bilaabmay Wadanka Turkiga . http://www.youtube.com/watch?v=q3ABXRUdFCQ&feature=youtu.be

                          Read More

                            Hay’ada Ka Hor Taga Aafooyinka Debiiciga ah oo Tilmaan ka bixisay Duufaano ka Dhacaya Geeska Africa iyo Xaalada Cimilada

                            Hargaysa 12.Nov 2013 (SDN)- Hay’adda Ka hortagga masiibooyinka ee Somaliland ayaa maanta warbixin ka bixisay xaaladda cimilada iyo duufaanada ka dhacaya Gobolka Geeska Afrika kuwaasoo, welina ka socda meelaha qaarkood. Gudoomiyaha hay’adda ka hortaga aafooyinka ee JSL MD Maxamed Muuse Cawaale oo u warramay Warbaahinta ayaa sheegay in dabaylaha iyo roobabkan is huwani ay yihiin…

                            Read More