Webmaster

    Samantha Lewthwaite Spotted In Puntland

    Qardho, 12 Nov, 2013 (SDN) -Fugitive terror suspect Samantha Lewthwaite has been sighted in Somalia’s Puntland region and is believed to be planning to enter Yemen to join al-Qaeda linked terrorists, according to the UK’s Mirror paper. Samantha or the White Widow, as she is commonly known, was reportedly seen in the city of Qardho…

    Read More

      Dawlada Federaalka oo Sheegtay inay Gudi Heer Qaran ah u saarayso Qiimaynta Duufaanada

      Muqdisho 12.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Soomaaliya, Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa ka hadlay Duufaannadii dhawaan ku dhuftay deegaanno ka tirsan Puntland, waxa uuna faah faahin ka bixiyey, xaaladda deegaannadaasi, tirada dadka ay saameysay  iyo dadka gurmadka hadda u baahan. C/kariin Xuseen Guuleed…

      Read More

        Muqdisho: Ma jirayso in Khasab lagu Celiyo Qaxootiga Somalia ee ku Jira Xeryaha Wadanka Kenya ” Wasiirka Arrimaha Dibada

        Muqdisho 12.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa maanta dib ugu laabatay magaalada Muqdisho, kaddib markii ay Kenya uga qeyb-gashay kulan looga tashaday dib u celinta qaxootiga Soomaalida ah ee ku nool dalkaasi. Fowsiya oo shir jaraa’id ku qabatay garoonka diyaaradaha…

        Read More

          Cali Khaliif Oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Khilaafka Soo Kala Dhex Galay Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Ra’iisal wasaarihiisa

          Muqdisho:12-Nov-2013(SDN)-Ra’iisal wasaarihii hore ee Dawladdii ku-meel gaadhka ahayd ee soomaaliya Cali Khaliif Galaydh ayaa ka hadlay iscasilaadda la sheegay inuu madaxweyne Xasan Sheekh ka codsaday Ra’iisal wasaarihiisa. Cali khaliif galayd oo u warramayey mid ka mid ah idaacadda muqdisho laga leeyahay, ayaa tilmaamay inuu ka xun yahay arrintan ku soo korodhay umadda soomaaliyeed oo uu…

          Read More

            Kenya Oo Magacowday Soomaaligii Labaad Oo Weerarkii Westgate Ku Lug Lahaa

            Nairobi:12-Nov-2013(SDN)-Ciidanka Ammaanka   Dowlada Kenya ayaa xaqiijiyay in mid kamid ah dadkii geystay weerarkii ay ku dhinteen 67 ruux ee ka dhacay dhismaha ganacsiga ee Westgate inuu ku noolaa xeryaha qaxootiga Kenya, isla-markaana uu ahaa  Somali.   Laamaha amaanka Kenya ayaa sidoo kale sheegay in ruuxaasi uu ahaa mid xidhiidh la lahaa Al-shabaab waxaana xeradaasi uu…

            Read More

              Madaxweyne Xasan oo Ka Hadlay Dhimashada Roobabku ku Keeneen shacabka Deegaanada Puntland, Caalamkana Baaq u diray

              Muqdisho:12- Nove- 2013(SDN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud, ayaa ka hadlay dhibaatada ay keentay roobabka qaboqga badan eek u dhuftay ismaamulka Puntland. Madaxweynuhu waxa uu tacsi tiiraanyo leh u diray dadkii ku waxyeeloobay Roobabkaas dabaylaha wata eek a da’ayey xeebaha Puntland, waxana uu Baaq u diray Beesha caalamka,  “Caalamku waa inuu…

              Read More

                Taliye Fadal Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadlay Falkii Maxamed Kaahin Lagu Weeraray

                Hargeysa:12-Nov-2013(SDN)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland sarreeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa  ayaa markii ugu horraysay ka warramay dhacdadii Kooxda Hubaysani Toddobaadkan Horraantiisii ku weerareen Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed. Taliye Fadal oo Maalintii shalay u warramayey qaar ka mid ah warbaahinta dalka, ayaa tilmaamay inay falkaas u soo qabteen Saddex shakhsi oo lagu tuhunsan yahay inay ka…

                Read More

                  HRW:Dawlada Soomaaliya waa in ay dib u baartaa falkii kufsiga ahaa ee AMISOM kula kacday Haweeneyda Soomaaliyeed

                  Nairobi Nov 12,2013(SDN)-Hayàda u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in dawlada Soomaaliya ay ku fashilantay baaritaan ay ku sameyneysay haweeney Soomaaliyeed oo ciidamada Amaanka Afirca ee AMISOM la sheegay in ay kufsadeen. Saxaafada Soomaaliya ayaa shaacisay in bishii August ee ina dhaaftay 9keedii ay ciidamada Soomaaliya afduubteen Haweeney Soomaali ah ka…

                  Read More

                    DAAWO Barnaamijka Madasha Hal Abuurkaoo marti ku yihiin Shey Mire Dacar iyo Maxamed Faarax

                    Hargeysa Nov 12,2013(SDN)-Barnaamijka Hal Abuurka Ee Tv-ga Qaranka JSL Oo Ay Maanta Marti Inoogu Yihiin Fanaaniita Shay Mire Dacar Iyo Maxamed Faaraxsi oo labadaba aad Fankooda si weyn looga xiiseeyo Geeska Africa. Fanaaniintan oo labadaba xanuunsanayay mudo ayaa xaaladooda in hagaasan tahay oo eebe caafimaad siiyay,labada waxa ay ka warameen waayihii bukaan ee oo maray….

                    Read More

                      WAR-MURTIYEED SHIRWEYNAHA WADATASHIGA BEELAHA BARI IYO SANAAG BARI

                      Bosaaso Nov 12,2013(SDN)-Shir ay maalmihii ina dhaaafay ku laahaayeen magaalada Bosaaso waxgaradka Gobolada Bari iyo Sanaag bari ayaa gunaanadkiisii laga soo saaray baaq ka kooban dhawr qodob oo kala ahaa: .Qodobada War-murtiyeedka. In la magacaabo gudi joogto ah oo ka hawlgala meel marinta go’aanada shirka wadatashiga ah xubnihiisuna ka koobanyihiin 13qof. In Issimadu si degdeg…

                      Read More

                        Dawlada Muqdisho oo cagta saartay dhabihii kuwii KMG ahaa ee ka horeeyay

                        Muqdisho Nov 12,2013(SDN)-Sida ay wararka Muqdisho nagu soo gaarayaan waxaa sii xoogeystay khilaafkii u dhexeeyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo raiisul wasarihiisa Cabdiqaadir Shirdoon Saacid. Khilaafka oo haatan maraya halkisii u sareeyay ayaa waxa labada masuul la kala saftay xubnihii gollaha wasiirada dalka iyada oo habdhaqankani ahaa mid soo maray gebi ahaanba dawladihii tan ka…

                        Read More

                          Qudhaanjadii,Balanbaalistii iyo Shinidii

                          Markaan fahmi waayey siyaasadda Somaliland ee ay dalkooda ku maamulayaan,ayaa waxaan yara fadhiistay  BEER gurigeyga u dhaw , oo aan is idhi ku yara naso . Waxa halkaa isugu yimi cayayaan badan oo DUULAAYEY , waxaan iswaydiiyey,bal haddii aynaan dalalkan horuumarey waxba ka baran wayney , BAL  xagga cayayaanka aan u kacno , bal inaynu…

                          Read More

                            Ra’iisal Wasaaraha DFS “Ummaadda Soomaaliyeed iyo Caalamkaba waxaan ugu baaqayaa inay gargaar u fidiyaan shacbiga dabaylaha ‘cyclone’ maasheeyeen”

                            Muqdisho Nov 12,2013(SDN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa ku baaqay in loo gurmado dadka ku wax yeeloobay dabaylaha roobka wata ee ‘cyclone’ ee ka dhacay xeebaha Puntland. Waxaana uu u tacsiyeeyay qoysaskii ku waayay eheladooda iyo dhamaan intii waxyeeladu ka soo gaartay. “Waxaan dhamaan hay’adaha dawliga ah, shacbiga Soomaaliyeed meel…

                            Read More

                              Guddoomiyaha Xisbiga Caddaaladda Iyo Daryeelaka UCID Md. FaysalCali Waraabe Oo Ay Weheliyaan Saraakiil Sare Oo Ka Tirsan Xisbiga UCID AyaaDalka Turkiga Kaga Qaybgalay Shir Caalami Ah.{Daawo sawirada.}

                                London 11Nov13(SDN) Guddoomiyaha Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelaka UCID Md. Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan saraakiil sare oo ka tirsan Xisbiga UCID Siciid Cumar Siciid Ucid  ayaa dalka Turkiga kaga qaybgalay Shir Caalami ah.  waftiga Somaliland Gudoomiyaha Xisbiga Faysal Cali waraabe iyo SIciid Cumar  ayaa saaka ka qayb galay shir caalami ah oo ka furmay  subaxnimadii maanta…

                              Read More