Mareykanka oo duqeyn ku dilay laba Sarkaal oo ka mid ah kooxda Al Shabaab
Muqdsiho Oct 29,2013(SDN)-Sida laga soo xigtay mid ka mida mid ka mida dagaal yahanada Shabaabka iyo askari ka mid ah sirdoonka dawlada Soomaaliya ayaa qiray in duyuuradaha aaney cidi wadin ee Drone-ka loo yaqaanaahi ay dileen laba sarkaal oo ka tirsan kooxda Al Shabaab. Dagaal yahanka Shabaaka ee laga soo xigtay xogta duqeynta oo magaciisa…
