Webmaster

    Journalist foremost responsibility is truth based on factual evidence, as incorrect reporting is subject of verification is subject‏

    Democracy depends on people having reliable, accurate facts put in a meaningful context. Journalism does not pursue truth in an absolute or idealistic sense, but must pursue it in a practical sense.This journalistic truth is a process that begins with the professional discipline of assembling and verifying facts. Then journalists try to express a fair…

    Read More

      Maanta oo kale iyo debaaldegyadii 21-ka Octobar

      Muqdisho Oct 21,2013(SDN)-Waxa maanta oo kale guud ahaan Jamhuuriyadii Soomaaliya lagu qaban jiray debaaldegyo lagu weyneyn jiray afganbigii aanu dhiigu ku daadan ee ciidamada Xooga Soomaaliyeed talada kula wareegeen 21kii Octobar 1969kii. Debaaldegyadan ayaa ahaa qaar todobaad socon jiray oo ka uGu weynina uu ka dhici jiray fagaarihii tarabuunka Muqdisho oo ay ka soo xaadiri…

      Read More

        Video suggesting soldiers looted attacked mall angers Kenyans

        NAIROBI – Security camera footage of soldiers appearing to loot goods during last month’s Nairobi shopping mall siege has infuriated Kenyans who had initially praised troops for their courage in battling the Somali attackers. A front page headline over the weekend in Kenya’s biggest selling newspaper The Nation read “Shame of soldiers looting Westgate” under…

        Read More

          “Arrinta hawada sare ee Somaliland waxa aanu la eegaynaa hay’adda ICAO, toddobaadka dambe ayaa ogaan doontaan warar dheeraad ah.” Ambassador Nicholas Kay

          Nairobi 21.October 2013 (SDN)- Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay hay’adda ICAO ee u qaabilsan hawada la eegi doonto mawduuca hawada ee ka dhexeeya Somaliland iyo Somaliya. Ergayga qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Nicholas Kay, ayaa waxa su’aal barta twitterka ku weydiiyay saxafi ka tirsan warbaahinta Inner City press, taas oo ahayd bal sida…

          Read More

            Lacagtii waddada Ceerigaabo Guurtidu U Goynaysay Oo Bam Ku Noqotay Shirguddoonka Iyo Muran Cusub Oo Sababay In Inta Sannadkan ka Hadhay aan wax Lacag ah Laga Goynin Odayaasha Gadoodsan

              Hargesya:21-Oct-2013(SDN)-  Xildhibaannada Golaha Guurtida Somaliland, ayaa  Shirguddoonkooda ka dalbaday in Hoos Loo Eego Nidaamka Lagaga Jarayo lacagta Loogu Talay Dhismaha Waddada Ceerigaabo-Burco oo madaxweynuhu dhawaan Amar Ku  Bixiyey in dhammaan Shaqaalaha Dawladda Laga Gooyo Lacag  Xaddidan.  Xildhibaanada ayaa si toos uga Biyo Diiday inay lacagta la goynaya Mudda sanadka ah eek a bilaabmaysa Bishan…

            Read More

              Shir ay Foodda isku dareen Hoggaanka Kulmiye Iyo Guddida Fulintu Oo Maryo Dhiig leh Lagu kala Furtay iyo Kornaylada Xisbiga Oo Libin lagala Carraaby

                Hargesya:21-Oct-2013(SDN)- waxa Gebi ahaanba Burburay Shir la sheegay inuu Aqalka Madaxweyne-ku-xigeena uga socday Hoggaanka kulmiye iyo Guddida Fulinta oo u jeeddadiisu ahayd in lagu ansaxiyo Guddi Qabanqaabo oo la sheegay inay shirweynaha Qabanqaabin doonto.   Sida aanu ku helnay wararka ayaa waxa la sheegayaa in la isku afgaran waayey shirkaas, islamarkaana lagu kala kacay,…

              Read More

              Bosnia oo Markii Ugu Horeysey u Soo baxdey Koobka Kubadda Cagta ee Aduunka Iyo Qaar Ka Shubey.By Jaahuur.

              (SDN)-Oct-21-2012-Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ku falaqeyneynaa isreeb-reebka koobka kubadda cagta aduunka oo wadamana aay ka shubeen qaarna ay u hayaamayaan Brazil. Haddii aynu ku horeynu isreebreebka ka aloosan Yurub,waxaa xusud mudan Bosnia oo markii ugu horeysey u soo baxdey koobka kubadda cagta aduunka ee lagu qaban doono Brazil 2014-ka markii aay 1-0 uga badisey Lithuania…

              Read More

                Xildhibaan Qiil U Sameeyey Muddo kordhinta Madaxweyne Siilaanyo u Sameeyey Guddida Diiwaangelinta Ururada Siyaasadda

                  Hargesya:21-Oct-2013(SDN)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin oo ah Guddoomiyaha Guddi Hoosaadka Shuruucda iyo garsoorka ee Golaha wakiillada somaliland, ayaa taageero u muujiyey kordhinta muddo xileedda Guddida Diiwaangelinta oo dhawaan madaxweynuhus sameeyey. Xildhibaan Cabdiraxmaan oo ka jawaabayey dhaliilaha axsaabta mucaaradka iyo qaar ka mid ah xildhibaannadu us oo jeediyeen Muddo kordhintan, ayaa tilmaamay in madaxweynuhu xaq…

                Read More

                  “Haweenkii dhawaan Dahabkooda u furay Waddada Ceerigaabo, waxa ay ahaayeen Taageerayaasha Xisbiga Waddani, mana jirto sabab aanu ugu soo…….” Guddoomiye Cirro.

                  Hargesya:21-Oct-2013(SDN)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani, ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) ayaa markii ugu horeysay Ka Hadlay Hadallada xisbigiisa waddani lagaga saaro taageerada loo raadinayo Dhismaha waddada Ceerigaabo-Burco. Guddoomiye  Cabdiraxmaan Cirro  oo ka Hadlayey Madal lacag Qaadhaan ah Loogu Ururinayey Maktabadda qaranka, ayaa tilmaamay in Xisbigiisu taageero buuxda siinayo, islamarkaana…

                  Read More

                    Dhegeyso Hees loo qaaday Degmedda Sallaxley

                    London Oct 20,2013(SDN)-Akhristeyaal waxaanu halkan idiinku heynaa hees cusub oo loo qaaday degmedda Sallaxley ee gobolka Hargeysa oo nooceeda aan hore loo arag waa ereyadii iyo Lxanakiii Cabdi Baadil iyoLuuqdii  Sahra Ceydiid Musiguna waa Maxamed Weynow alla weyne. [peckplayer id=”1″ sound=”togaherer.com/wp-content.uploads/2013/Hees_Salaxleey_hadal_last.mp3″]  

                    Read More

                      Weftigii ka Socday Dawlada Jabuti ee Ku Sugnaa Ismaamulka Kililka 5aad ee Itoobiya oo u Kicitimay dhanka Magaalada Diridhaba

                      Jig Jiga 21.October 2013 (SDN)- Iyadoo ay waayadan danbe ku soo qulqulayaan Deegaanka Soomaalida Itoobiya Wufuud heerar kala duduwan leh oo ka socda DFI, 9ka-Deegaan,2da-Ismaamul,Saxaafadaha-Dalka,Qorayaasha,Taariikhyahanka,Hobolada-Caanka ah,Ganacsatada ugu waawayn DFI,Qaybaha Odoyaasha Dhaqanka iyo farshaxaniistayaasha Dalka uguna danbeeyeen waftigan Balaadhan ee ay Hogaaminayeen raysal-wasaare kuxigeenka DFI,Afhayeenka Golaha Federatinka oo ay wahelinayeen Wasiiro Heer Federaal ah madaxweynayaasha 9ka…

                      Read More

                        “Waxaan idinku hambalyaynayaa Dagaalka iyo Adkaysiga aad u Yeelateen Nimankan Cadowga ku ah Dalka iyo Diinta” Madaxweyne Xasan Sheekh {DHAGAYSO}

                        Muqdisho 20 October 2013 (SDN) Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa sheegay inay Xukuumadiisa ka Go’an tahay sidii ay dalka Somalia uga Sifayn lahayd Kooxda Argagixisada ah ee Alshabaab oo dhibaato nabadgalyo daro ku haya Somalia. Madaxweynuhu waxa uu Xusay inaanu marnaba ilaabayn kaalinta ay Ciidamada Qalabka Sida ku leeyihiin la dagaalanka…

                        Read More

                          ‘’Hadii aan ku soo laabano xafiiska doorashooyinka Janury, 2014 waxaan balanqaadaynaa inaan dib u furno axsaabtii aanuna horey u ambaqaadno nidaamkii Dimqoraadiyada’’ Madaxweyne Faroole {DHAGAYSO}

                          Garowe 20.October 2013 (SDN)-Magaalada Garowe waxa kulan ku yeeshay Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamed Farole iyo Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia Ambassador Nicholas Kay kaasi oo booqasho ku tagay magaalada. Ka dib kulan ay ku yeesheen labada dhinac Madaxtoyada Garowe ayna goob joog ka ahaayen xubno ka socday Puntland iyo Qaramada Midoobay ayay si wada…

                          Read More

                            Wasiirka Gaashaandhiga Somalia iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Gaadhay Magaalada Beledweyne

                            Beledweyne 20.October 2013 (SDN)- Wafdi  wasiirro ah oo uu hoggaaminayo wasiirka gaashaandhigga ee xukuumadda federaalka ah ee  Soomaaliya Cabdixakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Xubnaha wafdiga waxaa ka mid ah wasiirka Khayraadka Cabdirisaaq Cumar Maxamed iyo mas’uuliyiin kale. Ujeeddada socdaalka wafdiga ayaa lagu sheegay in tahay in shacabka gobolka…

                            Read More

                              Gudida Nabadgalyada iyo Difaaca ee Golaha Guurtida oo Soo Jeediyay in Golahoodu uu Iskaashi wada shaqayneed la Yeesho Hay’adaha amaanka {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 20.October 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Gudida siyaasada nabadgalayada iyo difaaca Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye oo Maanta ka hadlay Fadhigii Golaha Guurtida ayaa Mudanayaasha aqalkaasi Waxa uu ka warbixiyay xog waraysiyo ay la yeesheen masuuliyiinta kala duwan ee qaabilsan  ammaanka dalka ,waxaanu intaa ku daray Gudoomiyaha gudidu in ay kulmo la yeesheen wasiirada wasaaradaha arimaha Gudaha…

                              Read More

                                Golaha Guurtida oo loo Qaybiyay Xeerka Booliska Somaliland oo ay Hore u soo Ansixiyeen Golaha Wakiiladu

                                Hargaysa 20.October 2013 (SDN)- Fadhigii maanta ee Golaha guurtida oo uu shir gudoominayay Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Mudane Siciid Jaamac Cali ayaa mudanayaashii ka soo xaadiray waxa loo qaybiyay xeerka booliiska xeerlanbar 63/2013. Xeerkaas  oo Gudoomiye ku xigeenku ku war galiyay mudanayaasha in ay  ka soo baaraan degaan. Waxa  mudanayaashu fadhigaas  warbixin kaga…

                                Read More