Isbedel Mug leh oo lagu Samaynayo Ciidamada Booliska ee Somalia
Muqdisho 22.October 2013 (SDN)- Taliyaha ciidamada booliiska dowladda Soomaaliya C/xakiin Daahir Saciid [Saacid] ayaa sheegay in isbadal iyo dib u habeyn lagu sameynayo qeybaha kala duwan ee ciidamada booliiska, kaa oo ujeedada laga leeyahay uu ku macneeyay in ay sare loogu qaado tayada ciidamada. Taliyaha ayaa sheegay in kor loo qaadi doono aqoonta iyo tayada…
