Webmaster

    Baaq Taageero:Waddada Cad ee Ceerigaabo iyo Burco

    Togdheer Development Foundation (TDF) UK. Baaq taageero loogu fidinayo horumarka ka socda Somaliland guud ahaan iyo dadaalka xukuumada iyo bulshada reer Somaliland  siiba bulshada reer  Ceerigaabo u muujiyeen ka dhabeynta waxa qabadka iyo horumarka. Guddida Togdheer Development Foundation UK waxay soo dhaweynayaan hawlaha horumarineed ee ka hanaqaaday wadanka sidoo kalana waxa ay taageero hiil iyo…

    Read More

      BOSASO: Wife Charged With Murder After Husband’s Body Found Dismembered and Buried In Her Home Five Months After He Disappears-(Photos)

      Bosaso, Oct 19, 2013 (SDN) –The body of a 35-year-old missing man has been found decapitated, dismembered and buried in a shallow grave at his house in Puntland’s main port city, Bosaso. Mohamed Bashir disappeared five months ago and the police arrested today the deceased man’s wife and two other accomplices for murdering her husband,…

      Read More

        Madaxweynaha Puntland oo Shir la la qaatay Madaxda laamaha dawlada iyo Nuxurka Arrimaha lagaga wada hadlay

        Garowe 19.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta kulan kula qaatay xarunta madaxtoyada Puntland taliyaasha iyo saraakiisha laamaha amaanka Puntland. Gen.Cabdisamad Cali Shire ayaa ka soo qaybgalay, wasiirka amniga Gen. Khaliif Ciise Mudan , Taliyaha guud ee ciidanka difaaca Puntland Sareeye Gaas Siciid Maxamed Xirsi (Dheere), Taliyaha Booliska Gen.Maxamed Siciid…

        Read More

          “Waxaan Bulshada ku Baraarujinayaa inay qaataan Talaalka dabaysha” Madaxweyne Siilaanyo {DHAGAYSO}

          Hargaysa 19.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta qaatay labadii dhibcood ee talaalka cudurka dabaysha ee da’ kasta talaabadaas oo dhiirrigelin u ah guud ahaan shacabka somaliland oo laga doonayo inay qaataan talaalka dadka waaweyn iyo caruurta ee cudurka dabaysha oo maalinta berrito ee 20-ka bisha Okt si rasmi ah…

          Read More

            Wasiirka Caafimaadka oo ka hadlay Talaalka Cudurka dabaysha oo lagu soo Kordhiyay dadka Waaweyn {DHAGAYSO}

            Hargaysa 19.October 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dr saleebaan Ciise Axmed xaglo toosiye ayaa isna munaasabadaa kadib waxa uu farriin caafimaad warbaahinta u mariyey bahda caafimaadka, hawlwadeenada talaalka qaranka iyo bulshada Somaliland oo uu ugu baaqay inay ka faa’iideeyaan kana faa’iidaystaan fursadan qaaliga ah ee guud ahaan bulshada Somaliland lagaaga talaalayo cudurka dabaysha ee da’…

            Read More

              Safiirka Somaliland Cali Adan Cawaale oo Waraysi Gaara Siyey Tvga Star Tv kana hadlay Arimo badan oo khuseeya Safarada Somaliland iyo wadahadalada Somalia iyo Somaliland

              London 20Oct13(SDN) Baraamijka Xogmaal ee ka baxa Tvga StarTv aya a waraysi gara siyey safiirka somaliland Cali Adan Cawaale waxana   su’aalo badan laga waydiiyay safiirka  oo khuseeya Safaarada Somaliland  iyo arimaha dabadda khaasatan wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya ee la filaayo in uu ka dhaco turkiga iyo shirkadaha shidaalka ee laga leeyahay Ingriiska sababta ay…

              Read More

                Gudoomiyaha Cusub ee Baanka Somalia oo ka Warbixisay Qorshayaasha kor loogu qaadayo dhaqaalaha

                Muqdisho 19.October 2013 (SDN) Gudoomiyaha cusub ee Bangiga dhexe uu dhawaan  magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday in dhawaan si rasmi ah ay u bilaaban doonaan qorshayaal lagu ballaarinayo howlaha Bankiga. Guddoomiyaha cusub Bangiga Dhexe ee Soomaaliya Yusur Abraar, oo la hadashay warfidiyeennada kadib markii ay shalay soo gaartay Muqdisho ayaa sheegtay…

                Read More

                  Waxa dhawaan ka furmay galbeedka magaalada London shir ay isku yimaadeen masuuliyiin ka kala socday shirkado kala duwan oo la xidhiidha baadhista shidaalka.

                  London 19Oct13(SDN) Waxa dhawaan ka furmay galbeedka magaalada London shir ay isku yimaadeen masuuliyiin ka kala socday shirkado kala duwan oo la xidhiidha baadhista shidaalka. Shirkan oo u soo qaban qaabiyay Mr Hussein Alishaaqi oo ah madaxa sanduuqa horumarinta mashaariicda Africa ayaa waxa ka soo qayb galay shirkada Sahel Petroleum Ltd ee u madaxa ka…

                  Read More

                    Wefti ka Socda Dalka Jabuuti oo booqasho Shaqo ku Jooga Magaalada Goday ee Itoobiya

                    Goday 19.October 2013 (SDN)- Waftigan balaadhan ee ka socday Jamhuuriyada demoqoraadiga faderaalka itoobiya ayaa ay horkacayeen Raysal-wasaare ku xigeenka JDFI mudane demaqe mokonon iyo afhayeenka Aqalka fadareeshinka JDFI ayaa saaka ka degay garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Goday halkaasoo ay si heer sare ah ugu soo dhaweeyeen masuuliyiinta xukuumada DDSI ugu saraysa oo uu ka mid…

                    Read More

                      “Ilaa maalintii Natiijada ay ku dhawaaqeen kharashka ku baxaa waa mid aan loo baahnayn.” Mujaahid Cali Guray {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 19.October 2013 (SDN)- Gudoomiye xigeenka saddexaad ee Xisbiga UCID Mujaahid Cali Guray ayaa Maanta ka Hadlay inaanay Aqoonsanayn Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka ,Kuwaas oo uu ku dooday in Wakhtigii Shaqadoodu dhamaatay, waxa uu sheegay in gudidaasi tahay mid aan wax hawl ah oo muuqata qaban intii ay jirtay. Waxa uu…

                      Read More

                        “Falkan is-qarxinta waa mid ay kooxaha nabad diidka ah ku diidanyihiin horumarka shacabka iyo nabadeynta” Madaxweyne Xasan Sheekh

                        Muqdisho 19.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta si kulul u cambaareeyey Qaraxii ismiidaaminta ee ka dhacay magaalada Beledweyn oo halkaas dad aan waxba galabsan isku qarxiyey. Madaxweynaha ayaa yiri “Falkan is-qarxinta waa mid ay kooxaha nabad diidka ah ku diidanyihiin horumarka shacabka iyo nabadeynta, waa mid fuleynimo ah…

                        Read More

                          Gudoomiyaha Baarlamanka Federaalka oo ka Hadlay Dareenkiisa ku aadan Qaraxii Beledweyn

                          Muqdisho 19.October 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka tacsi tiiraanyo leh u diray dadkii shacabka ahaa ee maanta sida xaq darada ah loogu dilay qaraxii bahalnimo ee ka dhacay magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan. Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa yiri “INAA LILAAHI WA…

                          Read More

                            Xisbiyada Mucaaridka ah oo Qaadacay Wada Shaqayn Dhex Marta Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada ee Dhawaan Madaxweynuhu Mudada u Kordhiyay

                            Hargaysa 19.October 2013 (SDN)- Labada xisbi Mucaarad ee Waddani iyo Ucid ayaa Maanta shir Jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen waxay ku sheegeen inaanay la la shaqayn  doonin Guddida diwaan galinta iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka oo dhawaan Madaxwayne silaanyo mudada u kordhiyay. Gudoomiye xigeenka saddexaad ee Xisbiga UCID Mujaahid Cali Guray oo…

                            Read More