Shakhsiyaad ku eedaysan Qaraxii Maalintii Shalay ka Dhacay Magaalada Beledweyne oo Xabsiga loo taxaabay & Dhaawicii oo Muqdisho la Geeyay DAAWO
Beledweyne 20.October 2013 (SDN)- Ciidamada ammaanka dowladda federaal-ka ah Soomaaliya ee magaalada Beledweyne ayaa maanta gacanta ku dhigay dad lagu tuhun sanyahay in ay ku lug leeyihiin qaraxii shalay ka dhacay magaalada Beledweyne ee ay ku dhinteen 16 qof, kuna dhaawacmeen 30 kale. Taliyaha qeybta booliska ee gobolka Hiiraan, Col. Isaaq Cali Cabdulle ayaa warbaahinta u…
