Webmaster

    Three Somalis Sentenced For Hijacking French Yacht

    Paris, Oct 19, 2013 (SDN) –A French court sentenced three Somalis Friday to nine years in prison for the 2009 hijacking of a French yacht. The defendants’ request for leniency on the grounds that they were forced into piracy by abject poverty was rejected by prosecutors. A French court on Friday sentenced three Somali pirates…

    Read More

      Saraakiisha Amaanka ee Uganda iyo Jaaliyada Somalida oo Shir ku Yeeshay Maanta Magaalada Kampala

      Kampala 19.October 2013 (SDN)- Jaalliyadda Soomaalida ah ee ku nool dalka Uganda iyo saraakiisha ammaanka ee dalkaas ayaa maanta magaalada Kampala ku yeeshay kulan looga hadlay sidii la isaga kaashaan lahaa sugidda ammaanka. Jaalliyadda ayaa saraakiisha nabadgelyada u gudbiyay cabashooyin ku saabsan cadaadis ay sheegeen in ay ciidamadu saareen Soomaalida gaadiidleyda ah iyo kuwa kasoo…

      Read More

        Lacago loogu deeqay Wadanka Somalia oo Wax lagaga qabanayo adeegyada Horumarinta

        Washington 19.October 2013 (SDN)- Maalyiin doolar ayeey ugu deeqeen dowladda Soomaaliya dowladdaha Mareykanka, Norway iyo Denmark, si markaa wax loogu qabto arrimaha hormarineed ee ka socda dalka. Max’uud Xassan Suleymaan wasiirrka maaliyada ee xukuumada Soomaaliya  oo warbaahinta kula hadllayay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in dowladda Norway ay Soomaaliya u ballan-qaadday 30 milyan oo doollar, halka…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo oo Tacsi u diray Mid ka Mid ah Haldoorka Madaxdhaqameedka Somaliland

          Hargaysa 19.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa Sulaadiinta, Cuqaasha, Caaqilada, Madax dhaqameedka iyo Dhammaan Shacbiga Somaliland, isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid Chief Caaqil Cabdi Ciidle Amaan oo ku geeriyooday 19/10/2013 Gabiley.   Madaxweynuhu waxa uu marxuumka ku tilmaamay oday dhaqameed ka baxay qaranka Jamhuuriyada…

          Read More

            Daawo Yaabkan: Wiil & Gabadh Walaalo Ah oo Facebooka iska Shukaansaday oo Balo Kadhex Dhacday(Video)

            Halista uu facebook leeyahay ayaa ah mid baaxadeedu weyntahay marka la eego waqtigaan la joogo dhalinta iyagoon iska hubsan qofka ay la shekeysanayaan ayeey ku talax tagtaan tana waa labo walaalo ah oo isla shekeysanaya hoos ka daawo yaabka: <iframe width=”420″ height=”315″ src=”//www.youtube.com/embed/yjGpa3Chx_8″ frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>

            Read More

              “Ujeeddada ay leeyihiin kuwa qaraxan gaystay waa in ay cabsi-geliyaan shacabka Soomaaliyeed ee diyaarka u ah in ay ka tashadaan aayahooda” Ra’isal Wasaare Saacid

              Muqdisho 19.October 2013 (SDN) Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabduqaadir Faarax Shirdoon ayaa cambaareeyay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Wuxuu tacsi u diray ehelada dadkii ku dhintay, isagoo caafimaad u rajeeyay dadka lagu dhaawacay falkaas. Raysul wasaaraha wuxuu qaraxaas ku tilmaamay mid la doonayay in…

              Read More

                Magaalada Laascaanood oo uu ka Bilaabmay Hawl galka Ololaha Talaalka Dabaysha

                Laascaanood 19.October 2013 (SDN)- Magaalada laascaanood xarunta Gobolka Sool waxaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu bilaabay wacyigelinta talaalka Polio-da ama dabaysha kaasoo 21 bishan si rasmi ah uga bilaaban doona guud ahaan jamhuuriyadda Somaliland.   Kulan balaadhan oo lagu furayey wacyigelinta talaalkaasi oo ka dhacday xarunta Dawladda hoose ee magaalada Laascaanood ayna ka soo qayb…

                Read More

                  Police: 12 Killed in Somalia Suicide Attack

                  Beledwayne, Oct 19, 2013 (SDN) –A Somali police official says at least 12 people have been killed after a suicide bomber detonated explosives in a small restaurant north of the capital. Mohamed Abdi said Saturday the attack in the city of Beledweyne, about 339 kilometers (210.65 miles) north of Mogadishu, also wounded at least 10…

                  Read More

                    Maamulka Jaamacadda Hargeysa Oo Dhabarka u jeediyey Codsiyo kaga yimi Guddoomiye Muuse Biixi iyo Koox Fannaaniin ah Oo Doonayey inay Barnaamijyo Jaamacadda ku qabsadaan

                    Hargeysa:19-Oct-2013 (SDN)- Kooxda Haatan Gacanta ku haysa Jaamacadda Hargeysa, ayaa diidmo kala hortagay codsiyo kala duwan oo ka yimi Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye iyo koox fannaaniin ah oo doonayey inay Ardayda  siyaabo kala duwan ugu soo bandhigaan barnaamijyo ay wateen. Sida ay sheegayaan warar kala duwan oo shabadda qurbejoog.com ay heshay Guddoomiye Muuse ayaa isaga laga…

                    Read More

                      Ciidamada Liyu Booliska Oo Nin Xoolo Dhaqato ah Qudha Kaga Jaray Deegaanka Ballicabane iyo Xukuumadda Oo Safaf dhaadheer ugu jirta Casuumadda Koox Wasiirro ah oo Kililka 5-aad Ka Socda

                      Balli-cabbane:19-Oct-2013(SDN)-Ciidamo Liyuu Booliis ah ayaa Galabnimadii shalay Nin Xoolo-dhaqato ah Ku dilay Deegaanka Balli-cabane Oo Ku yaalla Dhinaca Koonfureed ee Xuduudda Gobolka M/Jeex la wadaago Deegaanka Ethiopia. Marxuumkan ku baxay Gacanta Ciidanka Liyuu Booliska ayaa magaciisa Lagu sheegay Aadan yuusuf (Qodhob), waxana uu ahaa muwaadin u dhashay Somaliland oo xoolo dhaqato ahaa. Warkan oo saxaafaddu…

                      Read More

                        Laanta Socdaalka Somaliland Oo Ku Guulaysatay Inay Gacanta Ku Dhigaan Koox Qaab Xatooyo ah ku Sitay Ilmo Yar oo Lix Bilood Jir ah

                        Hargeysa:19-Oct-2013 (SDN)- Laanta Socdaalka Somaliland ee ka hawl gasha Madaarka Hargeysa, ayaa 16-kii bishan October ku guulaystay inay Badbaadiyaan  Ilmo yar Oo laga soo xaday wadama Khaliijka, kaas oo lagu sii waday magaalada Muqdisho. Ciidanka laanta socdaalka ee Madaarku waxay shaaca ka qaadeen inay falkaasi u qabteen lix qof oo iskugu jira saddex diyaarada la…

                        Read More

                          Mucjiso: Nin 5-Bilood ka Hor La Waayey Oo Maydkiisa Laga Soo Saaray Gurigiisa Hoostiisa iyo Eedaysanayaal Xaaskiisu ku jirto oo Gacanta Lagu Dhigay

                          Boosaaso:19-Oct-2013(SDN)-Marsada Boosaaso ee Deegaanka Puntland, waxa maalintii shalay lagu arkay dhacdo raad badan ku samaysay dhammaanba dadka Deegaankaas iyo ciddii kale ee Maqashayba. Shalay Duhurkii ayey ciidamo Bolis ahi Si kedis ah ku galeen Aqalka uu magaaladaas ka Deggenaa marxuum la Odhan jirey Maxamed Bashiir oo Ehelladiisu ciidanka ammaanka muddo 5-bilood horteed ah ku wargeliyeen…

                          Read More

                            ma dhabaa in wasiirka waxbarashada Somaliland ay saami ku leedahay Jaamacadaha dalka

                            Hargeysa Oct 19,2013(SDN)-Wasiirka wasaarada Waxbarshada iyo tacliinta Somaliland Zam Zam Cabdi Aadan ayaa soda aynu Ku helay warar sugan Wada ay saami balaaran Ku leedahay Jaamacadaha dalka. Ilo wareedyada oo qaarkood ka mid yihiin saamileyda Jaamacadaha dalka ayaa Waxa ay boo sheegeen in maamuleyaasha Jaamacaduhu ay caqabad Kala kulmeen wasiirada. Wasiirada ayaa ay sheegeen in…

                            Read More

                              jaaliyada Somaliland ee Uk oo deeq lacag gaadhsisay Cabdilaahi Nuur oo ku xanuusanaya wadanka Turkiaga taas oo hormuud ka ahayd Marwo Farduus Cige daawasho wacan lacagta oo la gudoonsiinayo Cabdilaahi Nuur

                              London 19Oct13(SDN) jaaliyada somaliland ee uk oo deeq lacag gaadhsisay cabdilaahi nuuro oo ku xanuusanaya wadanka turkia taas oo hormuud ka ahayd marwo Farduus Cige daawo  lacagta oo la gudoonsiinayo Cabdilaahi Nuur ugana mahad celiyey dadkii soo cawiyey hadii aar rabto inaad ka qayb qadatid kala xiriir Marwo Farduus Cige Uk     <iframe width=”560″…

                              Read More