Ugaanda Oo Heshay Digniino Ka Dhan ah Al-shabaab iyo Shacabkeeda Oo Baqdin La Seexan La’
Kampala:18-2013(SDN)-Dawladda Waddanka Uganda oo Ciidamo badani haatan ka joogaan soomaaliya ayaa heshay digniino hor leh oo sheegaya in kooxda aan gabbanin ee Al-shabaab ku soo maqan tahay. Safaaradda Maraykanka ee dalka Uganda ayaa ka digtay in Xarakadda Al-Shabab ay weerar la mid ah kii ay geysteen bishii hore magaalada Nairobi inay ka dhacaan wadanka Uganda…
