Webmaster

    Dhalinyaro Tiro badan oo loo Taxaabay Xabsiga Magaalada Boorama kadib markii ay ku kaceen Rabshado nabadgalyada waxyeeli kara

    Borama 18.October 2013 (SDN)- Gudoomiyaha golaha deegaanka degmada Boorame ee maamulka Somaliland, Suleymaan Xasan Xaddi ayaa sheegay in ay xireen in ka badan 60 qof oo dhallinyaro ah oo rabshado ka sameeyay gudaha degmada. Guddoomiyaha Golaha Deegaanka ahna Maayarka Borama oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay dhallinyaradu sameynaysay rabshado iyo dagaallo dhexdooda ah…

    Read More

      Eedaysane Somali ah oo lala Xidhiidhiyay inuu Qayb ku lahaa Weerarkii Xaruntii West gate Moll ee Nairobi

      Nairobi 18.October 2013 (SDN)- Saraakiisha Kenya iyo warbaahinta ayaa sheegaya in nin Soomaali ah oo haysta dhalashada dalka Norway, laguna magacaabo Xasan Cabdi Dhuxulow uu ka mid ahaa dhowr nin oo hubeysnaa oo ka qeybgalay weerarkii bishii hore lagu qaaday suuqa Westgate ee magaalada Nairobi oo ay ku dhinteen in ka badan 60 qof. Sarkaal…

      Read More

        “Waxaan farax iyo rajo badana aan ka qaaday ruux dumar ah,oo qoorteeda Silis dahab ahaa ka soo furtay cod geesinimo leh ku tidhi quruxda qoortayda waxaa ka qiimo badan quruxda Jidkayaga.” Wasiir Xirsi

        Hargaysa 18.October 2013 (SDN)- Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ka dareen celiyay sidii shucuurtiisu isu bedeshay markii uu arkay dadweynaha Ceerigaabo oo kala hororsanaya qaadhaanka ay ugu deeqayaan jidka dheer ee isku xidha Burco iyo Ceerigaabo oo dhawaan madaxweyne Axmed Siilaanyo dhagax dhigay. Wasiirka Madaxtooyadda ahna Guddoomiyaha Guddiga hirgelinta jidka Ceerigaabo…

        Read More

          Booliska Somalia oo ku Hawlan Qorshe ay ku Mataanaynayaan Booliska iyo Dadka Shacabka ah

          Muqdisho 18.October 2013 (SDN)- Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya General C/xakiin Daahir Saciid “Saacid” oo ka hadlay qorshaha ciidamada Booliska ee sugida amniga dalka ayaa sheegay in Isbuucyada soo socda saraakiil ka tirsan ciidamada Booliska ay tagi doonaan qaar kamid ah gobolada dalka si loo xoojiyo ammaanka goobaha ay gacanta ku heyso dowlada federaalka. General Saacid…

          Read More

            Qorshe Hor leh oo Dawlada Somalia damacsan tahay in lagu sii daayo Maxaabiista Somalia ee dalalka dibada ku xidhan

            Muqdisho 18.October 2013 (SDN)Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay wadda qorshe lagu sii daynayo maxaabiista Soomaalida ah ee ku xiran dalalka Liibiya, India, Kenya, Ethiopia, Seychelles, Yeman iyo dalal kale. Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya oo shalay warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay inay Soomaaliya ka codsatay dalalka ay ku xiran yihiin maxaabiista Soomaalida ah iyo hay’adaha…

            Read More

              Tababar ku Wajahan hub ka dhigis iyo dhaqan-celinta Maleeshiyaadka oo Wadamada Bariga Africa loogu soo xidhay Nairobi

              Nairobi 18.October 2013 (SDN)- Saraakiil ka kala socotay dalalka Bariga Afrika ayaa maanta magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya loogu soo gabagabeeyay tababar ku saabsanaa sida hub ka dhigis iyo dhaqan-celin loogu sameyn karo maleeshiyada hubeysan. Tababarka oo socday muddo saddex toddobaad ah ayaa waxaa ka qeyb galay saraakiil ay tiradoodu gaaraysay 18 xubnood oo ka…

              Read More

                Somalia’s Shebab: Regional threats after Westgate attack

                Nairobi, Oct 18, 2013(SDN) -One month after Somalia’s Shebab fighters stormed Kenya’s Westgate shopping mall and massacred dozens of people, the threat from regional sleeper cells or local sympathisers remains high, analysts warned. “If you haven’t learnt the lesson Westgate, more is coming,” read posters put up this week at rallies in the southern Somali…

                Read More

                  Shirkadda Dahabshiil Oo Sii Wada Xawilaada Lacagta Kana War Sugaya Go’aan u dan ah Macaamiisheeda

                  HARGEYSA 18.10.2013 (SDN)- Garsooraha maxkamada sare ee UK ayaa laga sugaa inuu go’aan ka soo saaro todobaadka soo socda dacwad ay u gudbisay shirkada Xawaaladaha ee Dahabshiil, dacwadaasi oo ka dhan ah bangiga Barclays iyo xidhitaanka Account-ka xawilaada lacagta ee Shirkada Dahabshiil ay ku leedahay bangigaasi. Sidoo kale Bangiga Barclays ayaa ogolaaday in uu sii…

                  Read More

                    HMAS Melbourne nabs pirates off Somalia

                    Melbourne, Oct 18, 2013(SDN) -An Australian warship has captured a gang of nine pirates believed responsible for attacking merchant ships off the coast of Somalia. Defence said the suspected pirates were taken aboard the guided missile frigate HMAS Melbourne and would be returned to Somalia. The two pirate vessels were destroyed by machine-gun fire from…

                    Read More

                      Maamulka & Waxgaradka Degmada Ceel Afweyn oo Shaaciyay inay Dhisayaan 20 Km oo ka Mid ah Jidka Ceerigaabo iyo Burco

                      Ceel Afweyn 18.October 2013 (SDN)- Dadweynaha Magaalada Ceel Afweyn ee Gobolka sanaag ayaa maanta ballanqaaday inay degmo ahaan dhisayaan labaatan KM oo ka mid ah wadada dheer ee laamida ah ee isku xidhi doonta Gobolada Togdheer iyo Sanaag. Kulan maanta ay dadweynaha deegaankaasi ku yeesheen Magaalada Ceel Afweyn oo ay goob joog ka ahaayeen mas’uuliyiinta…

                      Read More