Webmaster

    Kulankii Golaha Wasiirada oo Diirada lagu Saaray Adeegga Asaasiga ah ee Caafiamaadka Dalka

    Muqdisho, October 17, 2013(SDN)–Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, iyadoo kulankan diirada lagu saaray qorshaha adeega Caafimaadka ee Aasaasiga ah, heshiis Millateri oo ay kala saxiixdeen dawladdaha Soomaaliya iyo  Talyaaniga iyo warbixin laga dhegeystay Wasiirka Arrimaha Dibadda…

    Read More

      Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo ka Hadlay Tabashada Mujaahidiintii SNM {DHAGAYSO}

      Hargaysa 17.October 2013 (SDN)- Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, waxana uu muujaahidiinta tabashada qaba kula taliyey inay samir yeeshaan, waxana uu carrabaabay inaanu madaxweyne siilaanyo aqbalaynin in mujaahidiintii ay halganka soo wada galeen qaar ka mid ahi maanta darxumo qabaan, waxana uu sheegay inay jiraan baahiyo kala duwan oo lagaga mashquulay  wax u qabashada…

      Read More

        Wasiirka Waxbarashada oo Daboolka ka qaaday inay Mujaahidiintii SNM ugu deeqi doonaan 5 Kun oo dolllar oo sanduuq loogu samaynayo {DHAGAYSO}

        Hargaysa 17.October 2013 (SDN)- Wasiirrada wasaaradaha waxbarashada iyo Warfaafinta iyo wacyigelinta ayaa ka hadlay xuska maalinta shuhadada SNM waxana ay wasiir samsam cabdi aadan halkaas kaga dhawaaqday inay sanduuqa mujaahidiinta SNM ugu deeqi doonto $5000 Dollar si  wax loogu qabto mujaahidiinta dhaawaca ah ee  la jiifa diiftii ka soo gaadhay daqaaladii qadhaadhaa ay dalkan u…

        Read More

          Wasiirka Wasaarada Warfaafinta oo Tilmaamay Taariikhda Maalinta Shuhadada ee 17 October {DHAGAYSO}

          Hargaysa 17.October 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta ee omaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Sheegay in Dagaalkii ka dhacay Deegaanka Burco Duuray oo uu ka dhacay dagaalkii dhex maray Xoogagii SNM iyo Taliskii Macangaga ahaa ee Siyaad bare inuu ahaa kii u horeeyay ee ay si foolka fool ah isaga hor yimaadaan…

          Read More

            “Waxaana muuqata in nuxurka waniga ahi aanu ku abuurnayn siyaasiyiinta mucaarid isku sheega ah” Siyaasi Dr. Cabdijibaar Xaaji Maxamed Cabdi

            Burco 17.October 2013 (SDN)- Wasiiirkii hore ee wasaaradda boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland ee cahdigii Madaxweyne Cigaal Dr. Cabdijibaar Xaaji  Maxamed Cabdi Siciid, ayaa siyaasiyiinta mucaaridka ah ku tilmaamay shakhsiyaad ay ka maqan tahay wadaniyaddu, isla markaana ay ka xunyihiin horumarka iyo guulaha isdaba jooga ah ee qaranku gaadhayo maalin kasta iyo wakhti-kasta. Dr. Cabdijibaar Xaaji …

            Read More

              Al Shabaab iyo Ciidamada Dawlada oo uu Dagaal ku dhex marayo deegaano ka Tirsan Somalia

              Muqdisho 17.October 2013 (SDN)- Saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobollada Bay, Bakool iyo Gedo ayaa sheegay in ay isku diyaarinayaan qorshayaashii ugu dambeeyey ee kooxda Al-Shabaab looga saari lahaa deegaannada ay gobolladaas kaga sugan tahay. Taliyaha qeybta 60-aad  ee ciidamada xoogga dalka Gen. Ibraahin Yarow oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay…

              Read More

                Madaxweynaha Geelaha Jabuuti oo Sheegay inaanay Werwer ku hayn Kooxda Alshabaab

                Jabuuti 17.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle  ayaa sheegay in ciidamada ka socdo dalkiisa ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ay sii joogi doonaan Soomaaliya ilaa iyo inta laga helayo xasillooni buuxda. Geelle oo shacabka dalkiisa kula hadlayey xaflad lagu qabtay xarunta madaxtooyada ee magaalada jabuuti oo lagu weyneynayey  munaasabadda…

                Read More

                  Dhamaan Tageerayasha Xisbiga Ucid ee Uk waxay tacsi tiiranyo leh u dirayaan Marxuum Ismaciil Axmed Janbiir oo ka mid ahaa Ciyaartoogii GWG oo ku Geeriyoday London

                  INAALILAAHI WA INA ILEEYHUN RAJICUUN ANIGOO AH Dhamaan Tageerayasha Xisbiga Ucid ee Uk  waxay tacsi tiiranyo leh u dirayaan Marxuum Ismaciil Axmed Janbiir oo ka mid ahaa Ciyaartoogii GWG oo ku Geeriyoday London  geridu  waa xaq waxana tacsi uga diyaraynaa dhamaan   reer Ahmed Jambiir Suldan mel walba oy ka joogan aduunka kana tacsiyaday namaa  geerida…

                  Read More

                    Tacsi:C/RAXMAAN ALI CADAANI[BASALO] OO KUHADLAAYA MAGACA CIYAARTOOYGA GWG HARGEYSA MEELKASTA OOY KALAJOGAANBA WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH UDIRAYAAN WALAALKOOD [ ISMACIIL AXMED JANBIIR ciyaartogii kubada kolayga ] OO MAANTA KU GEERIYOODAY

                    INAALILAAHI WA INA ILEEYHUN RAJICUUN ANIGOO AH C/RAXMAAN ALI CADAANI[BASALO] OO KUHADLAAYA MAGACA CIYAARTOOYGA GWG HARGEYSA MEELKASTA OOY KALAJOGAANBA WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH UDIRAYAAN WALAALKOOD [ ISMACIIL AXMED JANBIIR ] OO MAANTA KU GEERIYOODAY MAGAALADA LONDON IN ILAAHAY JANATUL FARDOWSA GEEYO DHAMAAN EHELADII IYO ASXAABTII UU KABAXAYNA SAMIR IYO IIMAAN KASIIYO AMIIN YA RABI 1…

                    Read More

                      “carruurta dhegoweyne Maanta dirqi Baa fee-ga lagaga bixiyaa, Halka kuwii dadka iibin jirey maanta Land Cruser-ada ugu cad cad iyo Guryaha ugu waaweyn ku jiraan” Sheekh Aadan Siiro

                      Hargeysa:17-Oct-2013 (SDN.)-Sheekh Aadan Aadan Maxamuud Xiirey (aadan Siiro) oo ka mid ah culimada waaweyn ee reer somaliland ayaa xukuumadda somaliland ee uu gadhwadeenka ka yahay madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud  siilaanyo u soo jeediyey waanooyin iyo iyo wax u sheeg dhaxal gal ah oo dad badani soo dhaweeyeen. Sheekh Aadan oo la hadlayey dadweyne Gudanayey waajibaadka…

                      Read More

                        Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Ka Hadlay Kootada Haweenku Ku Raadj-joogaan

                        Hargaysa:17-Oct-2013 (SDN)-Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir suldaan C/laahi  ayaa markii ugu horreeyey ka hadlay Kootada ay haweenka somaliland harraadka u qabaan ee ay inta badan ka hadlaan. Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir oo shalay shirjaraa’id ku qabtay magaaladda Hargeysa, ayaa sheegay in golaha wakiiladda looga baahan yahay in aanay wax dood ah…

                        Read More

                          Somaliland Oo Maanta Laga Xusayo Maalintii Shuhadada SNM Iyo Xukuuumadda Oo Laga Filayo Inay Boodhka Ka Jafto

                          Hargeysa:17-Oct-2013(SDN)-Maanta oo ah 17-October, ayaa u astaysan maalinta shuhadada SNM, Waxana la filayaa in si weyn xuskooda looga fuliyo Guud ahaanba somaliland.  Maalintan oo ah maalintii  ay geeriyoodeen tiradii ugu badnayd ee mujaahidiintii SNM, gaar ahaan intoodii labeenta ahayd oo uu ugu horreeyo Mujaahid  Maxamed Xaashi Diiriye(lixle) ayaa sanad walba xuskeeda laga qabtaa somaliland, waxana …

                          Read More

                            Madaxtooyada Somaliland Oo Ku Margatay Magaca Maalin Qaali Ku ah Quluubta Shucuubteeda

                            Hargeysa:17-Oct-2013(SDN)-Madaxtooyada somaliland ayaa taariikhda Markii ugu horraysay si kale u dhigtay magaca maalin ka mid ah maalmihii ugu qaalisanaa taariikhda raggii keenay Dawladnimada maanta la hadhsanayo. 17-ka October oo guud ahaanba shacabka reer somaliland si weyn u qiimeeyo, ayaa haddana waxa sidii saxda ahayd ee magacu ahaa baal maray Qoraal loogu talo galay in loogu…

                            Read More

                              Aqalka Senate-ka Mareykanka oo ku guuleystay ansixinta qorshe dib loogu furayo adeegyada dawladeed

                              Washington Oct 17,2013(SDN)-Aqalka Senate-ka ee dalka Mareykanaka ayaa xalay fiidkii meel mariyay qorshe adeegii dawladeed dib loogu soo celiyo isle markaana koror loogu sameynayo xadadkii aamaahaha ee dawlada dalkaasi. Qorshahan cusub oo axsaabta dalkaasi ay si wada jir ah u qorshahan cusub u soo dhaweeyay isla markaana sheegay in isla beriba la dhaqangelin doono. Xildhibaanada…

                              Read More

                                Thousands of additional troops urged for force in Somalia

                                New York. Oct 17, 2013 (SDN) -A U.N.-backed African military force in Somalia must launch a new military offensive against al-Shabab’s insurgents if it is to stem the spread of terrorism in East Africa and ensure the survival of Somalia’s struggling government, U.N. Secretary-General Ban Ki-moon warned the U.N. Security Council. Ban appealed for a…

                                Read More