Xarakada Alshabaab oo digniin adag u diray dadka ka dhoofiya dekeda Kismaayo dhuxusha
Kismaayo 10.October 2013 (SDN)Xarakada Al-Shabaab ayaa cunaqabateyn dhinaca dhoofinta dhuxusha ku soo rogtay Dekeda magaalada Kismaayo, iyadoo howlihii Dekeda ay xilligan hakad ku jirto, maadaama la galay Bad xiran. Ganacsatada dhoofisa dhuxusha ayaa lagu soo rogay amar ah in aanay wax dhuxul ah ka dhoofin karin Dekeda Kismaayo, taasoo ah mid xayiraad dhaqaale lagu saarayo…
