Gollaha Wasiirada Somaliland oo laga waayay ruux Madaxweyne Siilaanyo u sheega dhaliilihii Guddoomiyaha UCID
Hargeysa Oct 08,2013(SDN)-Gollaha wasiirada ee xukuumada Somaliland oo daawaday hadaladii dhamacda ka kululaa ee uu Guddoomiyaha xisbiga UCID ujeediyay guud ahaan Xukuumada gaar ahaana madaxweynaha ayaa laga waayay ruux madaxweynaha u sheega wareysiga. Madaxweyne Siilaanyo oo haatan dalka safar uga maqan ayaa saacad saacad ula hadla ama Hargeysa si guulwadeyn ah loogala soo hadlaa. Madaxweynaha…
