Webmaster

    Nin Somalia ah oo ka Mid ahaa Dablaydii Weerartay Xarunta Ganacsiga West gate oo la aqoonsaday

    Nairobi 07.October 2013 (SDN)- Booliska dalka Kenya ayaa soo bandhigay sawirrada iyo magacyada labo nin oo la rumeysan yahay inay ku lug lahaayeen weerarkii argagixisada ee Westgate ee magaalada Nairobi. Labada nin ayaa kala ah Cabdiqaadir Xareed Muxumad oo ku magac-dheer Muxumad Xuseen. Waa Soomaali Kiinyaan si fiican ugu hadla luuqadda Kiswahiliga, kana soo jeeda…

    Read More

      Axmed Madoobe oo daboolka ka qaaday inaanay ka qayb galayn shirka dib-u-heshiisiinta Jubbooyinka ee Muqdisho

      Kismaayo 07.October 2013 (SDN)-Hoggaamiyaha maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in aysan ka qeyb gali doonin shirka dib u heshiisiinta Jubbooyinka oo 21-ka bishan lagu wado in lagu qabto magaalada Muqdisho. Axmed Madoobe ayaa xusay in heshiiskii dhex maray maamulkiisa iyo…

      Read More

        Guddi Fadhiid ah oo Jaamacadaha Somaliland Ka Jira Hawada u mariyey Amar aanay Ka Fiirsan

        Hargeysa:7-Oct-2013(SDN)-waxa Habeenkii xalay warsaxaafeed amar ah oo warbaahinta madaxa  bannaan iyo midda Dawladda ee ka jira Somaliland lagaga codsanayo inaanay Gudbin wax xayeysiis ah oo aan iyaga soo marin oo ay leeyihiin jaamacadaha dalka  ku soo kordhayaa. Guddidan oo ka mid ah Guddiyadii dhawaan madaxweyne Siilaanyo Magacaabay ee aan wax hawl ah haddana faraha ku…

        Read More

          Roobab Xooggan oo ayaamahan ka da’ayey Hareeraha Caasimadda iyo warwar soo foodsaaray shacabka iskaga kala goosha Magaalooyinka Berbera iyo Hargeysa.

          Hargeysa:7-Oct-2013(SDN)-Roobab xooggan ayaa maalmihii ugu dambeeyey si isdaba joog ah uga da’ayey       Gobolada Bariga Somaliland, gaar ahaan  Gobolada Maroodijeex, Gabiley, Saaxil iyo Togdheer, waxana ay taasi keentay inuu soo rogo daadad waaweyn  oo carqaladeeya isu socodka dadka ku safra baabuurta. Dadka ku safra Baabuurta, ayaa iyagu dhib weyn ku qaba dooxyo ama togag waaweyn oo …

          Read More

            Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Oo Maalintii shalay Dhaqdhaqaaq wajiyo Badan Lagu Macneeyey Caasimadda ka dhex sameeyey

            Hargeysa:7-Oct-2013(SDN)-Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan  Cabdilaahi Ismaaciil(saylici), ayaa Magaalada Hargeysa Maalintii shalay ka dhex sameeyey Dhaqdhaqaaq cusub oo aan hore loogaga Baranin. Mudane Saylici oo lagu tilmaamo nin aad u deggen oo aan isticmaalin awoodaha uu Dastuurku siiyey, ayaa shalay bulshada u muujiyey inuu dalkan  xilligan la joogo ka yahay madaxweyne rasmi ah, waxana la sheegayaa inuu…

            Read More

              Ganacsade Ina Aw Siciid iyo Madaxweynaha Jabuuti oo kala booday,maxey tahay sababtu?

              Jabuti Oct 07,2013(SDN)-Madaxweynaha Jamhuurida Jabuuti Ismaciil cumar Geele iyo Ganacsade Maxamed Aw Siciid ayaa warar aanu helay sheegayaan in aaney sidii hore isugu wanaagsaneyn isla markaana lagu guul dareystay in waan waan la dhex dhigo. Ganacsade Ina aw Siciid oo ah ninka ku qoran Shirkada Isgaarsiinta ee Somcable ayaa waxa hore u maalgeliyay madaxtooyada Jabuuti…

              Read More

                Faysal Cali Waraabe:Walaahi oo Bilaahi In aanu Siilaanyo Aaminsaneyn in SNM Siyaad Bare ka Guuleysaneyso,aanuna aaminsaneyn in Somaliland la ictiraafayo

                Hargeysa Oct 07,2013(SDN)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe yaa wareysi uu siiyay TVga Universal waxa auu si ba’an ugu weerarya hogaanka madaxweyne Axmed Siilaanyo oo uu ku tilmaamay mid Qabyaalada ku ururutay. Guddoomiye Faysal ayaa sheegay in Madaxweyne Axmed Siilaanyo talada dalka uu ku wareejiyay reerkiisa isla markaana ay awoodii dalka…

                Read More

                  Somaliland ma Dal Dimuqraadiyadu sal dhigatay baa mise Dad aan weli Dareemin Khatarta ku soo Fool leh

                  Hargeysa Oct 07,2013(SDN)-Waxa Somaliland bilihii u danbeeyay ka taagnaa qalalaase siyaasadeed oo aan weli helin feejignaanta ay mudan tahay. Nidaamkii siyaasadeed ee dalka ayaa markii u horeysay u muuqda mid faashil ah ka dib siyaasiyiintii ay aheyd in ay hagaan oo isla qaadan kari waayay nidaam ay ku wada qanacsan yihiin. Xukuumada Somaliland oo mageeceedu…

                  Read More

                    Ciidamadii Dilay Bin Ladin oo Ina Godane ku bartilmaasady Baraawe iyo natiijada weerarka oo aan weli la ogeyn

                    Baraawe Oct 07,2013(SDN)-Wasaarada difaaca ee dalka Mareykanka ayaa shaacisay in weerarkii ay dhawaanta ku qaadeen aqal ku yaal xeebta magaalada Baraawe uu degen yahay hogaamiyaha kooxda Al Shabaab Mukhtar Abu Zubeyr. Kooxdan oo ah urukii toogashada ku dilay hogaamiyihii hore ee ururka Al Qaacida Osama Bin Laden ayaa doonayay in ay hawlgelikii Baraawe in ay…

                    Read More

                    Samule Eto’o Muxuu KU Soo Kordhin Doonaa Chelsea.By Jaahuur.

                    London-Oct-07-2013-(SDN) Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxanu ku soo qaadaneynaa xiddigii reer Kamiruun Samule Eto’o oo ka soo haajirey naadi ka mid ah naadiyada ka hawlgala magaalada Moscow lguna magacaabo (ANZHI) ayaa u soo hayaamay naadiga Chalsea muxuuse ku soo kordhin doonaa? Haddaba laacibkan oo ku soo can baxay Cup of Nation,Inter Milan iyo Barcelona,wuxuuna la soo…

                    Read More

                      “Waa Been is Casilaadaasi Xilkaygu waxa uu ku eeg yahay 2016ka” Ra’isal Wasaare Saacid {DHAGAYSO}

                      Muqdisho 06.October 2013 (SDN)- Ra’isal Wasaaraha dalka Somalia Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa Waxba kama Jiraan ku Tilmaamay hadal hayn Mudooyinkii u danbeeyay ku soo badanayay dhagaha Shacabka Somaliya oo Sheegayay in Ra’isal Wasaaraha dawlada Federaalku ay u qorshaysan tahay inuu iska casilo xilkaas . Ra’isal Wasaare Saacid oo maanta Warfidiyenada la hadlayay ayaa sheegay…

                      Read More

                        “Waxaan 1 janaury ee sannadka Cusub la wereegi doonaa Xafiiska hawada Soomaaliya oo loo soo wareejin doono magalaada Muqdisho” Wasiirka Warfaafinta Somalia

                        Muqdisho 06.October 2013 (SDN)- Wasiirka warfaafinta,boostada,isgaarsiinta iyo gaadiidka mudane C/llahi Ciilmooge Xirsi ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu magaalada Montreal  ee dalka Canada uu uga qeyb galay shir looga hadlayay duulista hawada oo sedaxdii sanaba mar la qabto Wasiirka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan (Cadde)  ee magaalada Muqdisho ku soo…

                        Read More

                          Xukuumada Ra’isal Wasaare Saacid oo soo Bandhigtay Waxqabadkeedii Mudadii Sannadka ahayd

                          Muqdisho 06.October 2013 (SDN)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta xafiiskiisa shir jaraa’id ugu qabtay bahda warfaafinta gudaha iyo dibadda, kadib markii ay u buuxsantay hal sano oo uu hayay xafiiska. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ugu horeyntii ku bilaabay khudbadiisan mahad-celin uu u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud…

                          Read More

                            Weftigii Xukuumada Somaliland ee ku Sugnaa Magaalada Ceerigaabo oo kulan la qaatay isu duwayaasha laamaha dawlada

                            Ceerigaabo 06.October 2013 (SDN)-Weftigii Wasiirada ahaa ee uu hogaaminayay wasiirka Xanaanada Xoolaha ee Ku Sugnaa Magaalada Ceerigaabo ayaa maanta kulan balaadhan kula yeeshay hoolka shirarka ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka ee Magaalada Ceerigaabo dhamaanba isu duwayaasha laamaha dawlada Xubnaha Weftigu Waxay kala hadleen Madaxda laamaha dawlada Ujeedada Socdaalkooda,oo ay ku tilmaameen wax ka ogaanshaha arrimaha maamulka,…

                            Read More

                              Hargaysa: Arday dhamaysay Culuunta Saxaafada,Arrimaha Maamulka iyo Maaraynta oo Shahaadooyin la Gudoonsiiyay

                              Hargaysa 06.October 2013 (SDN)- Agaasimaha guud   ee Wasaarada Warfaafinta,Wacyigelinta iyo Dhaqanka md Cabdirashiid Jibriil Yusuf oo uu weheliyo agaasimaha waxbarashada gaarka ah ee wasarada waxbarashada iyo tacliinta sare  Muuse Maxamed Shide,walidiin iyo marti sharaf kale   ayaa maanta ka qeyb galay xaflad loo sameeyay   kontan araday oo ka qalin jebiyeyey  saxaafada iyo maamulka iyo maraynta xafiisyada …

                              Read More

                                Xukuumada Federaalka oo lagu samayn doono Isku shaandhayn iyo Sababaha Keenay

                                Muqdisho 06.October 2013 (SDN)- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta ku dhawaaqay in isku shaandheyn lagu sameynayo Xukuumada si loo ballaariyo hey’adaha dowladda, xilli maanta ay ku beegan tahay hal sano kadib markii loo magacaabay xilka Ra’iisul Wasaaraha. Shir jaraa’id oo uu goor dhow ku qabtay magaalada Muqdisho ayuu Ra’iisul Wasaaraha kaga…

                                Read More