Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Shahaadooyin Gudoonsiiyay arday ka qalin jebisay Jaamacada New Generation (DAAWO)
Hargaysa 06.October 2013 (SDN)- Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa Maanta Shaaadoyin Gudoonsiiyay Arday ka Qalin jabisay jaamacada New Generation Qaybteeda Magaalada Hargeisa Xaflada balaadhan oo ay Ku Qalin Jabinayeen 59 Arday Oo bartay Culuumta Kala Duwan Ayaa Maanta Shahaadooyinkii ay Mutaysteen Lagu Gudoonsiyayay Hotel Maansoor Munaasibadan oo ay ka soo…
