Webmaster

    ” Shirka Jubooyinka Loo Qabanayaa Waa Xal Wanaagsan” Xildhibaan Nuur Faarax

    Muqdisho 03.Oct 2013 (SDN)-Xildhibaan Nuur Faarax Jaamac oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaaciyey in shirka dib u heshisiisinta goboladda Jubooyinka ee lagu qabanayo Magaalada Muqdisho uu xal wanaagsan u yahay arrimaha siyaasadeed ee ka taagan goboladda jubooyinka. Xildhibaan Nuur Faarax waxaa uu daboolka ka qaaday in shirkaasi uu yahay…

    Read More

      Warbxin si Qoto dheer u faahfaahisay Dhismaha Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Boosaaso

      Garowe 03.Oct 2013 (SDN)- Wakhtigii wuxuu ka dhamaaday Xukuumada Gen. Cade Muuse iyadoo aan dhamaystirin Terminal-ka Garoonka Boosaaso wax qorshe ahna aan u haynin dhismaha Dhabaha diyaaraduhu ku cararaan (Runway) . Markii ay Xafiiska la wareegtay Xukuumada Madaxweyne Dr. Cabdiraxamaan Sh. Maxamed Maxamuud (Faroole) waxay dadaal u gashay sidii loo dhamays tiri lahaa Garoonkaas iyadoo…

      Read More

        Hay’ad la Wareegtay adeega Caafimaad ee Xarunta Hooyada iyo Dhalaanka ee Cisbitaalka Kismaayo

        Kismaayo 03.October 2013 (SDN)- Hay’ad caalami ah oo lagu magacaabo American Refugee Committee (ARC) ayaa maanta la wareegtay gacan ku heynta qeybta hooyada iyo dhallaanka ee isbitaalka guud ee magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.  Dr. Cabdisamad Abuukar Xaaji oo ka tirsan madaxda Isbitaalka ayaa sheegay in hay’adda ay bixin doonto mushaharka shaqaalaha, daawada…

        Read More

          Mareykanka iyo burburka dhaqaale ee maalin walba oo dawladu xiran tahay

          Washington Oct 03,2013(SDN)-Dawlada Mareykanka ayaa maalintii sadexaad aa n shicibkeeda u soo bandhigin adeegyadii dawladeed ee loo doortay. Arintan oo dhacday kolkii axsaabta dalkaasi isku afgaran waayeen odoroska miisaaniyada sanadka. Aqalka Wakiilada ayaa hakiyay dekhliga barnamijka caafimaad ee Obama care oo ah qorshe kolkii u horeeysay shacabka Mareykanka u saamexaya in ay helaan caafimaad ay…

          Read More

            Budhcad aan La Aqoonsan Oo Habeenkii Xalay Hargeysa Ku Dilay Wiil Dhallinyaro ah

            Hargeysa:3-Oct-2013(SDN)-Waxa Habeenkii Xalay Magaalada Hargeysa Lagu Dilay Wiil Dhallinyaro ah oo lagu magacaabi Jirey Mustafe Cabdi Cali, waxana Dilkaasi Ka Dhacay Dhinaca Waqooyi ee Magaalada Hargeysa gaar ahaan Waddada 150-ka. Dilkana ayaa dhacay xalay Fiidkii Hore ee xalay waxana la sheegayaa inay Geysteen Dhallinyaro Tiradooda lagu sheegay ilaa Afar qof kuwaas oo marxuumka dilkiisa u…

            Read More

              Xisbiga Kulmiye Oo Qaab Aan Carruurtu u Hadaaqin Uga Jawaabay Sharci-jabinta Loo Haysto Xildhibaannadii Doolka Ugu Tegay

              Hargeysa:3-0ct-2013(SDN)-Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa Haatan ku soo Hambabaray inuu Badhtanka u fadhiyo Sharci-jabin iyo Darjiidhid uu ku sameeyey Xeerarka Dalka u  yaalla, waxana uu soo saaray Bayaan looga jeedo in lagu jaahwareeriyo ku soo biiriddii xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Ka Soo jeeda Xisbiga Ucid. Xisbiga Kulmiye oo Haatan haya Hoggaanka Dalka, islamarkaana…

              Read More

                Wasiirka Cukuse Oo Isagoo Shaadhka Dawladda Adeegsanaya Xabsiga Dhigay Muwaadin Fikirkiisa Cabiray

                Hargeysa:3-Oct-2013 (SDN)-Wasiirka wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland, ayaa Maalintii shalay Xabsiga u taxaabay Muwaadin dhawaan Warbaahinta ku Baahiyey Dhambaallo uu dhibsaday Wasiirku oo ku saabsanaa  Hawsha uu Wasiirku ugu qaybsan yahay Beesha uu ka soo jeedo. Ismaaciil maxamed Ciise Muse oo ah muwaadinkan wasiirku isagoo awoodda dawladeed Adeegsanaya xabsiga u taxaabay, ayaa maalin ka…

                Read More

                  Wasiir Samaale Oo Dhacdooyin Filanwaa Ku Noqday Kala Kulmay Wakiillada Oo Uu Su’aalo Ugu Tegay

                  Hargeysa:3-Oct-2013(SDN)-Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale  oo  Maalintii shalay  Golaha wakiilladu su’aalo ka waydiinayeen  Odoraska Miisaaniyadda ayaa Halkaas kala kulmay Arrimo filanwaa ku noqday.   Wasiir samaale oo xilli horeba u soo dhiilo dhaansaday inuu Xildhibaanada ka jaahil saaro wixii ay su’aalo ka qabaan Miisaaniyadda qaranka ee uu Horkeenay, ayaa la kulmay Su’aalo Laddifan…

                  Read More

                    Ethiopian Airline Oo Diidday Inay Hargeysa Ku Soo Celiso Rakaab ay Hargeysa Ka Qaadday Oo Haatan Adis Ababa ku Sugan

                    Hargeysa:3-Oct-2013(SDN)-Waxa Magaalada Adis Ababa ee Xarunta Dalka Ethiopia ku Xanniban Rakaab Reer Somaliland ah oo Hore Diyaaradda Ethipian Airline Halkaas u geysay. Dadkan Rakaabka ah oo  u badan  waayeel Magaalada Adis Ababa u tegay Arrimo Caafimaad oo ay shirkadda Diyaaradaha ee Ethiopian Airline  Hargeysa ka qaadday, ayaa maalintii shalay   cabasho la tegay xafiiska Diyaaraddu ku…

                    Read More

                      Waa Tallaabo Habboon Qalinka: Boobe yuusuf Ducaale

                      Bisinka….iyo Tabaaragga. Salaasadii oo ay bishan Oktoobar ahayd 1da, 2013ka, waxa magaalada Hargeysa ka dhoofay wefdi uu hoggaaminayay Madaxweeynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud, Siilaanyo oo booqasho ugu baxay dalal uu ugu horreeyo Turkigu. Safar salaama aan nidhaahno, in kasta oo laga yaabo in aanu inaga siisanba. Alooskii iyo agaasinkii safarrada xukuumadda wax baa…

                      Read More

                        Xiriirka Ururada Shaqaalaha Soomaaliyeed oo xil ka qaadis ku sameeyay Xoghayihii guud ee hore Cumar Faaruuq

                        Mudisho, 03, October,  2013:(SDN)-Kulan ay Magaalada Muqdiso isugu yimaadeen Xiriirka Ururada Shaqaalaha Soomaaliyeed oo ay ka soo qeyb-galeen qaar ka tirsan Xildhibaanada Soomaaliya, Ururada Bulshada Rayidka, iyo Mas’uuliyiin ka socday Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed ayaa xilka Xoghayenimada ka qaaday Cumar Faaruuq Cismaan, Iyadoo xilka Xoghayaha guud ee Xiriirka Ururada Shaqaalaha Soomaaliyeed loo magacaabay Cali Cumar Jimcaale….

                        Read More

                        Lionel Messi Iyo Aabihiis oo Canshuur Bixin Sannado.By Jaahuur

                        Barcelona-Oct-3,2013-(SDN)-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu manta ku jaleeceynaa mucjisada kubadda cagta ee aduunka Lionel Messi iyo Aabihiis Gorje Messi oo lunsadey canshuurihii 2007-2009 ee carigaa Spain. Xiddigan 26-tan jirka ah ee reer Argentine iyo Barcelonna iyo Aabihiis  ayaa goradda ugu jira M4 oo Euros ($4.5m) oo canshuur isdabamarin ah. Messi iyo Aabihiisna waxay ka dhawaajiyeen ineyna shuqul…

                        Read More

                          Dad Somaaliyeed oo Ku Naf waayay Shil baabuur oo ka dhacay dalka Liibiya iyo Safiirka Dawlada Somalia oo ka hadlay

                          Liibiya 02.October 2013 (SDN)- Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Liibiya Cabdiqani Maxamed Waceys oo la hadlayay Warbaahinta ayaa sheegay inay korartay  tirada dadkii ku dhintay shil gaari oo ay ku tahriibiyeen Soomaaliya iyo ajaaniib kale, kuwaasi oo shilka ku galay saxara u dhexeeya dalalka  Liibiya iyo Suudaan. Safiirka ayaa sidoo kale uu sheegay in dadka…

                          Read More

                            DAAWO Kulankii Dhex maray Madaxweyne Siilaanyo iyo Ra’isal wasaaraha Turkiga

                            Ankara 02 Oct 2013 (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu Hogaaminayay ayaa waxaa maanta hab maamuus dhamaystiran oo dawladeed u sameeyay Ra’isal wasaaraha Wadanka Turkiga Rajab Dayib Ordugan . Madaxweynaha iyo Weftigiisu waxay kala xaajoodeen Ra’isal wasaare Rajab Dayib arrimo badan oo taabanaya Xidhiidhka labada dal sidii loo sii…

                            Read More

                              Ururka Suxufiyiinta Solja oo Daboolka ka qaaday inaanay wax baqdin ahi ka hayn Xeerka Saxaafada ee Xukuumadu dabada ka Riixayso {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 02.Oct 2013 (SDN) Gudoomiye ku Xigeenka Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Maxamed Cabdi Curad ayaa maanta Shaaciyay in Urur ahaan aanay waxba ka qabin Xeerka Anshaxa Saxaafada ee ay Xukuumadu u Gudbisay Golaha Wakiilada waxaanu Xusay in Urur ahaan aanay jirin wax baqdin ah oo ay ka qabaan Xeerkaas. Gudoomiye ku xigeenka Ururka Solja…

                              Read More

                                Somaliland: Alpha University College Celebrates the Graduation of the Second Batch–(Photos)

                                Hargeisa,Oct 02, 2013 (SDN) -Somaliland Vice President Abdirahman Abdilahi Ismail Saylici was the guest of honor at a graduation ceremony held for 368 students, the second batch to graduate from the various faculties of Alpha University College held today at Maansoor Hotel in Hargeisa. Vice President Saylici speaking during the Graduation ceremony congratulated the graduates…

                                Read More