Xaaladda Magaalada Ceerigaabo oo Kacsan iyo Wafti Wasiirro ah Oo Maalmaha Soo Socda U Kicitimaya Deminta Muranka Taagan
Hargeysa: 4-Oct-2013-(SDN)-Magaalo-madaxda Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo ayaa intii muddo ahaydba waxa ka taagnaa Dhibaato ka dhalatay lacagtii shilin Soomaaliga ahayd oo la beddelay, waxana arrintaasi keentay isku dhacyo dhimasho gaadhay. Shaqaadan oo muddo bil ku dhaw halkaas ka taagnayd ayaa lagu sababeeyey saluug Beelaha Magaalada Dega Qaarkood ka muujiyeen Hannaankii lacagtaas loo beddelay, waxana intaas…
