Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Mar kale ku Celiyay Ahmiyada Xeerka anshaxa Saxaafada ee Xukuumadu diyaarisay {DHAGAYSO}
Hargaysa 02.October 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda warfaafinta Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa maanta tababar u furay in ka badan 20 xubnood oo ka tirsan saxaafadda dalka, Tababarkan oo socon doon muddo sadex maalmood ah waxaa lagu baran doonaa anshaxa saxafadda waxana soo qabanqaabisay ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA. Wasiirku Waxa uu soo dhaweeyay in Ururada…
