Adegyadii dawladeed ee Mareykanka oo intooddi badneyd ilbaabada loo laabay iyo ku dhawaad million ruux oo bilaashaqo ah saaka
Washington Oct 01,2013(SDN)-Golleyaasha Baarlamaan ee dalka Mareykanka ayaa ku guuldareystay in ay ansixiyaan odoraska miisaaniyada dalkaasi ka dib dood mudo socotay oo ku xeeran barnaamijka caafimaad ee ObamaCare. Xisbiga mucaaridka ah ee repuplican-ka ayaa shuruud ku xiray in ay ansixiyaan miisaniyda dalka Mareykanka. Repuplican-ka ayaa heysta aqlibiyada aqalka Wakiilada ee dalkaasi halka Democaratis-ku ay heystaan…
