Webmaster

    ”Weerarada argagixiso mana hanjebin doonaan” Xoghayaha Guud ee Urur Goboleedka IGAD Maxbuub Macallin

    Nairobi 25.Sep 2013 (SDN)- Urur goboleedka IGAD ayaa sheegay in sare u kaca weerarada argagixiso ee ka dhacaya Geeska Afrika aysan sabab u noqonayn ciidamada shisheeye oo ka baxa Somalia. Xoghayaha guud ee IGAD Mr.Maxbuub Macalin ayaa bayaan uu soo saaray maanta 25 Sep, 2013 ku sheegay in ciidamada nabad ilaalineed ee Midowga Africa wadada keliya…

    Read More

      Wasiirka Warfaafinta oo ka Hadlay Ansixinta Xeerka Wadooyinka iyo Mudaharaadka ay Xisbiyada Mucaaridka ahi ku baaqeen

      Hargaysa 25.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta ee J S L mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir  Cukuse ayaa maanta xafiikiisa ugu waramay warbaahinta kala duwan ee dalka kana hadlay  siyaasada guud eee xukummada iyo xeerkii wadooyinka   ee dhawaan golaha wakiiladdu ay ansixiyeen,madaxweynaha J S L  uu dhaqan galiyay . Halka sidoo kalana uu…

      Read More

        Guddi loo magacaabay shirka dib-u-heshiisiinta Jubbooyinka ee Muqdisho iyo Cida Hogaaminaysa

        Muqdisho 25.Sep 2013 (SDN)- Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta magacowday guddi ka  kooban 8-xubnood oo soo qaban-qaabidoona wejiga koowaad ee shirka dib-u-heshiisiinta beelaha kasoo jeeda deegaannada Jubbooyinka oo lagu wado in lagu qabta Muqdisho lagu  shanta bisha soo socota. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska raysul wasaaraha ayaa lagu sheegay in sideed xubnood ee la…

        Read More

          Madaxweynaha Iran:Mareykanka waxaan shacabka Iran uga sidaa Nabad iyo saaxibtinimo

          Madaxweyne Xasan Roxaani ayaa shacabka Mareykanka u sharaxay qorsheyaasha ay wado ee lau hagaajinayo heshiiska reer Galbeedka iyo Iran. Washington Sept 25,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Iran ayaa markii u horeysay kiyoo ku sugan cariga Mareykanka bixiyay wareysi uu uga waramo qorshaha xukuumadiisa ee ku wejahan cilaqaad uu la yeesho Mareykanka. Madaxweynaha oo u waramay TVga CNN ayaa…

          Read More

            Asbaabta Al-shabaab u Doorbidday Inay Weeraraan Kenya

            Baardhere:25-Sep-2013(SDN)-Kooxda Mintidka ah ee AL-shabaab ayaa mar hore  Dawladda Kenya uga digtay inay ciidankeeda soo geiso Soomaaiya, waxana ay ku macneeyeen Gumaysi shisheeye.   Kenyaanka oo aan dheg jalaq u siin digniinaha Xarakada ayaa soo galay Soomaaliya waxaana ay xadhigga u sii dhuujiyeen heeryada gumaysiga Soomaaliya, iyagoo Gobollo gaar ahna taladeeda la wareegay.   Digniinta…

            Read More

              Madaxweynaha Kenya Oo Sheegay Inay Gacanta Ku Hayaan Tiro Dad ah Oo La Tuhunsan Yahay

              Nairobi:25-Sep-2013(SDN)-Madaxweynaha dhawaan la doortay ee dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo xalay shirjaraa’id  oo uu ku qabtay xarunta madaxtooyada ku sheegay in Kenya ay ka guulaysatay agagixisadii soo weerartay xarun laga dukaameysto ee ku taalla badhtamaha caasimadda Kenya ee Westgate Shopping Mall.   Uhuru ayaa sheegay in uu fuliyay wacadkii uu ka qaaday shacabka Kenya oo…

              Read More

                Faallo: Maxay Muujinaysaa Sababta uu Madaxweyne Siilaanyo Waaga ula Sugi Waayey Xeerka Waddooyinka.?

                Hargeysa:25-Sep-2013(SDN)-Sida aynu la soconno, madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) waxa uu Isla habeenkii xalayba Qalinka ku duugay Xeerka Horumarinta waddooyinka oo ahaa xeerkii ugu muranka iyo hadal-haynta badnaa tan iyo intii xukuumaddiisu jirtey. Xeerkan oo in muddo ah soo horyaallay Golaha wakiillada Somaliland, islamarkaana ansaxintiisa loo isticmaalay maaliyaddii shacabkani lahaa oo lagu laaluushay xildhibaanadii ka soo…

                Read More

                  the Classification of Criticisms‏

                  Criticism is an act of passing judgment as to the merits of anything, the act of passing severe judgment; censure; faultfinding, the act of of analyzing and evaluating or judging a quality of work, performance, deeds etc. Criticism can be constructive or destructive.The aim of constructive criticism is to see a change for the better the…

                  Read More

                    Baro 8-deedda Xildhibaan Ee Lama Illaawaanka Ka Noqday Fadhigii Shalay, Dareenka Shacabkana ka Jawaabay

                    Hargeysa:25-Sep-2013(SDN)-Fadhigii Golaha Wakiillada ee maalintii shalay codka Loogu Qaadayey Xeeka horumarinta Waddooyinka oo ay fadhiyeen 69-Xildhibaan, islamarkaana aqlabiyadoodu u codaysay in xeerkan shacabka Dulmiga iyo Dhiig-baxa ku ah la meel mariyo, ayaa waxa iyagu Goobtaas Go’aan Geesinimo leh ka muujiyey Siddeed ka mid ah xildhibaanada ugu hawlkarsan Golaha. Xildhibaanadan  oo Dagaalka ka dhanka ah xeerkan…

                    Read More

                      Liiska Magacyada Xildhibaannadii Gawska Dhaafsaday Milgahoodii Saacidihii ugu dambeeyey ee Doodda

                      Hargeysa:25-Sep-2013(SDN)-Shalay waxa ay ahayd maalintii ugu badnayd ee tiradii ugu badnayd ee Xildhibaanno ahi soo xaadiraan Fadhiga ay yeeshaan Golaha Wakiillada Somaliland Oo Lagu sheego midkii ugu fadhiidsanaa uguna sharafta darraa ee Soo Marra Somaliland. Sidoo kale Codayntii maalintii shalay ka dhacday Golaha wakiillada ayaa waxa ay Bulshada si toos ah u tustay sawirka dhabta…

                      Read More

                        (DAAWO)Mid ka mida Hooyooyinka Soomaaliyeed ee Minneapolis ku nool oo ka warantay Wiil ay dhashay oo Shabaabka ku biiray

                        Minneapolis Sept 25,2013(SDN)-Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool dalka Mareykanka ayaa si murugo leh uga waratay wiil ay dhashay oo kooxda Al Shabaab ku biiray. Hooyo Abyte Axmed ayaa sheegtay in wiilkeedii Jamaal aanu goaan uu isagu qaatay aanu ku tegin Muqdisho oo la marin habaabiyay,inkasta oo aaney sheegin cida marin habaabisay. Jamaal ayaa ahaa arday…

                        Read More

                          Analysis: Kenya attack a shift for Somali rebels?

                          WASHINGTON — The White House is under pressure to ramp up counterterrorism action against al-Shabab in Somalia following the al-Qaida-linked group’s deadly attack on an upscale Kenyan shopping mall that has killed and injured dozens, including Americans. Republican lawmakers Sunday said the attack showed al-Qaida is growing in size and strength, belying the Obama administration’s…

                          Read More

                            “Waxaanu idiin shageynaa in xildhibaanadii aad doorateen ee aad xilka u dhiibateen ay dantiini ka baxeen oo ay noqdeen dad ku codeeya lacagta berbera laga soo qaado oo loo qaybiyo” Eng C.rashiid Maxamed Mas’uul ka tirsan X.Waddani {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 25.Sep 2013 (SDN) Eng. Cabdirashiid Maxamed Cali (Riyo-raac) oo ka mid ah Hogaanka Sare ee Xisbiga Waddani ayaa Iclaamiyay in labada Xisbi Mucaarid ee Ucid iyo Wadani ay si wada jir ah u qaban doonaan Mudaharaad balaadhan oo Degmo iyo Tuulo kasta oo Somaliland ah ka dhici doona . Mas’uulkan oo ay si wada…

                            Read More

                              Qurbejooga Soomaalida oo werwer ka qaaday Hadal Masuuliyad daro ka muuqato oo ka soo yeeray Wasiirada Arrimaha Dibedda Kiinya

                              London Sept 25,2013(SDN)-Haweeneyda ah wasiirada Arrimaha Dibedda ee dalka Kiinya Marwo Aamina Maxamed ayaa dhawaan warbaahinta caalamka la wadaagtay hadal aad uga nixiyay ugana yaabiyay Soomaalida Qurbaha ku nool. Marwo Amina Cabdilahi ayaa sheegtay in qurbejoog Soomaali ahi ay ka mid ahaayeen kooxdii weerarka ku qaaday Westgate Mall. Hadalkan laga soo xigtay marwada ayaa ah…

                              Read More

                                Kulan lagu waday in uu dhaxmaro Madaxweyneyaasha Mareykanka iyo Iran oo Baaqday,maxey tahay sababta?

                                New York Sept 25,2013(SDN)-Kulan lagu waday in uu xarunta Qaramada Midoobey ee New York madaxweyneyaasha dalalka Mareykanka iyo Iran ayaan qabsoomin. Madaxweyneyaasha ayaa todobaadkan ka qeybgelaya kulnka xubnaha Qaramada Midoobey uga socda NY. Waxaana lagu waday in ka dib kolkii madaxweynaha Iran Xasan Rooxaani uu muujiyay debecsanaan faro badan oo ku wejahan qodobo ay Mareykanka…

                                Read More