Madaxweynaha Iran oo ka gaabsaday ka qeybgalka Qado Qaramada Midoobey u sameysay madaxda Dunida,maxey tahay sababtu?
NY Sept 26,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Iran Xasan Roxani ayaa qaadacay ka qaybgalka qado lagu casuumay madaxda Caalamaka ee haatan magaalada New York u jooga ka qeybgalaka kulanka guud ee QM. Madaxda caalamka ay sanad walba mar isugu tagta xarunta qQaramada Midoobey ee New York si looga arin sado kolba xaaladaha dunida soo wejaha. Madaxweynaha dalka Iran…
