Sharci-dejiyayaasha Maraykanka Oo Madaxweynahooda Cadaadis ku Saaraya Inuu Weeraro Al-shabaab
Washington:24-Sep-2013 (SDN-Xubno ka mid ah sharci dejiyayaasha Mareykanka, ayaa ku qal qaalinaya madaxweyne Obama inuu qaado weerar ka dhan ah kooxda Al-Shabab ee dalka Somalia, si looga hor taggo weeraro la mid ah kan West Gate, oo qaarkood laga yaabo inay ka dhacaan gudaha Mareykanka. Kooxahan sharci-dejiyayaasha ah ayaa haatan ka fikiraya qorshihii ay madaxweynaha…
