Ra’isal wasaare Cabdi Faarax Saacid oo Geneva kaga Qeybgalaya Shirka Xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobey
Geneva 23 Sep 2013 (SDN)- Ra’isul Wasaaraha xukuumadda federaalka ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaaladda Geneva ee dalka Switzerland. Ra’isul wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa ka qeyb-galaya kal-fadhiga saddexaad ee Golaha Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobey oo berri ka furmaya xarunta golahaas. Wafdi ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa garoonka magaaladda Geneve…
