Xarunta Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay Oo Laga Cambaareeyey Weerarkii Nairobi
New york:22-Sep-2013(SDN)-Xarunta Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa si adag looga cambaareeyey weerarkii argagixisada ahaa ee ay dadka badan ku dhinteen ee ka dhacay xarunta ganacsiga ee Westgate ee magaalada Nairobi. War saxaafadeed uu goluhu soo saaray ayaa lagu sheegay in dhammaan 15-ka xubnood ee golaha ammaanka ay sida ugu adag u cambaareynayaan…
