Webmaster

    Xus la Xidhiidha Maalinta Nabada Adduunka oo Hargaysa lagu Qabtay iyo Wasiiro ka Hadlay

    Hargaysa 21.Sep 2013 (SDN)- Munaasibad  balaadhan  oo lagu xusaayey maalinta Nabada adduunka oo  ku beegan  taariikhda maanta ee 21 september ayaa lagu qabtay magaalada Hargaysa. Munaasabadan oo  maanta ay tahay markii u horaysay ee Somaliland laga xuso ayaa waxa ka soo qaybgalay wasiir-ku xigeenka wasaaradda warfaafinta,dhaqanka iyowacyigalnta, Gudoomiyha jaamacadHargaysa  ,wasiiru ku xigeenka amniga  wasaaradda arrimaha…

    Read More

      Hawlgal Nadaafadeed oo laga fuliyay Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool

      Laas caanood 21.Sep 2013 (SDN)- Dawlada hoose ee magaalada Laascaanood ayaa olole cusub oo nadaafadeed ka bilowday magaaladaasi. Xildhibaanada golaha deegaanka ee kala ah Xildhibaan Cismaan saleebaan Yare iyo Khaliif Ismaaciil Gaane oo uu wehelinayo xoghayaha dawlada hoose ee magaalada laascaanood Md cabdi Kheyre Dirir oo maanta u waramay warbaahinta dawladda iyagoo ku sugan magaalada…

      Read More

        “Dib u Bilowga Duulimaadyadii Diyaarada Ethiopia Airways iyo Weedhihii Xubnaha Wasiirada {DHAGAYSO}

        Hargaysa 21,Sep 2013 (SDN)- Diyaarada Itoobiya Airways ayaa Galabta Mar kale dib u bilowday Safarkii ay ku Iman jirtay Caasimada Hargaysa Kadib markii ay in Mudo ah Hakisay. Dib u soo laabashada Diyaarada Ethiopia waxaa la socday  Weftigii ka koobna xubnaha golaha wasiirada ee Somaliland oo maalmahii u dambeeyey ku sugnaa dalka Itoobiya. Weftigan ayaa…

        Read More

          Xarun lagu Magacaabo Westgate Mall oo Nairobi ku Taal oo Dhimasho iyo Dhaawac kala duwani ka dhacay

          Nairobi 21.Sep 2013 (SDN)- Ilaa iyo 26 qof ayaa la xaqiijiyay inay dhimatay, toboneeyo kalena waa ay ku dhaawacmeen is-rasaaseyn ka dhacday gudaha xarun caan ah oo laga dukaameysto oo ku taalla bartamaha caasimadda Kenya taas oo lagu magacaabo Westgate Shopping Mall. Boolisku ayaa sheegay inay tuhusan yihiin in weerarku yahay fal burcadnimo,Taliyaha ciidanka booliska Kenya…

          Read More

            “Mawjadihii Siyaasadeysnaa Ee Ina Ruxay, Xaggee Bay ka Yimaadeen?” Aadan Dhoola Yare

            Hargaysa 21,Sep 2013 (SDN)- Wasiirkii hore ee  Cadaaladda Md. Axmed Axmed Cilmi Dhoolayare oo xiliganna ka tirsan xisbiga tallada haya ee KULMIYE, ayaa sheegay in  mucaaridka dalku ay kala garan waayeen xiliyada xukuumadda lagu mucaarido iyo difaaca masiirka ummadda marka dibadda lagaga soo duulo. Aadan Dhoolayare waxa uu sidaasi ku sheegay qoraal uu galabta ka…

            Read More

              Diyaarada Itoobiya Airways oo Galabta Mar kale dib u bilowday Duulimaadyadeedii Hargaysa

              Hargaysa 21.Sep 2013 (SDN)- Weftigii ka koobna xubnaha golaha wasiirada ee Somaliland ee maalmahii u dambeeyey ku sugnaa dalka Itoobiya ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday, iyagoo la socday diyaaradda Itoobiyaan Air-Line oo duulimaadadeedii Somaliland dib u bilowday maanta, Weftiga oo ka koobnaa wasiirada wasaaradaha Arimaha debadda Md maxamed Biixi Yoonis, Arimaha Gudaha Cali…

              Read More

                Dawlada Punt land oo Shaqo ka Joojin ku soo rogtay Universal Tv,Maxaase lagu eedeeyay

                Garowe 21.Sep 2013 (SDN)- Maamulka Puntland ayaa maanta shaqada ka joojiyay telefishinka Universal oo ka mid ah warbaahinta Soomaalida ee ka howlgala deegaannada Puntland kaddib markii uu ku eedeeyay inuu is-hortaagay khudbaddii madaxweyne Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole uu ka jeediyay shirkii Brussels ee arrimaha Soomaaliya iyo ku xad-gudbidda dhaqanka iyo anshaxa saxaafadda caalamiga ah. Digreeto…

                Read More

                  Baydhabo oo laga soo saaray War Murtiyeed ku saabsan in Maamul Goboleed ay yeeshaan

                  Baydhaba 21.Sep 2013 (SDN)- Shir maalmahan uga socday degmada Baydhabo ayaa laga soo saaray maanta war-saxaafadeed ay u dhan yihiin Waxgaradka, siyaasiyiinta, cugaasha iyo qeybaha bulshada, iyadoo warmurtiyeedkaasi uu taageeray Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Somalia Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari oo shirka goob joog ka ahaa. Prof. Jawaari oo khudbad ka jeediyay shirkan laga soo saaray War-saxaafadeedka ayaa…

                  Read More

                    Madaxweynaha Somalia iyo Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Maraykanka Kulankii ay yeesheen {DAAWO}

                    Washington 21.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Dawlada Federaalka ah ee Somalia Xasan Sh.Maxamud oo ku Sugan Wadanka Maraykanka ayaa Kulan la qaatay Xoghayaha arrimaha dibada ee Maraykanka John Kerry kaas oo ay ka wada hadleen arrimo badan oo taabanaya hawlaha dib u dhiska iyo dib u heshiisiinta Somalia. Xoghayaha Arrimaha Dibada ayaa ku Booriyay Madaxweyne Xasan…

                    Read More

                      Kalfadhigii 3aad ee Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargaysa oo maanta Furmay iyo Qodobada lagaga hadlayo

                      Hargaysa 21.Sep 2013 (SDN)- Kalfadhigii    3 aad ee   xildhibaanda  Golaha deegaanka caasimada Hargaysa  ayaa maanta si rasmiya uga furmay xarunta dawlada Hoose ee magaalada Hargaysa . Kalfadhigan  ayaa mudanayaasha  shirgudoonku ugu soo gudbiyay  ajandaha  kalfadhiga oo ka kooban lix qodob oo kala ah . 1 iskaashiga  dawlada Hoose iyo Bulashada  2 tacriifadaha cashuuraha    3. wax…

                      Read More

                        Canadian Teen Brothers Jailed In Somaliland

                        Hargeisa, Sep 21, 2013 (SDN)  -Two Mississauga teens have been jailed in Africa for more than a month, their father says, since taking a summer trip to visit their grandmother. Mohamed Noor sent sons Liiban, 18, and Jamal, 15, to Somaliland in June. The Canadian-born brothers had never been to the tiny East African territory,…

                        Read More

                          Puntland Administration Bans Universal TV

                          Garowe, Sep 21, 2013 (SDN)  -Somalia’s semi-autonomous state of Puntland has banned the operation of Somali satellite TV on Saturday alleging the TV did not broadcast the recent speech by President Abddurahman Farole at the Somalia New Deal Conference last week. A decree from the office of Puntland’s information minister said that the Puntland government suspended…

                          Read More

                            U.S. Shows Support for Somalia’s Fight against Terrorism

                            Washington, Sep 21, 2013 (SDN)  -Somali President Hassan Sheikh Mohammad and U.S. National Security Adviser Susan E. Rice on Friday discussed ways to strengthen Somalia’s democratic institutions and promote economic development, according to a White House statement on the pair’s meeting. Both countries reaffirmed their commitment to fighting terrorism and expand security through Somalia. “The…

                            Read More

                              “Madaxweynuhu hadii uu Golaha Hor iman waayo waxaanu ku soo rogaynaa Maamuus ka Xayuubin” Xildhibaan Qabile {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 21.Sep 2013 (SDN)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka Mid ah Mudanayaash Mucaaridka ah ee Golaha Wakiilada ayaa mar kale ku celiyay Sida ay uga Go’an tahay in Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo la soo Gole Joojiyo isla markaana uu Cadeeyo hab maamulka dalka cida gacanta ku haysa . Xildhibaanka ayaa…

                              Read More

                                Xildhibaan Rayte Oo Bannaanka Soo Dhigay Tabaha Qarsoon Ee Xukuumadda Siilaanyo Shacabka Ku Wiiqayso.

                                Hargeysa:21-Sep-2013(SDN)-Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali (rayte) oo ka mid Golaha wakiillada Somaliland, kana tirsan xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa dhaliilo cul-culus oo dhinacyo badan taabanaya dusha ka saaray Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, waxana uu sidoo kale soo Faqay Saamiyada Heshiis-baadhista iyo cida dhabta ah ee iska leh. Xildhibaan Rayte oo ka Hadlayey madal  soo dhaweyn uu…

                                Read More

                                  Wasaarada Deegaanka oo Qiratay inay Fasax u Siiyeen Ugaadha dalka Ganacsato Carbeed {DHAGAYSO WARBIXINTAN}

                                  Hargaysa 21.Sep 2013 (SDN)- Qaar ka Mid ah Ganacsatada Carbeed ayaa siyaabo kala duwan uga faa’iidaysta Ugaadha Somaliland iyagoo inta badan Taageero ka hela Wasaarada Horumarinta Miyiga iyo Deegaanka . Inkasta oo Sharciga u degsan Somaliland uu Xaaraantinimaynayo in Ugaadha dalka ku nool loo iibgeeyo dalalka dibada ayaa waxay arrintani noqotay Mid soo Jiidatay Indhaha…

                                  Read More

                                    Doonyo Shixnad Kootara baan ah ka qaaday Berbera si ay u Geeyaan dalka Yemen oo ku Sugan Magaalada Saylac Warbixin Xiiso leh {DHAGAYSO}

                                    Saylac 21.Sep 2013 (SDN)- Laba Doonyood Sida agab Kotorobaan ah kuna sii Jeeday Wadanka Yemen oo ka baxay Magaalada Berbera una rarnaa Ganacsadaha Maxamed Aw Siciid ayaa dib ugu laabtay Magaalada Saylac oo ay hada ku sugan yihiin kadib markii ay ka baqeen Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee Wadanka Yemen . Labadan Doonyood ayaa laga leeyahay…

                                    Read More