Webmaster

    Somalia, Italy Sign Military Training Agreement

    Mogadishu, Sep 20, 2013 (SDN) -Somali Minister of Defence Abdihakim Haji Mohamud Fiqi and his Italian counterpart Mario Mauro signed an agreement Wednesday (September 18th) under which Italy will assist in training and equipping Somali armed forces, Somalia’s RBC Radio reported. Fiqi and Mauro signed the agreement during Somali President Hassan Sheikh Mohamud’s two-day visit…

    Read More

      At Least 20 Dead in Quarry Collapse in Somalia

      Mogadishu, Sep 20, 2013 (SDN) -At least 20 miners have been confirmed dead and two others were still missing after a stone quarry collapsed in Somalia, officials said on Friday. The incident took place late Thursday in the Karan district, north of the capital Mogadishu. Five workers were also injured. “We are still digging through…

      Read More

        Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia ahna Ku Simaha Madaxweynaha Somalia oo Ciidamada Dawlada ku amaanay Guushii Degmada Mahadaay

        Baydhaba 20.Sep 2013 (SDN)- Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ugu hambalyeeyey Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa midowga Afrika ee AMISOM guushii ay ka gaareen howlagalkii saakay ay ku xoreeyeen degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelada Dhexe. Ku simaha Madaxweynaha ayaa yiri “waxaan doonayaa ugu horeyn inaan…

        Read More

          Madaarka Muqdisho oo ay Maanta ka Dhoofeen Xujay Gaadhaysa Sadex Boqol oo Qof

          Muqdisho 20.Sep 2013 (SDN)- Xujeydan maanta ka ambabaxay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada muqdisho ayaa ahayd  tiradii ugu horeysay oo gareysa 300 oo ruux waxayna ku sii jeedaan magaalada barakeysan ee Makka Al-mukarama,iyagoo qeyb ka ah malaayiin muslimiin ah oo  ka kala imaanaya dunida dacaladeeda si ay usoo gutaan wajibaatka  xajka. Qaar ka mid…

          Read More

            Madaxweyne Xasan Sheekh oo Washington ku Sugan iyo Maraykanka oo Sheegay inay Taageerayaan Dawlada Federaalka

            Washington 20.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Wanshington DC ee dalka Maraykanka. Madaxweynaha ayaa lagu wadaa inuu la kulmo madax sar-sare oo ka tirsan dowladda Maraykanka oo ay ka wada hadli doonaan sidii kor loogu qaadi lahaa taageerada Maraykanka uu siiyo…

            Read More

              Fool-xumadii wasiirka Duulista Somaliland ku sameeyey Garoonka Hargeysa Oo Faa’iidadeedii Haatan Ay Gaadhay Muqdisho

              Muqdisho:20-Sep-2013 (SDN)- Maamulxumadii uu sameeyey wasiirka wasaaradda Duulista Somaliland, ayaa keenay in diyaaradda Ethiopia Airline Duulimaadyadeed ay u leexisay dhinaca Muqdisho.  Sida uu shaaciyay Safiirka cusub ee Dowladda Ethiopia u fadhiya Muqdisho, Ambassador Wondimu Asaminew shirkadda duulimaadka Ethiopian Airlines waxay dib ugu bilaabeysaa duulimaadyo garoonka Muqdisho, xili ay shirkadaasi gabi ahaanba joojisay duulimaadkii ay ku…

              Read More

                Guddida Doorashooyinka Qaranka Oo Ka Hadashay Rajadooda ku Aaddan Doorasho Diiwaan-gelin leh oo dalka ka Dhacda 2015-ka

                  Hargeysa:20-Sep-2013(SDN)-Af-hayeenka Guddida Doorashooyinka somaliland Maxamed axmed Geelle, ayaa markii ugu horraysay tan iyo intii xidbiyada qaranka iyo xukuumaddu kala saxeexdeen heshiiska, waxa uu ka hadlay  tallaabooyinkii uu soo maray heshiiskan haatan la gaadhay. Maxamed Axmed Geelle oo maalintii shalay u warramayey Idaacadda BBC-da, ayaa sheegay in Heshiiskan ka hor ay soo mareen caqabado badan…

                Read More

                  Mucaaridka Syriaa oo dagaalamay iyo Meliishaad hoos taga Al Qaacida oo qabsaday magaalo ku taal xadka Syria ee Turkiga

                  Dimishiq Sept 20,20139SDN)-Meliishaadka ka soo horjeeda xukuumada Syria ayaa beryahan danbe waxa dhexdooda ka socda dagaal aan aad looga warheyn oo ay ku kala riixanayaan degaanada xukuumada ay ka qabsadaan. Dagaal dhawaan dhexmarayna waxa ay ku kala qabsadeen magaalo ku taal xadka Syria ay la wadaagto dalka Turkiga. Turkiga ayaa kolkii ay ka war heleen…

                  Read More

                    Dagaal Rasaasta kala Duwan La isku Adeegsaday Oo Ceerigao Ka Dhacay

                    Ceergaabo:20-Sep-2013 (SDN)- Magaalo-madaxda Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo, ayaa Galabnimadii shalay wax aka dhacay Mudaharaad Ballaadhan  oo rabshado wata, kaas oo keenay Gacan-ka-hadal isku beddelay Dagaal cad. Kooxo Hubaysan oo ka soo horjeedda lacag beddelkii dhawaan laga sameeyey magaalada  oo dad loo xidhxidhay, ayaa rasaas ku furay ciidanka ammaanka, kuwaas oo iyaguna jawaab bixiyey. Taliyaha Ciidanka…

                    Read More

                      Madaxweyne Siilaanyo Oo Mar kale Si Dadban u Weeraray Madasha wada-tashiga, sheegayna inaanu Aqbalayn cidda Hagardaamada wadda

                      Hargeysa:20-Sep-2013(SDN)-Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo, ayaa  Sheegay inay Xukuumaddiisu u dulqaadanayso Cambaaraynta iyo Dhaliisha ay mucaaridku ku hayaan Hannaankiisa Dawladnimo. Madaxweynaha oo maalintii shalay la hadlayey shacabka reer Balli-gubadle, ayaa tilmaamay inay ogol yihiin dhaliisha iyo toosinta loo soo jeediyo maamulkiisa, balse uu dhib u arko Been Abuurka iyo wixii umadda waxyeello ku…

                      Read More

                        Ambassador Axmed Cigaal Oo Xukuumadda Xasan Sheekh Ku Eedeeyey Dawaro iyo lacag Urursi ay Dunida ku Hagardaaminayso

                          Hargeysa:20-Sep-2013(SDN)-Axmed Xasan Cigaal Oo ahaa safiirkii Hore Somaliland ugu Fahiyi jirey Magaalada Bejing ee Dalka Chine ayaa sheegay in shacbka reer Somaliland ku tallaabasadeen horumar iyo isku kalsoonaan badan. Ambassador Axmed oo haatan ah xubin sare oo ka tirsan xisbiga Waddan, ayaa isagoo khadka Telefonka ugu warramayey shabakadda wararka ee Qurbejoog.com ayaa xukuumadda somaliya…

                        Read More

                          Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee UCID laantiisa UK oo ka waramaya xaaladahii u danbeeyay ee Somaliland(DAAWO)

                          London Sept 20,2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID laantiisa dalka UK Md Maxamed Jaamac Koodbuur ayaa wareysigan waxa uu uga waramayaa xaaladahii ugu danbeeyay ee Xisbiga UCID iyo Jamhuuriyada Somaliland. Guddoomiyaha ayaa waxa uu si gaara uga waramayaa khalaaf la sheegay in uu soo dhexgalay UCID masuuliyiintooda sare iyo fashilka maamulka madaarka Hargeysa,DAAWO.

                          Read More

                            Geediga Somaliland

                            Laga soo bilaabo malintii qarankeena somalilnad rukunada loo dhidbay, waxaa ka soo wareegay, mudo 22 sano, geedigaas dheer qaranku waxa uu ka soo bilaabay hayaankiisa, meel aad u fog isaga oo gunta ka soo unkay jamhuuriyada labaad ee maanta 22 gu’ jirta, iyada oo jamhuuriyadii koowaad ahayd, tii inaga siqiirtay 1960, iyada oo aan ka…

                            Read More

                              Warsaxaafadeed Golaha Wasiirada oo ansixiyay magacaabista labo safiir, soona dhoweeyey natiijada shirka Brussels

                              Muqdisho, September 20,2013—-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin natiijadii ka soo baxday shirkii Brussels, soo jeedin la xariirta magacaabista labo safiir, iyo weliba xaaladdaha guud ee dalka. Shirka…

                              Read More

                                Goobaha Lagu Caweeyo ee Garowe oo 6 Habeenkii la Xidho doono iyo awaamiir kale oo Nabadgalyada lala xidhiidhiyay

                                Garowe 19.Sep 2013 (SDN)- Guddiga Nabad-galyada Gobalka Nugaal ayaa Kulan ay ku Yeesheen Magaalada Garowe waxay kaga hadlay dhowr arrimood oo ku aadan ammaanka iyo sidii looga hortagi lahaa falalka lidiga ku ah nabadda. Gudoomiyaha Gobalka Nugaal ahna hoggaamiyaha guddigaasi Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo Warfidiyeenka la hadlay ayaa walaac ka muujiyay ardayda dhalinyaradda ah…

                                Read More

                                  Gudomiyaha Bangiga Dhexe ee Somalia oo la badaley,Kuna Tawaawacay in Aqoonyahanku aanu ku Noolaan Karin Somalia

                                  Muqdisho 19.Sep 2013 (SDN)- Cabdisalan Cumar oo ahaan jirey Gudoomiyaha Bangiga Dhexe ee dowlada Federalka ayaa shaqada laga qaadey sidaas waxaa saxaafada u sheegey Mr. Cumar, isagoo mar kale beeniyey musuqmasiqii ay ku eedeysay kooxda Qaramada ” UN Monitoring”. UN Monitoring aya Guddomiyihii hore ee Bangiga Dhexe iyo dowlada Federalka horey ugu eedeysay is-daba marin…

                                  Read More

                                    Xisbiga Ucid Laantiisa Uk ayaa Deeq lacageed Gaarsiyey Muwaadin Reer Somaliland oo ku dhibanaa Wadanka Turkiga

                                    London 19sep13(SDN) Xisbiga Ucid Laantiisa Uk ayaa Deeq lacageed Gaarsiyey Muwaadin Reer Somaliland oo ku dhibanaa Wadanka Turkiga ,Talabadan oo ah mid lagu dayasho wacan aya waxa maanta si rasmiya ugu wareejisay muwaadinkaas  lacagtii loo soo ururiyey Marwo Farduus Cige Gudoomiyaha Garabka Haweenaka ee Xisbiga Ucid  ,  lacagtan ayaa waxa  qayb libaax ka qadatay Marwo…

                                    Read More