Madaxwayne ku Xigeenka Somaliland Saylaci oo la kulmey gudoomiyaha Barlamaanka Niger Boucary Sani Chaibou iyo Niger oo balan qaday inay safarad ka furan doonta somaliland
Dubai 13Sep13(SDN) Madaxwayne ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo la kulmey gudoomiyaha Barlamaanka Niger Boucary Sani Chaibou iyo Safiirka Niger u fadhiya wadanka Imaaradka carabta ayaa waxa kulankaas ka qayb galay Mr Hussein Al-Ishaqi CEO of Africa Development Fun iyo madax kale oo ka socota wadanka Niger kulankan oo aad u balarna…
