Midowga Reer Yurub Oo Abid lacagtii Ugu Badnayn ugu Deeqay Amisom
Brugsels: 12-Sep-2013(SDN)-Guddiga Midowga Reer Yurub ayaa Ku Dhawaaqay inay 124 milyan oo Euro siin doonaan ciidamada howl-galka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) si looga Midho dhaliyo Hawlaha ciidanku ku raadinayo nabadda iyo kala dambaynta soomaaliya. Catherine Ashton, Madaxa arrimaha siyaasadda ee Midowga Yurub, ayaa sheegtay in lacagta loogu deeqayo AMISOM ay gacan weyn ka…
