Beledweyne oo la Geeyay Ciidamo Boolis ah oo qayb ka qaata nabadgalyada Magaaladaas
Muqdisho 14.Sep 2013 (SDN)- Howlgalka Midowga Afrika (AMISOM) ayaa maanta markii ugu horreysay ciidamo Boolis ah geeyay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Madaxa ciidanka Booliska AMISOM ee xarunta Beledweyne Theophilus Senese oo la kulmay maamulka degmada iyo kan gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ciidanka dowladda ay kala shaqeyn doonaan adkeynta ammaanka, islamarkaana ay siin…
