Madaxweynaha Punt land oo Caawa u Baqoolay Magaalada Brussels kuna biiraya Wufuuda halkaasi isugu Tagaysa
Garowe 14.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Puntland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa ka dhoofey caawa 14 Sept,2013 garoonka diyaaradaha Dubai ee dalka imaraadka carabta isagoo ku wajahan magaalada Brussels halkaasoo uu kaga qayb galayo shir ka furmaya maalinta Isniinta. Dowlada Puntland ayaa wadamada EU si toos ah ugu martiqaadeen shirka loogu magac darey New deal-ka kaasoo…
