Webmaster

Geeri Naxdin Leh: Lix Wiil Oo Uu Dhalay Ganacsade Caan Ah Oo Lagu Laayey Duleedka Muqdisho

Muqdisho 08. July 2017 (SDN/QJ):- Lix wiil oo uu dhalay ganacsadaha caanka ah ee Xaaji Gaabow ayaa maanta barqadii si bareer ah loogu laayey degaanka Siinka dheer ee duleedka magaalada Muqdisho. Wiilasha la laayey ayaa ka mid ahaa dadweyne ka baxay magaalada Muqdisho oo la socday gaadiid gelbinayey meydka haweeney lagu aasayey duleedka Muqdisho, taasoo…

Read More

Guddoomiyaha KULMIYE Oo Suuqyada Burco Dhex Mushaaxay, Shacabkana La Shaaheeyey DAAWO

Burco 08. July 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan magaalada Burco maanta kala shaaheeyey maqaaxiyaha laga qaxweeyo ee badhtamaha magaalada ku yaalla. Guddoomiyaha oo ay wehelinayaan xubno kamid ah hoggaanka sare ee KULMIYE, ayaa goobo kala duwan oo magaalada Burco ku yaalla shacabka…

Read More

Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo Soo Gaadhay Magaaladda Dubai Kadib 12 Maalmood oo uu Joogay Abu Dhabi DAAWO

Dubai 08. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Axmed Maxmed Siilanyo ayaa  kasoo baqoolay magaalada Abu Dhabi, oo uu mudo 12 cisho ah ku sugnaa waxaanu Madaxweynuhu ku sii hakan doona magaalada Dubai mudo dhowr cisho ah, ka dibna waxa uu uga soo gudbi doonaa kuna soo guryo noqondoona dalkiisa hooyo. Iyadoo Madaxweynaha Somaliland si heer…

Read More

Xisbiga WADDANI oo Xaflad Ku Qaabilay Taageerayaal Ka Soo Jeeda Beesha Madaxweyne Siilaanyo SAWIRO/DAAWO

Burco 08. July 2017 (SDN/QJ):- Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI uu ku soo dhaweynaayey siyaasiyiin, wax-garad, aqoonyahan iyo weli ba taageerayaal baaxad weyn oo ka soo jeeda beesha Aadan Madoobe(Habar-jeclo), kana soo diga rogtay Xisbiga KULMIYE, ayaa xalay lagu qabtay hotel New Burco ee magaalada Burco….

Read More

Wefti Ka Socday Xisbiga WADDANI oo Galabta Gaadhay Degmada Qori-lugud iyo Taageerayaal Cusub oo Ku Soo Biiray Xisbigaasi DAAWO

Burco 08. July 2017  (SDN/QJ):- Wefti ballaadhan oo ka socday Xisbiga WADDANI, ayaa maanta si weyn looggu soo dhaweeyey degmada Qori-lugud iyo weli ba deegaanada hoos yimaada ee gobalka Buuhoodle. Weftigan oo uu hoggaaminaayey xoghayaha arrimaha dibadda Xisbiga WADDANI Dr.Maxamed Cismaan Fadal oo sida oo kale na ay ku wehelinaayeen siyaasiy Siciid Sulub Maxamed, xoghayaha…

Read More

Sheekh Aadan-Siiro Oo Shacabka Gobollada Maroodi-jeex Iyo Togdheer Ugu Baaqay Inay Qaataan Kaadhadhka Cod-bixinta DAAWO

Hargaysa 08. July 2017 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Maalintii Shalay ee Jimcaha  kaga hadlay Ahmiyadda ay leedahay in Qofku uu ILAAHAY Talo-saarto, si uu if iyo Aakhiraba u liibaanno. Sheekhu waxa kale oo uu khudbaddiisa kaga hadlay sida loogu baahan yahay in Doorashada Madaxtooyada ee soo socotaa ay si Caddaalad…

Read More

Madaxwayne Ku-xigeenka JSL Oo Soo Kormeeray Goobaha ay Ka socoto Qaadashada Kaadhka Codbixinta Doorashada Ee Magaalada Hargaysa SAWIRO

Hargaysa 08. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxwayne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna ku-simaha Madaxweynaha Qaranka, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa saaka kormeer kusoo maray goobaha ay ka socoto qaadashada kaadhka codbixinta doorashooyinka oo ay maanta si rasmi ah qaybintoodu uga bilaabmatay gobolada Maroodi-jeex iyo Togdheer. Madaxwayne ku-xigeenka ayaa kormeerkiisa ka bilaabay Hay’adda shaqaalaha dawladda oo ay ka…

Read More

Dawladda Itoobiya oo Ka Digtey Khatarta Ka Dhalan Karta Khilaafka Wadamada Carabta

Addis Ababa 08. July 2017 (SDN/QJ):-Ra’iisalwasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa ka digay in muranka u dhaxeeya dalalka Khaliijka uu degenaansho la’aan u keenayo Geeska Africa. Isaga oo baarlamaanka u jeedinaya khudbad laga baahiyay Telefishinka dawladda ee EBC, ayuu Hailemariam sheegay in Itoobiya ay rajaynayso in muranka lagu dhameeyo wada xaajood, isaga oo sheegay “in aysan su’aal…

Read More

‘’Somaliland Waxay Lahaanaysaa Idaacad Qudha,Markii aan Horyaal Furayay Waxa Maanta ii Muuqdaa Maan arkayn,Laakiin Khalad aan Galay Ma Jiro,Daahir Rayaalena Wuu Ku Saxsanaa..Anigu Waxaan ahay Nin Wanaagsan’’ Wasiir Caddaani & Jawaabo is Tabcaynaya DAAWO

Hargaysa 07. July 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Kulmiye Waxa uu dharaarihiisii Mucaaridnimo Cod dheer ku Sheegi Jiray in aanay anfacayn dalka iyo dadkaba Hal Idaacad oo Radio Hargaysa ah oo Dawladu maamusho isagoo Balanqaaday Markii la galayay Doorashadii ay ku hanteen Hogaaminta dalka inay Meel marin doonaan Furashada Idaacado gaar loo leeyahay. Hasa yeeshee Maanta Maalintaas…

Read More

Xildhibaan Kulmiye ugu Jira Golaha Wakiiladda oo Ka Dayriyey Xaalada Dalku Marayo,Hanti Boob Baahsan oo Xiliga Kala Guurka Socda Kana Digay in La Waayi doono Mushahaaraadka Shaqaalaha Dawlada

Hargaysa 07. July 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Abubakar Cabdiraxmaan Good, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana tirsan Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye, ayaa si adag uga hadlay xaaladda dhaqaale ee uu dalku galay, waxaanu sheegay in hantidii, lacagtii iyo dhulkii dwladda lagu hayo boob aan xad lahayn. Xildhibaan Abubakar Cabdiraxmaan Good, oo u…

Read More

Xaasaasi: Mashruuca Farmaajo iyo Cabdiraxman Caynte ee Fursad Fund oo Hargeysa lagu qabanayo iyo Bulshada ka kacdey & Magacyada Xubnaha Iska Leh Mashruuc Lagu Waxyeelaynayo Qaranimada Somaliland

Hargaysa 07. July 2017 (SDN/QJ):- Tan iyo markii 18-kii May sannadkii 1991-kii qaranimada gooni-isu-taagga Somaliland lagaga dhawaaqay Magaalada Burco, waxa marxalado kala duwan oo waayahooda lahaa u soo taagnaa dagaal hoose iyo hagardaamooyin jihooyin kala duwani ku hawlanaayeen oo la doonayay in lagu wiiqo qaranimada iyo taabbo-galka Jamhuuriyadda Somaliland waxaana inta badan hagardaamooyinkaasi laga soo…

Read More

Pro.Axmed Ismaaciil Samatar oo Ka Hadlay Warar Sheegaya in uu Saluugay Xisbiga KULMIYE DAAWO

Hargaysa 07. July 2017 (SDN/QJ):- Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah siyaasiyiint Xisbiga KULMIYE sida oo kale na baryahan si aada loo sheegayey in uu saluugay xisbigaasi, ayaa maanta mar uu ka soo noqda dalka dibaddiisa, waxa uu si weyn u beeniyey in uu saluug ka muujinaayo Xisbiga KULMIYE. https://www.youtube.com/watch?v=yRTWA1hctYs

Read More

Khilaaf Ka Dhex Qarxay Mas’uuliyiinta Beesha Dhulbahante Ee Xukuumadda Somaliland Ku Jira Iyo Qaybta Khaatumo DAAWO

Hargaysa 07. July 2017 (SDN/QJ):- In Mudo ah ayaa Waxa Wada hadal u Socday Xukuumadda Somaliland Iyo Khaatumo Kaas oo Muujiyey isu soo dhawaansho labada dhinac ah, Waxaa Magaaladda Hargaysa yimid Wefti ka socda Khaatumo oo uu hor kacayo Hogaamiyaha Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh Waxayna Kala Saxeexdeen Heshiis Sheegayay in 10 Bishan Shirweyne lagu…

Read More

“Haddii ay Jirto Cid Ku Riyootay Doorashadaa La Boobayaa, Waxa Aan Lee Yahay Xisbi na Xisbi Ma Boobi Karo.”.Murashaxa Madaxweynaha Waddani Cirro DAAWO

Burco 07. July 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa khudbad ka jeediyey xafladdii furitaanka qaadashada kaadhka diiwaan-gelinta ee gobalka Togdheer, waxaana uu kaga hadlay arrimo badan oo aad muhiim ah oo ay ugu horreeyaan hadalo muddooyinkii dambe si aada u soo noq noqonaayey oo sheegayey in la boobayo Doorashada isaga oo…

Read More

Murrashax Muuse Biixi oo Daaha ka Fayday Fadhiidnimada Golaha Wakiillada ee uu Hoggaamiyo Cabdiraxmaan Cirro,Xukuumadana ku Dhaliilay Dabo Gal La’aan DAAWO

Burco 07. July 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si kulul u dhaliilay waxqabadka Golaha Wakiillada Somaliland ee uu hoggaamiyaha ka yahay Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), waxaannu shaaca ka qaaday in golahaasi ku guul-darraystay inay ummadda wax la taaban karo u…

Read More

Xisbiga UCID oo Kalsoonidii Kala Noqonaya Guddida Anshaxa ee Komishanka Doorashooyinka Laba Cisho Kadib & Galdaloolooyin ay soo Bandhigeen DAAWO

Hargaysa 07. July 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga mucaaradka ah ee UCID, ayaa sheegay in gebi ahaan ba ay kalsoonidii kala noqdeen guddida anshaxa u qaabilsan Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo ay sheegeen in ay ka gaabiyeen wax ka qabashada eedo ay sheegeen in Xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI ay si caadi ah u wadaan ololeyaal siyaasaddeed iyada oo…

Read More

Hargaysa: Beri oo Sabti ah oo Gobolada Maroodi Jeex Iyo Togdheer ay Ka Bilaabmi doonto Qaybinta Kaadhadhka Codbixiyeyaasha & Weedhihii Laga Jeediyey Munaasibad Lagu Daahfuray DAAWO

Hargaysa 07. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxwayneku-xigeenka ahna kusimaha Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka qayb galay furitaanka kaadh qaadashada codbixiyayaasha ee gobolka Maroodi-jeex. Xaflad si weyn loosoo agaasimay oo ay soo qaban qaabiyeen koomishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland oo uu hadalo kooban ka jeediyay guddomiyaha komishanka doorashooyinka qaranku waxaa uu sheegay in…

Read More