Dibad-baxyo Rabshado Wata Oo Ka Dhacay Caabudwaaq & Goobo Ganacsi Oo La Boobay
Caabud-Waaq 09. July 2017 (SDN/QJ):- Rabshado xooggan ayaa hareeyey degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud iyadoo la boobay goobo badan oo ganacsi iyo bakhaaro ku yiilay Suuqa degmaadaas. Goob joogayaal ayaa sheegay in rabshadahaas ay bilowdeen markii dadweyne careysan ay wadooyinka magaaladaas ka dhigeen dibed baxyo ay uga soo horjeedaan ganacsatada magaalada oo diiday qaadashada lacagta…
