Somaliland Oo Isku Waajibisay Taageerada Puntand, Haddii Ay Al-shabaab Ka Awood Badato DAAWO
Hargaysa 07. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa ka hadlay Dagaallada u dhexeeya Ciidammada Puntland iyo kuwa Al-shabaab. Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Md. Axmed Xaaji Cali Cadami oo Telefiishanka Bulsho waydiiyey haddii Al-shabaab ay ka awood badato Puntland in Dawladda Somaliland taageero siin karto iyo in kale, ayaa ku jawaabay…
