Webmaster

    Golaha Wakiilada oo Warbixin ka dhagaystay Wasiirka Arrimaha Gudaha Isla markaana ansixiyay Xubno Wasiiro ah

    Hargaysa 07.Sep 2013 (SDN)-Fadhigoodii manta ee golaha wakiilada oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha golahaasi Md cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi (Cirro) ayaa mudanayaashu waxay cod aqlabiyad ah ku meel mariyeen ansixinta wasiirka wasaaradda arimaha gudaha Md cali maxamed warancadde iyo wasiirul-dawlaha wasaradda waxbarashda Md Axmed Nuur Faahiye. Fadhigan Maanta waxaa ka soo Xaadiray 51 Mudane wasiirka arimaha…

    Read More

      “Qaraxyada noocaan ah ma ahan kuwo naga hor istaagaya sidii aan dalka ugu soo dabaali lahayn xasilooni buuxda” Foosiya Yuusuf

      Muqdisho 07.Sep 2013 (SDN)- Ku simaha Ra’iisul wasaaraha ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga marwo Fowziiya Yusuf Xaaji Aadan ayaa cambaaraysay qaxayadii maanta ka dhacay nawaaxiga Gurigii Hooyooyinka oo ay ku taalo Maqaayada The Village. “Waxaan si aad ah u cambaaraynayaa qaraxyadii axmaqnimada ahaa ee saaka lala beegsaday maqaayada Village iyo Barxada Iskaashatooyinka , waa…

      Read More

        Xisbiga UCID Oo Xilkii Iyo Xubinimadiiba Ka Xayuubiyay Sarkaal Ka Tirsanaa Xisbigaas

        Hargaysa 07.Sep 2013 (SDN)- Guddoomiyihii Xisbiga UCID ee Gobolka Maroodi-jeex, C/Raxmaan Aadan Sheekh Haaruun, ayaa xilkii iyo xubinimadiisii xisbigaasi laga xayuubiyay, sida lagu sheegay qoraal uu maanta soo saaray Guddoomiyaha UCID Eng. Faysal Cali Waraabe. “Laga Bilaabo maanta oo taariikhdu tahay 07/09/2013, waxa laga qaaday xilkii uu ka hayay xisbiga UCID Mudane C/Raxmaan Aadan Sheekh…

        Read More

          Wararkii Ugu Dambeeyay weeraradii Ismiidaaminta ahaa ee Maanta ka dhacay Muqdisho (DAAWO SAWIRO}

          Muqdisho 7Sep13(SDN) Faah Faahino Dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Weeraro Ismiidaamin ah oo Maanta Barqadii ka dhacay Barxada Iskaashatooyinka Gaadiidka oo ku dhagan Guriga Hooyooyinka ee Degmada Xamar Weyne. Qaraxyada oo labo ahaa ayaa midka hore loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay kaa oo ku qarxay Barxada Iskaashatada Gaadiidka waxaana Daqiiqado kadib markii…

          Read More

            Kulan balaaran oo ay isagu yimaadeen Xubnaha xisbiga ucid ee Uk kuna kuna sagootinayeen Amina Adan oo ka mida xisbiga Ucid laantiisa Austarila aya ka dhacday Galbeedka London

            London 07sep13(SDN) Kulan balaran oo ay isagu yimaadeen xisbiga Ucid laantiisa uk aya waxay ka dhacday galbeedka London kulankan aya waxa soo qaban qabiyey Garabka Haweenka ee xisbiga iyaga ay marti ku ahayeen xubnaha xisbiga ee laanta Austarlia siiba Garabka haweenka oo ay ka socotay Amiina Adan iyaga oo ka wada hadlay sidii labada lamood…

            Read More

              Wasaarada Arrimaha Dibedda Somaliland oo soo bandhigtay Qorshe ay ku xakameyneyso socdaalada Masuuliyiinta Qaranka

              Hargeysa Sept 07,2013(SDN)-Wasaarada arrimaha dibedda ee Somaliland ayaa daraasad ka dib soo bandhigtay dib u habeyn lagu sameyn doono nidaamka socdaalka Masuuliyiinta Qaranka. Wasaarada ayaa madaxweynaha dalka u gudbisay in la diiwaan geliyo socdaalada masuuliyiinta qaranku uGu baxayaan dalka dibediisa iyo guddahiisaba,sida ay ilo wareedyo soo tebiyeen. Qorshahan ayay dadka qaar u arkeen mid lagu…

              Read More

                Culimada Somaliland oo laga dalbaday inay Kaalintooda ka qaataan Wacyigelinta AIDS-ka

                Hargaysa 07.Sep 2013 (SDN)- Kulan ay ka qayb qaadanayeen Culimada Caasimada lagagana hadlayay Sidii la isaga baadhi lahaa Cuddurka H.I.V/AIDS ayaa lagu soo Gabo gabeeyay Caasimada Hargaysa . Shirkan oo uu soo qaban qaabiyay Xafiiska Xakamaynta xanuunka H.I.V/AIDS  Waxaa sidoo kale lagaga arrinsanayay inaan la faquuqin Xuquuqda dadka la Nool Xanuunkan ,Waxaana Kulankaas laga soo…

                Read More

                  War-bixin Aad u Dheer Oo Laga Soo Saaray Shirkii Qaran ee Muqdisho ku soo Gebogeboobay

                  Muqdisho:7-Sep-2013(SDN)-War dheer ayaa laga soo saaray shirkii magaalada muqdisho ugu soo gebogeboobay dhinacyada soomaalida ee lagaga hadlayey afkaaraha la xidhiidha mustaqbalka soomaalida.  murtiyeedka waxaa soo saaray gudiyadii loo xilsaaray in ay aruuriyaanafkaaraha ka soo baxday shirweynaha qaran ee geedi socodka siyaasada iyo hiigsiga sanadka 2016ka, islamarkaana ay u soo bandhigeen ka soo qeyb galayaasha, dowladda…

                  Read More

                    Herse – Gaab Burps In Public

                    Being a father of eight kids with unshaved heads and a wife with a ringing tongue, plus the political hiccups of Mr.Silanyo and his henchmen.  Sleeping is very hard to persuade, and the night is so long that it never finds the day.  In the morning, when I wake up with a broken heart and…

                    Read More

                      Dawladda Somaliland Oo Hilifaha u laabtay Giimbaartii Gobolka Sanaag Dhaqaalihiisa ragaadisay

                      Ceerigaabo:7-Sep-2013 (SDN) Ka dib laba maalmood oo shaqo adag ah oo ay xukuumaddu ka wadday Gobolka Sanaag ayey ku guulaysatay inay ka sifayso lacagtii giimbaarta ahayd, waxana si buuxda loogu guulaystay in lacagta shilling-ka somaliland shacabku isticmaalaan.    Tallaabadaas xukuumaddu waddo, ayaa la sheegayaa lagu guulaystay boqolkiiba sagaashan (90%) sida uu noo xaqiijiyay Kor-joogaha baananka…

                      Read More

                        “Shirarkii Beelaha ee Somaliland Wax Ajandayaal ah oo Lasoo Bandhigay oo Shirka Hortii Lasoo Qadimey Majirin, Dhib Kasta Waa Lagaga Hadlayaa”Gudoomiyaha Awal Galbeed

                          Hargeysa:7-Sep-2013(SDN)-Gudoomiyaha Awal Galbeed Yuusuf Cilmi Ayaanle(dabalule), ayaa Gaashaanka Ku Dhuftey in Ajandaha lagaga doodayo Shirka Beelaha Sacad-muuse si gaar ah loo sii shaaciyo Wakhtigan ka hor intaan si rasmi ah loo Furin Shirkaasi oo Dhawaan la filayo in uu Agabar ka Bilaabmi Doono.    Gudoomiyaha Awal Galbeed Yuusuf Dabalule oo  Habeenimadii khadka Telefoonka kula…

                        Read More

                          Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Casho-sharaf ku Qaabilay kooxaha ka qayb galay shirka Siyaasadda

                          Muqdisho: 7-Sep-2013(SDN) – Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay ka qayg galayaasha shirkii siyaasadda oo maalintii shalay lagu soo gebogebeeyey Magaalada muqdisho.   Munaasibaddan casho-sharafta ah waxa ka soo qayb galay  marwada madaxweynaha Marwo Qamar Cali Cumar, Ku-ximaha Ra’iisal wasaaraha ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Fosiya yuusuf xaaji aadan, xildhibaanno, wasiirro, Guddoomiyaha…

                          Read More

                            Mareykanka oo sheegay in Dawlada Iraan ay qorsheyneyso in ay weeraraan Safaaradooda Ciraaq ku taal

                            Washington Sept 07,2013(SDN)-Dawlada Mareyknaka ayaa sheegtay in ay heshay xog tibaaxeysa in Iraan ay qorsheyneysay in ay weerar ku qaado Safaarada Mareyknaku ku leeyahay Baqdaad hadii Mareykanku duqeeyo Syria. Wararkan oo aan la shaacin cida soo bandhigtay ayaa ahaa hadal heynta u badan ee warbaahinta Mareykanka. Mareykanka ayaa haatan dedaal ugu jira sidii xildhibaanada labada…

                            Read More

                              “Waar armay fiicnaan lahayd in la isu yimaaddo oo, oo waxa inaga dhexeeya ee danta inoo ah in laga hadlo.” Cali khaliif galaydh

                                Hargeysa:7-Sep-2013(SDN)-Siyaasiga Dibad-wareegga ah ee ku fashilmay Saymaha Siyaasadda Cali Khaliif Galaydh, ayaa mar kale afka furtay, kuna tawaawacay Hadallo dhiig miidhan ah oo ka baxsan milgaha siyaasadda. Cali khaliif oo Wali la suuxsan Guul-darrooyinkii siyaasadeed ee iskaga dambeeyey intii uu Golaha siyaasadda ku jirey, ayaa haatan bilaabay dagaal af-xumo ah oo uu cuqdad iyo…

                              Read More

                                Aragti ka duwan waxan lagu mashquulay. Maxaad ka taqaan Abwaan Mohamed Ibrahim Hadraawi muxuuse aminsanyahay(qaybtii 1aad)

                                Marka hore waxan halkan ka salaamaya dadka akhrista dhamaan qoraalada  aan halkan ku soo qoro.  Haddi aan hore ugu socdo mawduucayga,   sida ay Dimuqraadiyadu dhigayso waxa haboon in qofwalba fekerkiisa la  dhegaysto oo la dhuuxo wuxu aminsanyahay, iyo sababtu u aminsanyahay  intaba adigoon meel kale isku qaadin.     Abwaankan aan ka sheekaynaya waxa la…

                                Read More