Webmaster

    NSA spying may give Somali men new trial

    SAN DIEGO — Four local Somali men who were convicted in February of sending money to the terrorist group al-Shabaab are demanding a new trial, contending that the sweeping surveillance conducted by the National Security Agency violated their rights and led to an unfair trial. The motion filed Friday in U.S. District Court in San…

    Read More

      Gabadh Somaali/ oo dhaawac ka soo gaadhay Qaraxii lagu bartilmaameedsaday Wasiirka arrimaha Gudaha ee Masar

      Qaahira 05.Sep 2013 (SDN)- Deeqa Xasan oo 16 jir ah oo haysata dhalashada Ingiriiska oo  ku kortay xaafada Brixton ee koonfurta London ayaa waxa ka go’day hal lug, halka gabadha saaxiibteed ahna ay gacmaha wax ka gaareen, iyadoo lagu daweynayo mid ka mid ah Isbitaalada ku yaal Qaahira. Qaraxa lala eegtay Wasiirka ayaa ka dhacay Xaafada ay…

      Read More

        Labada Xisbi Mucaarid ee Somaliland oo kala sexeexday Hashiisyo dhanka Doorashooyinka ah(AKHRISO)

        Hargeysa Sept 06,2013(SDN)-Labada Xisbi mucaarid ee Somaliland ee Wadani iyo UCID kala sexeexda heshiis todobo qodob ah oo salka ku haya sidii dalka ay uga dhici lahaayeen doorashooyin xor ah oo aan mudadoodii dhaafin. Heshiiskan oo ay ku sexeexan yihiin labada Gudoomiye ee xisbiyada Wadani iyo UCID ku qoraaa luuqada English-ka,waana kan nuqul ka mid…

        Read More

          Wefti uu Hogaaminayay Gudoomiye ku Xigeenka Baarlamanka Somalia oo Muqdisho ku soo laabtay

          Muqdisho 06.Sep (SDN)- Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo ay wehliyaan Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka oo dalka uga maqnaa safarro shaqo ayaa maanta dalka dib ugusoo laabtay ayadoo wafdigaasina si heer sare ah loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho. Wafdigan ballaaran oo uu hogaaminayey…

          Read More

            Degmo ka Mid ah Magaalada Muqdisho oo laga Mamnuucay Isticimaalka Hubka

            Muqdisho 06.Sep 2013 (SDN)- Maamulka iyo saraakiisha amniga ee degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho ayaa mamnuucay in ciidamada dowladda ay hub ku dhex sitaan waddooyinka degmada. Taliyaha Saldhiga Bari gaashaanle Aaden Axmed Cumar ayaa sheegay in ciidamada laga mamnuucay inay hub ku qaataan goobaha dadku isugu yimaadaan sida xeebta Liido iyo waddooyinka degmada, taas oo…

            Read More

              Somaliland: How Do You Like Your Camel Meat?

              Hargeisa, Sep 06, 2013 (SDN) —From early in the morning until midday, the streets of southern Hargeisa, Somaliland periodically shut down as hundreds of camels trundle along the narrow city streets. Taxi drivers give way, milling on the side of the road, wiping their cars clean of the dust and mud kicked up by the…

              Read More

                Ra’isal wasaaraha Itoobiya oo isu taagay inuu dhex dhexaadiyo Madaxweyne Xasan Sheekh iyo C.raxmaan Faroole

                Addis Ababa 06.Sep 2013 (SDN)- Khilaafka Cirka u sii kacaya ee U dhaxeeya Dowaldda Soomaaliya Iyo Maamul Goboleedka Punt land ayaa lagu soo waramayaa in R/wasaaraha Itoobiya Xayla Maryam uu ku Hawlan yahay isu soo dhawaynta labada dhinac ee Murankoodu Meesha Ba’an Marayo. Ra’isal Wasaare Hayle Maryam Waxa Uu sheegay In Soomaaliya Xiligaan ay U baahan…

                Read More

                  Twitter Suspends Somalia’s Al-Shabab Account Again

                  Nairobi, Sep 06, 2013 (SDN) —The flagship Twitter account of al-Shabab, Somalia’s al-Qaida-linked terror group, was closed Friday for the second time this year, less than 24 hours after a U.S.-based terrorism expert reported violations of Twitter’s terms of service. The closure comes only days after al-Shabab claimed a failed assassination attempt against Somalia’s president…

                  Read More

                    21 Sanno kadib iyo Bedelaada Lacagta Giinbaarta ee Shilling Somaliga oo ka socota Gobolka Sanaag {DAAWO}

                    Ceerigaabo 06.Sep 2013 (SDN)- Xarunta Gobolka  Sanaag ee Ceerigaabo ayaa waxa si Habsami leh uga Socda Maalintii labaad dhaqangelinta iyo Bedelaada Lacagtii Giimbaarta ahayd ee hore uga shaqayn jirtay Gobolkaas,Isla markaana dhibaato baaxad leh ku haysay Gobolkaas. Waxa dadweynaha loogu bedalayaa lacagta shilinka Somaliland oo la qiimo ah ta dollarka Tusaale ahaan halka Dollar hadii uu…

                    Read More

                      Warbixin lagu laalay tii kooxda dabagalka ee Qaramada Midoobay iyo dareenka Madaxweynaha Somalia

                      Muqdisho 06.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay warbixin ay soo saareen hay’adda ugu sarreysa arrimaha baaritaanka dambiyada xisaabaadka iyo koox garyaqaanno ah, taas oo lagu laalayo warbixintii ay ka qortay Soomaaliya iyo Eritrea kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan cunaqabateyta hubka ee saaran Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sheegay in uu soo…

                      Read More

                        “Baadhitaan Caalami ah kadib waxay Dawlada Federaalku beeninaysaa Warbiximaha Qaramada midoobay” Ra’isal wasaare Xigeenka Somalia

                        Muqdisho 06.Sep 2013 (SDN)- Ra’isal wasaare Xigeenka Somalia ahna Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somalia Marwo Fawziya Yusuf  ayaa Maanta si adag uga hadashay Warbixino ay soo saareen Qaramada Midoobay isla markaana ku Tilmaantay beeno aan Sal iyo Raad toona lahayn. Ku simaha Ra’iisal Wasaaraha, ahna Ra’iisal Wasaare Ku-Xigeen iyo Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa…

                        Read More

                          Ra’isal Wasaare Saacid oo Booqasho Shaqo ku Tagay Dalka Jabuuti

                          Muqdisho 06.Sep 2013 (SDN)- Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon”Saacid” iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho rasmi ah ku gaaray magaaladda Djibouti ee caasimadda dalka jibouti isagoo kasoo duulay magaaladda Jeddah ee Boqortooyadda dalka Sucuudiga. Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya waxaa garoonka dayuuradaha ee Djibouti kusoo dhoweeyay Wasiirka Cadaaladda isla markaasna ah kusimaha Ra’isul Wasaaraha dalka…

                          Read More

                            Maraykanka iyo Somalia Oo Jawaab ka Bixiyey Hadalkii Al Amriki

                              Muqdisho:6-Sep-2013(SDN)- Xukuumadaha Soomaaliya iyo Marayakan ayaa jawaaba ka bixiyey Hadalkii ka soo yeedhay Toddobaadkan Abuu Mansuur Al-amriki oo sheegay inuu ka baxay ururada Al-qaacida iyo Al-shabaab oo uu hore uga mid ahaan jirey. Xukuumadda Washington ayaa sheegtay inaanay waxba iska beddelin mawqifkeedii ku aaddanaa cumar Al-xamaai, islamarkaana wali madixiisu ugu joogo 5-tii milyan ee…

                            Read More