Webmaster

    Barnaamij kor lagu fidinayo Waxbarashada dalka iyo tayaynta macallimiinta oo hargaysa lagu qabtay

    Hargaysa 08.Sep 2013 (SDN)- Dalka Somliland waxaa maanta laga xusay maalinta caalamiga ah ee wax akhriska iyo wax qorista, munasabadaas oo ah mid guud ahaan  caalamka laga xusayo maanta oo ku beegan 8 sep. Xaflad lagu qabtay xarunta shaqaalaha dawladda ee maglda Hargaysa ayna ka soo qayb galeen mas’uuliyiin kala duwan oo bahda waxbarashada ah…

    Read More

      Madaxweyne Siilaanyo oo dhagax dhigay Wasaarada Boosaha iyo Maktabada Qaranka

      Hargaysa 08.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta dhagax-dhigay Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsinta Jamhuuriyada Somaliland iyo Maktabada Qaranka “National  Library” taas oo Madaxweynuhu ugu deeqay dhulka loo qorsheeyay in laga Hirgaliyo. Madaxweynaha oo ay Weheliyaan Qaar ka Mid ah Golihiisa Wasiirada, Xildhibaano iyo Madax kale waxaa Madaxweynaha Warbixin ka…

      Read More

        Munaasibad loo sameeyay Mashruuca Kalluumaysiga oo Hargaysa lagu qabtay

        Hargaysa 08.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka   Wasaarada Kalluumaysiga Mud, Cali  Jaamac, oo uu weheliyo wasiirka Qorshaynta Mud,Sacad Cali shire ayaa maanta ka qayb galay Xafladu lagu soo bandhigayey Mashruuc xagga kaluumaysiga ah oo ay wasaarada kaluumaysigu La waday  Hay’adda Sofreko oo uu Baanka aduunku u Igmaday  inay la shaqayso Wasaaradda khayraadka iyo kaluumaysiga, taasi oo lagu qabtay Xarunta wasaaradaasi  ee Hargeysa. Wasiirka  qorshaynta…

        Read More

          Madaxweynaha Somalia oo Lugtii labaad ee Socdaalkiisa ku Tagaya Magaalada Beledweyn

          Muqdisho 08.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow ku wajahan magaalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan, iyadoo qaban qaabo lagu soo dhoweynayo ay ka socoto garoonka diyaaradaha Beledweyn, halkaasoo ay ku sugan yihiin mas’uuliyiin iyo dadweyne fara badan. Sida ay sheegayaan wararka Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa saacadaha soo socda la filayaa inay…

          Read More

            Guurtida oo loo qaybiyay Ajandaha Kalfadhigooda 51aad iyo Qodobada uu ka Kooban yahay

            Hargaysa 08.Sep 2013 (SDN)- Fadhigii Maanta ee Golaha Guurtida JSLand  oo uu shirgudoomiyey Gudoomiyaha Golahaasi Mud, Saleebaan Maxamuud Aadan,ayaa mudanayaasha loogu qaybiyey Ajandaha  Kalfadhiga kow iyo Kotonaad  si ay mudanayaashu uga soo baaraan degaan ka hor intaan la an-sixin. Ajandaha  kalfadhiga 51 aad ee  mudanayaasha Golaha loo qaybiyey si ay u soo naaqishaanm,ugana soo baaraan degaan ayaa waxa uu ka…

            Read More

              Laba Askari oo lagu dilay Magaalada Mandheera ee dalka Kenya

              Mandheera 08.Sep 2013 (SDN)- Magaalada Mandheera ee gudaha wadanka Kiiniya waxaa xalay lagu toogtey laba askari oo ka tirsan ciidamada madaniga ah ee Magalaada Mandheera,waxaana la sheegaya inay dilkaasi fuliyeen kooxo bistoolado ku hubeysnaa oo la aaminsan yahay inay qayb ka yihiin dhibaatooyinka ka wadanka Kiiniya. Kooxda dilka geysatey ayaa la shaacinaya inay ka baxsadeen…

              Read More

                Golaha Wakiilada oo Warbixin ka dhagaystay Wasiirka Cadaalada Somaliland

                Hargaysa 08.Sep 2013 (SDN)- Fadhigii maanta ee Golaha wakiiladda JSLand  ioo uu shir-gudoominayey Gudoomitye ku xigeenka Kowaad ee Golahaas Mud, Baashe Maxamed Faarax,ayaa war-bixin  oo ku saabsan wasaaradiisa waxa ay kaga dhegaysteen Wasiirka wasaarada Caddaaladda Mud,. Xuseen Axmed caydiid. Wasiirka oo ay weheliyeen Taliyaha Ciidanka Asluubta Sareeyo Guuto Maxamed  Xuseen Faarax Xiirane,ayaa  mudanayaasha Golaha waxa uu war-bixin faah-faahsan ka…

                Read More

                  Ciidamo Boolis ah oo Tababar Hargaysa looga Furay

                  Hargaysa 08.Sep 2013 (SDN)- Taliyaha ciidanka booliska JSL Sareeyo Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa maanta tababar u furay sarakiil ka tirsan  ciidanka booliska. Munaasibad tababar loogu furayey 70 sarkaal oo ka mid ah ciidamada kala duwan ee Booliska, Taliyaha ciidamada booliska Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan  oo halkaa ka hadlay ayaa tilmaamay inay tababarkan ku qaadan doonaan…

                  Read More

                    Magaalada Kismaayo oo amnigeeda la Sugay iyo Saraakiil ka hadlay

                    Kismaayo 08.Sep 2013 (SDN)- Saraakiisha maamulka KMG ah ee Jubba ayaa shaaca ka qaaday in ay ku guuleysteen xaqiijinta ammaanka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda Hoose. Macallin Maxamed Ibraahim oo ah sarkaalka maamulka Jubba ugu sarreeya dhinaca amniga ayaa sheegay in ciidanka booliska ee maamulka ay fashiliyeen weerarro ay qorsheynayeen al-Shabaab, ayna sidoo kale…

                    Read More

                      Ra’isal Wasaaraha Somalia oo Jabuuti kula Kulmay Madaxweynaha Punt land

                      Jabuuti 08.Sep 2013 (SDN)- Raysul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon iyo madaxweynaha Puntland, Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa xalay qaatay kulan saacado qaatay oo la sheegay inuu billow u yahay wada-hadal dhex mara labada dhinac. War qoraal ah ayay xukuumadda federaalka ku sheegtay in kulanka uu dhacay kaddib casho sharaf ay qaateen wufuudda raysul wasaaraha…

                      Read More

                        Muqdisho oo uu Maalintii labaad ka Socdo Shirweynihii Culimada

                        Muqdisho 08.Sep 2013 (SDN)- Waxaa maalintii labaad magaalada Muqdisho ka socda shirweynaha culumada Soomaaliyeed, kaas oo shalay si toos ah uga furmay caasimadda. Guddoomiyaha guddiga qaban qaabada shirweynaha culumaa’uddiinka Soomaaliyeed Daahir Maxamed Geelle, oo ka hadlay madasha uu shirka ka furmay ayaa sheegay inuu jiro dheelli dhinaca diinta ah, gaar ahaan fikradaha shacabka laga fahamsiiyo…

                        Read More

                          Somalia’s Al-Shabab says it bombed Mogadishu eatery

                          Mogadishu, Sep 08, 2013 (SDN) —The Somali Islamist militant group al-Shabab has said it bombed a popular restaurant in the capital Mogadishu, killing 15 people. The group said it had attacked the Village restaurant because it is frequented by Somali MPs. Explosions ripped through the restaurant in the lunchtime attack, which apparently involved a car…

                          Read More

                            Sababaha Biyo-kama-dhibcaanka ah ee loo Aanaynayo Bixitaanka shirkadda Genel Energy oo Xukuumadda wax laga saarayo

                            Hargeysa:8-Sep-2013(SDN)-Ilaa iyo Haatan waxa ka soo baxaya warar is khilaafsan  oo ku saabsan sababta rasmiga ah ee shirkadda sahaminta shidaalka ee Genel Energy uga baxday Deegaamadii ay sahaminta ka wadday ee Somaliland. Iyadoo tallaabadaas ay ku dhaqaaqday  shirkaddu  ay tahay mid warwar iyo yaab ku abuurtay guud ahaanba shacabka reer Somaliland, ayaa ay xukuumaddu si…

                            Read More

                              Burco Oo Habeenkii Xabaalaha La Baloodhaynayo iyo Culimada oo Qaylo-dhaan ka soo saartay

                              Burco:8-Sep-2013(SDN)- waxa Magaalo-madaxda Gobolka Togdheer ee Burco in muddo ahba ka taagnayd arrin naxdin leh oo ah inay dadka qaar Habeenkii meelaha Xabaalaha ah caalamadaysanay si ay jagooyin uga dhigaan. Dadkan dhaqanka ugubka ka ah ka wada magaalada, ayaa la sheegayaa inay  xilliyada habeenkii Gurayaan dhagaxaanta astaanta u ah xabaalaha ee dusha ka saaran, waxana…

                              Read More

                                Guddoomiye Cirro Oo Mudanayaasha Wakiillada u Fasaxay inay Su’aalo kaga Ciil Baxaan wasiir Waran-cadde, balse Hal su’aal ah isbaaro hor dhigtay

                                Hargeysa:8-Sep-2013(SDN)-Guddoomiyaha Golaha wakiillada Somaliland  ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani,ayaa si  badheedh ugu diiday xildhibaanada Golaha inay waydiiyaan su’aal la xidhiidhay xisbiga waddani wasiirka arrimaha gudaha oo ay maalintii shalay su’aalo iyo ansixin iskugu darayeen. Wasiirka oo ay xildhibaanadu su’aalo badan ku  boobeen, ayaa uu Guddoomiye Cirro difaac adag ka galay in la weydiiyo…

                                Read More

                                  Wasiirrada Arrimaha Dibadda iyo Caafimaadka Somaliland oo Kulamo Dubai kula Yeeshay Qurbejoogta

                                  DUBIA:8-Sep-2013 (SDN)-Wasiirrada Arrimaha dibadda iyo Caafimaadka Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis iyo Mudane Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye) oo socdaal shaqo ku jooga dalka Imaaraadka carabta ayaa  habeenimadii sabtida kulan la yeeshay jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan magaaladda Dubia oo ay kala hadleen sidii la iskugu xidhi lahaa dedaaladda xukuumadda iyo qurbo-joogga oo ah danjireyaal kaalin…

                                  Read More

                                    Nuxurka Kulan Al-baabadu u xidhnaayeen oo Dhex maray Guddida Arrimaha Bulshada ee Golaha Wakiillada iyo wasiir Xirsi

                                    Hargeysa:8-Sep-2013(SDN)- Wasiirka wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland  xirsi  Cali Xaaji Xasan, ayaa maalintii shalay kulan albaabadu u xidhnaayeen la yeeshay Guddida Arrimaha Bulshada ee Golaha Wakiillada Somaliland. Kulankan oo ka dhacay Xafiiska gaarka ah ee Guddidaas, ayaa ahaa mid xog-waratsi ahaa oo salka ku hayey xeer dhawaan wasiir xirsi u soo Gudbiyey Golaha wakiillada oo ku saabsanaa…

                                    Read More

                                      Mujaahid xasan ciise Oo Mar Kale Ku Baaqay Inaanay Ka Tanaasuli Doonin Shirka Qaran ee ay Ku Baaqeen

                                      Hargeysa:8-Sep-2013(SDN)-Muj. xasan ciise jaamac oo ka mid ah siyaasiyiinta ku bohowday madasha wad-atashiga iyo Toosinta Qaranka, ayaa mar kale ku celiyey inay ka Go’an tahay qabashada shirka qaran ee ay hore ugu baaqeen Madasha wada-tashiga iyo toosinta Qaranka ee uu xubinta ka yahay. Xasan ciise   oo maalintii shalay la hadlayey qaar ka mid ah warbaahinta…

                                      Read More

                                        Qaramada Midoobay , Midawga Afrika iyo Madaxda Soomaaliya Oo Ka Hadlay Weerarkii Dadka Badani Ku Dhinteen ee Ka Dhacay Muqdisho

                                        Muqdisho:Sep-8-2013(SDN)- Ergyga Qaramada Middobay u qaabbilsan Arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay, ayaa cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee maalintii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo ay ku dhinteen in ka badan 18-qof oo intooda badan ahaa dad shacab ah, tiro intaas ka badanina ku dhaawacmeen. Qaraxyadaas ismiidaaminta ah oo Mas’uuliyaddooda ay sheegatay ururka Al-Shabaab, ayuu ku tilmaamay…

                                        Read More