Xukuumadda Somaliland Oo Markii Ugu Horraysay Si Rasmi ah Uga Hortimi Shirka Qaran ee Madasha Wada-tashigu ku Dhawaaqeen inay Qaban Doonaan
Hargeysa:8-sep-2013(SDN)-Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horraysay si cad uga hortimi dhawaaqii ka soo yeedhay madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranka ee ay ku iclaamiyeen inay Bisha Soo socota ee Otober qaban doonaan shirweyne Qaran. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha somalilanda Cali Maxamed Waran-cadde oo ku Hadlayey afka Xukuumadda uu ka tirsan yahay, ayaa maalintii shalay si rasmi…
