Xukuumada Somalia oo ku dhawaaqday Barnaamij ay Waxbarashada kaga dhigayso lacag la’aan
Muqdisho 30.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta sheegay inay dowladdu ku howlan tahay tayeynta waxbarashada dalka iyo inay dib u soo celiso nidaamkii waxbarashada lacag la’aanta ah ee uu dalku lahaan jiray. Madaxweynaha oo ka qeyb galay mid ka mid ah barnaamijyada ka baxa idaacadda dowladda ee Radio Muqdisho ayaa sheegay…
