Webmaster

    Xukuumadda oo soo dhoweysay heshiiskii Addis Ababa ee Dawlada Federaalka iyo Juba land

    Muqdisho 29.Aug 2013 (SDN)- Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo dhoweysay, isla markaana ansixisay heshiiskii shalay ay dawladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamulka kumeel-gaarka ah ee Jubba ku kala saxiixdeen magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Ethiopia. Golaha Wasiirrada ayaa heshiiska ku tilmaamay tallaabo horumar leh oo soo afjaraysa is faham-la’aan u dhaxeysay…

    Read More

      Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland oo ka hadlay Kulamo uu Madaxweyne Siilaanyo kula Yeeshay Boorama duqayda Gobolkaas {DHAGAYSO}

      Boorama 29.Aug 2013 (SDN)- Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa ka hadlay kullamo Madaxweyne Axmed Siilaanyo maanta Boorame kula yeeshay Madax-dhaqameedka iyo waxgaradka Gobolka Awdal. Afhayeenku waxa uu sheegay inuu Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu Kulan la Yeeshay Waxgaradka,Odayaasha iyo Waayeelka Gobolka Awdal isla markaana ay ka wada hadleen horumarka iyo hanaqaadka…

      Read More

        Shir Kismaayo ka dhacay, iyo Ujeedooyinka uu daaranaa

        Kismaayo 29.Aug 2013 (SDN)- Magaalada Kismaayo waxaa maanta ka dhacay shir looga hadlaayo mustaqbalka Jubbooyinka iyo shirkii Addis Ababa ay ku yeesheen dowladda Soomaaliya iyo maamulka Axmed Madoobe. Shirkan oo ka dhacay xarunta Jaamacadda, oo ah halkii lagu doortay Axmed Madoobe waxaa looga hadlay sida laga yeelayo soo xulida labada golle ee fullinta iyo sharciyeenta,…

        Read More

          Weftigii Madaxweyne Siilaanyo oo dib ugu soo laabtay Caasimada iyo Mashaariic uu Boorama xadhiga kaga jaray

          Boorama 29.Aug 2013 (SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu Hogaaminayay ee Booqashada Shaqo ku Joogay Magaalada Boorama ayaa Galabta ka soo ambo baxay magaaladaas Isla markaana soo gaadhay Caasimada Hargaysa Waxaanu  Madaxweynuhu maanta xadhiga ka jaray Kuliyada Caafimaadka ee Jaamacada Camuud iyo mashaariic dhawr ah oo dhinaca horumarinta ah oo ka…

          Read More

            DAAWO Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista oo Shaaciyay Bilowga Duulimaadyada Shirkada Itoobiya iyo Hawlaha Madaarka Burco

            Burco 29.Aug 2013 (SDN)- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista iyo Hawada ee Somaliland Mudane Axmed Dalal Faarax ayaa  shaaca ka qaaday in Shirkada diyaaradaha ee Itoobiya Airline ay si toos ah uga bilaabi doonto madaarka Cigaal International duulimaadyadii ay ku iman jirtay Caasimada hargaysa 1 bisha September ee inagu soo foolka leh. Agaasimaha Guud ee…

            Read More

              Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada oo maanta kormeeray bixinta mushaaraadka shaqaalaha rayidka oo ka bilaabtay Bankiga dhexe

              Muqdisho, August 29, 2013(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa saaka kormeer ku tegay xarunta Bankiga dhexe ee Soomaaliya, halkaasoo ay ka soconeyso bixinta mushaaraadka shaqaalaha rayidka ee hay’addaha dawladda, sida Wasaaraddaha, iyo hay’addaha. Mashruucan mushaarbixinta oo ay iska kaashanayaan dawladda Soomaaliya iyo dawladda Norway ayaa waxaa fulinaya Wasaaradda Maaliyadda waxaana…

              Read More

                Golaha Wasiirada oo shiray iyo Ra’iisul Wasaaraha oo qaabilay wufuud ka socotay Q/midoobay iyo Midowga Afrika

                Muqdisho, August 29, 2013(SDN)- Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, iyadoo looga dooday qodobo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen heshiiskii ka dhacay magaalada Addis ababa, iyo qorshaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed. Kulankan ayaa waxaa ugu…

                Read More

                  Hargaysa oo lagaga dhawaaqay Ururka Xisaabiyeyaasha iyo Wasiiro ka Qayb galay {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 29.Aug 2013 (SDN)- Waxaa Magaalada Hargaysa lagu qabtay Urur ay ku bahoobeen Xisaabiyeyaasha Somaliland kaas oo noqonaya Ururkii u Horeeyay ee Xirfadooda ugu shaqeeya dalka . Munaasibada lagu shaacinayay Ururkan waxaa ka qayb galay Wasiirada Qorshaynta Qaranka Mudane Sacad Cali Shire iyo Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale Ujeedada aasaaska Ururkan ayaa lagu sheegay Mid…

                  Read More

                    Mareykanka oo soo dhoweeyay heshiiska dowladda federaalka iyo Jubba

                    Nairobi 29.Aug 2013 (SDN)- Dowladda Mareykanka ayaa soo dhoweysay heshiiskii shalay oo Arbaco ahayd ay gaareen dowladda federaalka Soomaaliya iyo wafdiga Jubbaland. Ergeyga gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty ayaa war qoraal ah ku soo dhoweeyay saxiixitaanka heshiiska u dhaxeeyay dowladda federaalka iyo wafdiga Jubbaland kaddib wada-hadallo qaatay hal toddobaad oo…

                    Read More

                      Weriye ka Tirsan Idaacada Radio Hargaysa oo ay Jidh dil u Gaysteen Ciidamada RRU

                      Hargaysa 29.Aug 2013 (SDN)- Wariye Cabdiqaadir Xuseen Nuur Dacar oo ka tirsan Wariyeyaasha Idaacadda Dawladda Somaliland ee Radio Hargeysa ayaa maanta Ciidamada RRU-da ee ka hortaga Rabshaduhu jid dil u gaysteen. Wariyaha oo sida uu sheegay Warbaahinta marayay Wadada Hor marta Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa sheegay in Ciidankaasi si Arxan daro iyo gardaro ah ula…

                      Read More

                        Letter from Somaliland

                        Hargeisa, Aug 29, 2013 (SDN) -Ayan Mahamoud, one of the organisers of Hargeysa’s International Book Fair, has all the girly vulnerability of a factory-tested steel girder. So it was disconcerting when, having called to the stage the western writers attending in the teeth of strict travel warnings, she burst into tears. ‘I’m sorry. It’s just…

                        Read More

                          Luuqado Afka Soomaaigu ka mid yahay oo Google lagu Biiranayo

                          New York Aug 29,2013(SDN)-Adeega turjumaada ee boga Google ayaa shaacisay in ay soo bandhigi doonto luuqadaha Zulu,Hausa,Yoruba,Igbo iyo Soomaaliga dhawaan. Google ayaa sheegtay in adeegan turjumaada luuqadahan Soomaaligu ku jiro ay qeyb ka noqon doonto qeybtooda Africa. Google ayaa haatan baadi goobeysa dad tabaruc ku tijaabiya adeegan Afka Soomalaiga si loo hubiyo tayada turjumaada. Google…

                          Read More

                            Waftigii uu Hoggaaminayey wasiir warac-cadde Oo Maanta u Fadhiisanaya Shaqaaaqadii Caynaba ee Lagu Dilay Taliyihii Sirdoonka Gobolkaas

                            Caynaba:29-Aug-2013-(SDN)-Waftiga uu hogaaminayo wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde oo in muddo ahba ku sugnaa Deegaanka Oog, ayaa maanta lagu wadaa inay u fadhiistaan tuxaan-bixinta shaqaaqo hore uga dhacday Degmada Caynaba oo lagu dilay Taliyihii sirdoonka Somaliland ee Gobolka Saraar. Waftigan oo haatan uun ka soo faraxashay hoos u dhigidda dirirtii labada beelood ku…

                            Read More

                              Ra`isulwasaare Saacid Oo Guul Taariikhi ah Ku Tilmaamay Heshiiska Adis Ababa

                              Muqdisho:29-Aug-2013-(SDN)-Ra’iisal Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa sheegay in uu yahay heshiishka ay dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Axmed Madoobe ku kala saxeexdeen wafuudda kala hogaaminaysay mid guul ah   Saacid  oo markii ugu horraysay ka hadlay heshiiskan dhacay, ayaa yidhi “Heshiiska maanta ay Addis Abbaba ku wada saxeexdeen Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya iyo maamulka Jubba…

                              Read More